site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEE BUU NIN GACAN KU DHIIGLE AH KU NOQON KARAA MADAXWAYNE?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SIDEE BUU NIN GACAN KU DHIIGLE AH KU NOQON KARAA MADAXWAYNE?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADAM

Tuesday, August 29, 2000 - 10:07 am
ASALAAMU CALAYKUM,,
SALAAN KA DIB,,WAXAAN MAANTA DOORBIDEY, KA DIB MARKII LOO DOORTEY S. BOOY MADAXWAYNE SOOMAALIA,,IN AAN UMADA SOOMAALIDA U SOO BANDHIGO..HE KILLED MY FATHER WITHOUT REASON,,AND MAALINTA QIYAAMANA IILKA UU KU SUGAAYAA,,MADAX WAYNE IIMA AHAN,,JAHANABA HALA GEEYEE,,,MA WAXAAN ILAAWI KARAA WAJIGIISA,,FOOSHA XUMAA,,WAJIGIIDA HA GUBTEE,,MADAXWAYNE KULAHAA,,SOONER OR LATTER,,I PROMISE TO MY SELF INAAN U AARI DOONO AABAHEY,,,IIMA AHA MADAX WAYNE,,SIDII WADKEEYGAANA U HUBAA,,INUUSAN DAACAD AHAYN,, EE UU RABO...CAD GOOSASHO....

SALAAMA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 10:31 am
dee ha hanjabine orodoo u soo aar ilaah labo xiniinyood ayuu ku siiyaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawe.

Tuesday, August 29, 2000 - 10:50 am
To: Madam..
Walaal waxaa kuu fiican in aad iska aamusto, sida aad u hadashay nin rag ah uma hadlo.. A/Qaasim waa madaxwaynahaag diid ama jeclaaw, it is up to u.
Shame on u shame on u shame un ..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamaan

Tuesday, August 29, 2000 - 11:16 am
Walaalayaal,

aan taa geero M.weynaha cusub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guleed

Tuesday, August 29, 2000 - 01:09 pm
I think that madam is making up this story so that people will not support the new president. It is a propaganda intended to defame the new president. I will challenge the "madam " to produce any substantial proof. If not, nice try anyway....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse

Tuesday, August 29, 2000 - 03:07 pm
war yaadha reer walawayn dadka dabyashod la dilay maxaad ugu diganysaan ma fatalalaad tihiin sinjiyadina wasee war tani socn mayso mesha waxba af biija ah oo qadhmuun hal soo fadhiyina.ee dareera

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 06:17 pm
To: MADAM WAX AAD SHEEGTO MA WEYSAY ISKU XISHOO
WAX KU HADLEYSID WAX JIRO UMA MALEYNAAYO SABABTO
AH NINKA MADAXWEYNAHA LAGA DHIGAY WALIGEY WAX SHEEGAYO MA MAQLIN WAA UNKNOWN SIDUU WAX U DILAY
MARKA BEEN KALE SOO FIKIR SOO CONEYSO ABOOWE OR
ABAAYO MADAXWEYNE LA'AAN AYEY NOO DHAANTA THANKS
GOD DHEH WE HAVE PRESIDENT HADUU ABAHA DHONTAY
ALAHA U NAXARIISTO AMIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Davidrobinson

Tuesday, August 29, 2000 - 07:22 pm
I hardly believe some one served siyaad's regime will ever bring peace and prosperity to somalia. He is bare's student, what u expect from him? Corruption, dictatorship and division among somalis. We did not learn anything about the civil war and how it started in the first place. Still , there is long way to go as long we have support for siyaad's poeple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, August 29, 2000 - 07:38 pm
I agree with David, we need to learn from history.Several people who know him and work with him told me, he had stolen soo much money from the public.They also told that he severly undermined the security of the country, while he was the secretarty of the interior.i heard also he was a radical clannish segregationist.Did we see and good qualities of leadership in this man. The anwser no.According to some eye-witnesses who came bach from Djibouti, the presidential election by the TNA was a hoax and staged.What had happened in Djibouti is nothing short of a grand conspiracy masterminded by the vicious, corrupt Djibouti dictator.Did i expect anything from this tiger.Beware! he just changed his clothes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muriidi

