site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Riyadii xalay oo ahayd mid dhigii daka ka baxay ay wabiyada durdurayaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Riyadii xalay oo ahayd mid dhigii daka ka baxay ay wabiyada durdurayaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Monday, August 28, 2000 - 09:02 pm
xalay riyo waxaan ku riyooday la yaable waxan umalynaa inay dhici donto lakiin ilahay inooma keno.taas oo ahayd dadkii oo ebar iska dhigay somali dhinac kasta dab ka kacayo oo matadii ay meel ay galaan la yihiin nimankina qudha iswada jareen oo hal nin oo somaliya socda la waayay naago ma ogiye ay mayd wada yihiin meel kastan dab ka holcayo .ilaa how nag hay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.