hani | Tuesday, August 29, 2000 - 09:23 am war waa bilaa dowlad cusub,,c/qaasin salaad boooy he killed my father,,i have a proof about it,,sooner or later balan baan ku galay inaan u aar gudo aabahay,,,no one believe me but, maxkamada aduunka ayaan balan ilaah ku galay inaan la karo,,,waayo aabaheey oo ahaa nin aab siyaasad iyo xukun waxba uga galin ayuu habeen la baxay markaa ayaa maydkiisii naloo soo dhigay gurugeena hortiisa,,soomaaliyeey indho xumo ka xun miyaa jirta arintaa,,wajiyadoodaa ii muuqda habeenkii ay aabaheey la baxaayeen,,sidee buu ninkaas iigu noqdaa madaxwayne,,,NO WAY,,iima aha madax wayne,,dadkuu u yahay isagaa yaqaan,,,ballan baana ku galay inaan....maalin aan maanta ahayn u aari doono aabaheey,,he is murderer,,he can be president,beside waa nin xaaladihii oo dhan ka war qaba,,waa nin siad bare u shaqayn jirey,,oo yaqaana sida soomaalida loo xado,,how com he can solve the somali problem he was one of those who start,,first...i'm somali,,but he is not my president,,, bye |
QADIID | Tuesday, August 29, 2000 - 09:27 am U ARE ABSOLUTLY RIGHT HANI,,I AGREE WITHYOU 100% THERE IS NO DOUBT THAT HE IS MURDERER...AND TUUG TOO,,HE NOT MY PRESIDENT EATHER,,AND READERS DON'T THINK THAT I'M QABIILIISTE,,I'M ONE OF HABARGIDIR,,HAHA,, S/CALAYKUM |