site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAANTA WAXAY TAAGAN TAHAY YAA U HIILINAYA CALANTA IYO UBADKA SOOMALIYEED EE LUMAY HADII AAD TAHIIN BARLAMAANKA IYO MADAXWAYNAHA CUSUBOOW

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAANTA WAXAY TAAGAN TAHAY YAA U HIILINAYA CALANTA IYO UBADKA SOOMALIYEED EE LUMAY HADII AAD TAHIIN BARLAMAANKA IYO MADAXWAYNAHA CUSUBOOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASSAN

Monday, August 28, 2000 - 07:31 pm
SEATTLE WA.
waxaan ahay wiil dhalinyara ah oo ku nool magaalada seattle washington waxaana rabaa inaan halkaan ugu qoro figradayda iyo dar daaranba dhamaan qaybaha soomaliyeed ee ay maanta soomaliya u qaybsantay qaas ahaana dowlada cusub ee soomaliya xubnaheeda barlamka iyo madaxwaynaha intaba.
waxaan aan jeclahay soomaliyay inaan hadalkayga
maanta ku bilaabo waa maalintii soomali wayn ay hiilka iyo taageerada u baahnayd. maanta waa maalintii lasoo
celin lahaa ubadkaa iyo hawaankaa soomaliyeed ee
dhaqankii iyo diintii lumiyay.
maanta waa maalintii cadawga soomaliyeed ka naxi lahaa calankii buluuga ahaa iyo xidigtii oo dib usoo noqday.
maanta waa maalintii aan dalkeena wax u qaban lahayn.
intaasi waxaan u gudbinayaaa dhamaan wax garadka soomaliyeed iyo dhalinyarad guud ahaan.
takale waxaan halkaan iyagana dar daraan iyo xasuusin rabaa inaan usoo jeediyo xubnaha baarlamaanka iyo madaxwaynaha soomaliyeed ee cusub
walaalayaal waxaad isu jirtaan qaar ka tirsanaa dowladii hore iyo kuwa cusub intaba u jeedada maanta la idiin doortayna ma aha in aad qabiil ama
qof ahaan uga faa iidaysaan wadanka ee u jeedadu waxay tahay daacadnimo iyo sinaan iyo garsoor cadaalad ah in aad howshaa soomaliyeed maanta ku fulisaan hadiise ay dhacdo in nin walba danahiisa
u shaqo tago waxaa idin hortaala maah maahdii soomaliyeed ee ahayd ( timirtii horaba dab loowaa) waxaan inkula dar daarmayaa alle ka baq iyo daacadnimo inaad wax noogu qaba taan idinkoo wali xasuusan in xisaabtan iyo gorgortan aanu idinla gali doona hadii aa nahay dhalinyaradii soomaliyeed ee maanta arkay sida aduunka u noolyahay waxaan hadalkayga ku gaba gabaynayaa
madaxwaynaha cusuboow waxaa ku sugaysa howl iyo xisaabtan ee ogoow ilaahna hakula garabqabto
w/salaama calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoriyo

Tuesday, September 05, 2000 - 12:55 am
asalamu caleeykum!!!!!!!!!!!!!!!!
walaal waan kusalamay
aniguna sidaadoo kalaan illaahay u brya hayaa in uu illaahay kadhigo madaxweeyne khayr qaba oo dalkiisa iyo dadkiisaba an faca noqonina mid ku fasahaada madaxtinimada
amiin

Soomaaliya ha midoowdo
soomaaliya ha isracdo
soomaaliya danteeda ha garato
soomaaaaaaaaaaaaaaaaliya i
loveeeeeeeeeeeeeeeeeee you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Wednesday, September 06, 2000 - 08:46 am
asalaamu calaykum

xasan waan ku salaamay salaan kadib aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay waanadaada ilaahay hanaga dhigo kuligeen dadkii qaata ee isku duubnaada maxaa yeelay madax weyne iyo barlamaan kaligood wax ma qaban karaan hadii aysan daacad nimo xaga bulshada jirin,

aniga waxaan leeyahay maanta waa maalintii ugu horaysay mudo toban sano ah ee calankeena laga taagay meel (usa).

"""qolobaa calankeeda waa ceyn gooniya anaga keeni waa cirka oo kale ee een caadna lahayn een caashaqayee"""

ilaahay qeyr hasiiyo dadkii usoo halgamay xuriyada soomaliya ee calankan quruxda badan inoo
dooray.
sowdamoalin@yahoo.com

regards
sowda

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.