site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QABIILKA DAGOODIGA OO KU DHEXQADAY BEESHA HAWIYAHA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): QABIILKA DAGOODIGA OO KU DHEXQADAY BEESHA HAWIYAHA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caliyow

Monday, August 28, 2000 - 08:45 pm
waalow aniga waxaan ka mid ahay beesha dagoodiga waxan aad ugu farxsanahy in ilahy dawlad fiican nasiyo.waxaase jira halkoo dhib taas oo ah dagoodiga oo aan wax kurasa la siin inta qabiil ee kale ee somali ah dadkoda kuras waa helen lakiin besha hawiyaha waxaan is waydin leh cirwaynaa waxaas oo kurasa say dhaheen.aniga waxaan leyahy hungriga ma fiicna waa lagu cadaab galaa qiyaamo ma fiicna markaa gelan xanshi waan u dirnay hadaa nahy besha dagodiga wax hala siyo dagodi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, September 11, 2000 - 11:39 pm
waan ka xumahey in Dagoodi uu qado. laakiin waxx is weydiin leh dagoodi ma Hawwiyaa??!! mase waa Samaale?? Garre, Gaaljecel, xawaadle, raxanweyn ma aha Hawwiye ee waa Samaale. Hawiyaha iyo Dagoodigu wexey iska soo galaan Irrir.
Waxaa jira in Hawiyuhu la qayaamey. Dagoodina la xaq duudsiiyey. waa runtaa. arrintu wey qotto dheertahey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Tuesday, September 12, 2000 - 05:43 am
caqli haawiiye kuma xuma wax aad la soo shir tagteen! Weli waxaad uu ciil qabtaan kuuras xaqdaro ah. Gormaad baraneeysan xaalaashay waxay tahay. Abidiigin ma waxaad ahaaneesaan xaaraan quudato?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dagoodi

Tuesday, September 12, 2000 - 07:26 am
Digoodi •••••• maahin ee kaqalee duqa, seekaa noqotey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cii

Tuesday, September 12, 2000 - 12:00 pm
Bilan abaa see camal meesha dagoodii aaa laga hadlooyaa xaq uma leh miyaa ineey baarlamaanka soomaaliyeed wax ka qaataan?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.