Wednesday, August 30, 2000 - 01:27 am
Darood daboweeyne nacalatula caleeyk xaasidiin waxaa la idiin laayey baad qabtaan waxan idinka aheyn ma rabtaan inuu somalia ka taliyo how is that possible somaali kale aad wax u ogashihiin ma jirto aan idinka aheeyn


tacsi baa idiin taal maanta is cuna oo ilaah wax idin kama reebo saa xaasid ma aflaxo eh

dowlada dan baa idiinku jirta ee aamusa
naagihiini dhilooyinka noqdey oo aidiska ku wada dhacay iyo kuwiini kenya dhilqada ku wada cuneysa baa u baahan wadanka ee baroorta badan daaya

fuleyadaa tihiin wasa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Wednesday, August 30, 2000 - 01:58 am
Daahir Waa ka soo horjeedaa dowladan iyo waxii taageeraba sabatoo ah waxaAN IDIIN SHEEGAYAA IN AANAY DOWLAD KU SHEEGTAA MEEL gaarayn Sabatoo ah Caqligii ayaa ka maqan oo waxaa wata xoolihiii

MR:only Caydiid yare furaha ••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMEJECEL

Wednesday, August 30, 2000 - 02:18 am
WAXAA MAANTA DHALATAY RIYADII SHACABKA SOMALIYEED DABAYSHII CAAFIMAADKA WADATAY MUDANE MADAXWAYNE WAXAAN KU LEENAHAY HAMBALYO HAMBALYO
MIDA KALE NINKA SHEGANAYA IN,LA DILAY ABIHII WAXAAN KU LEEYAHAY BEENTA SAA U XOOG BADAN LOOMA BAHNA KANAX AMA KU FARAX SHACAB KA SOMALIYEED WAXAY MAN TA DOORTEEN, MADAXWAYNAHA UMADA SOMALIYEED MUDANE C/QASIM SALAD XASN
CADIFADA QABIILKANA AYNU ISKA HILMAANO
ANIGU KU QABIIL MAAHI C/QASIM BALSE WAXAAN TAGERAYAA CIDKASTA OO NABADA KA SHAQAYNAYSA
TAASOO MAANTA AY DOORTEEN DHAMAAN SHACABKA SOMALIYEED EE NABADA JECEL

MUDANE MADAX WAYNE WAXAAN MARKALE KU LEEYAHAY UMADII WAALAKALA DHAQAAJIYAYE ISKU SOO DHAWEE
ILAAH NA HAKULA GARAB GALO
WASALAMU CALAYKUM WARA,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

others

Wednesday, August 30, 2000 - 03:07 am
ku NAMIIM 'muriidi'

caqliga allaha kaa qaadee maxaad umada soomaaliyeed ka rabtaa adigoo kale waaye waxa umada madaxa isu gelinaayo, laakiin jawaab kale ma mudnin in laguu tilmaamo in daaroodka ay ka mid ahaayeen dadkii soomaaliyeed ee doortay madaxwaynaha cusub. Run ahaantii c/qaasim dadkii doortay waxaa ugu badnaa darod oo ilaa iyo iminka inay garab taagan yihiin cadeeyey. Ilaah subxaana watacaalaa kuwa namiimka ah aduun iyo akhiraba meel xun in ay ku dambeenayaan ayuu inoo sheegay. Dhilanimada aad sheegaysana maxasuusataa gabadhii televisionada oo dhan laga soo saaray ee faransiiska ciidankooda ee muqdisho iyo sawiradii kale oo joornaalada talyaaniga ' panorama ' iwm lagu soo qaatay.iga raali ahaada dadow waxaan rabaa kaliya in xoolahaan aan u tilmaamo in gabdhaheena soomaaliyeed ee sharafta leh ay qayb yar oo shaydaanka wadadiisa raacay ay nagu jiraan. Ogow haddii darod ama qabiil kale oo soomali ah ay diidanaan lahaayeen dowlada cusub in aanay suurto geli leheen. Waxaan ka codsanayaa in walaaleheen aysan Jaahilkan, Namiimka ah oo ka mid ah kuwuu ilaah nooga digay uusan isku keen dirin.

nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maanyo

Thursday, August 31, 2000 - 08:49 am
ciil qaboow cadaabta gal

ilaahey waxaan uga baryey inuu xaasid oo dhan huf ka dhigo iyo hal aan jirin

qofka somalinimo jecel iyo wadankiisa ilaahey garaadkiisa kor ha u qaado

furuq iyo fanjo ilaah ha u keeno xaasidka qabiilkiisa un u daneeyo oon soomaalinimo ka fikirin

ilaahow labada qabiil oo inkaaran somalida ka qabo
labada qabiil ee somaalida dabka ka dhax hurisay waa la yaqaa
midna waa ruufiyaan kursi jecel oo balaayo dhanba isagaa huriya waxna ma helo oo orodkiyo beerkiba ka dhamaa

midka kalena waaba wax waalan oo waxoodu waa gow iyo gish maleh qoladeey arkaanba oogadeey ka fuulaan

balaayo ayey la Qalaf iyo Jalafsanyihiin labadaa hadeeysan ku jiri laheeyn somalida isma nacdeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Thursday, August 31, 2000 - 09:16 am
Waxaan aaminsanahay in Somalia ay ka gudbi karto marxaladaan ay ku jirto. Hadaan iraahdo ma ka gudbi karto waxaan ka hortagayaa taarikhda dadyowga dunida, maxaa yeelay tan iyo mid ka daranba dunida way soo mareen wayna ka gudbeen. Markii arinkasta laga hadlaayo waxaa haboon in Taarikhda lagu soo noqdo iyadoo la raadinaayo Marxaladaha lasoo maray iyo dhibaatooyinka ay keentay. Markii aan ka hadalno Halganka xornimada Xisbiyda oo markaas joogeen oo u dagalamayeen xornimada, qolo kasta ha lahadaan fikiradooda gaarka ah lakin waxay isku mowqif ku ahaayeen Somaalinimada. Mowqiyadooda makala fageen. Qaar ka mid ah xisbiyooyinkaas ayaa rabay xornimidada dag daga ah, qaarna waxay ku jireen umada soomaaliyeed wali uma bisleen xornimo iyo ismaamul. Waxaa ku guulestay kooxda rabay xornimada dag daga ah. Markii United Nationka ogolaadeen xornimada dag daga ah 1960kii la siiyo hadana waxay u kala baxeen axsaabta ay doonayeen in lagu maamulo hab Dowlada dhexe awooda dhan la siiyo, iyo kuwa qabay in hab federaaliga ah dalka lagu maamulo. Iyadoo arinta meesha mareyso oo dowlada markaas wadanka maamulaaye sidii uu ka fa'idesanayo siyaasada kala gadisan ay xisbiyooyinka markaas qabeen waxaa awood dowlada shisheeyaha ah ee talyaniga markaas mamulayey dalka uu awood ku heley in wadanka lagu dorto hab qabaa il ah. Kaas oo ay ka heshay xisbiga kaliya oo ka soo horjeeda falsafda qabaa'ilka inay ogolaato mowqifka talyaaniga. Hadaba wadankaas sida laga warqabo dawladii kowaad ee c/laahi Ciise oo markaas la bilaabey in lagu doorto hab qabaa'il ah, wuxuu keenay in dowladii oo idil lagu maamulo hab qabaa'il ah. Hadaba dhibaatooyinkaas oo bilaawday 1956dii ilaa shirkaan Jabuuti ah falsafada ay ku socoto kii hore oo qabaa'ilka ah isma badalin. iyadoo saas Ah MA RAJO BEELI KARNO, ani shaqsiyan kalsooni gaar ah ayaan ku qabaa hogaamiyaha ama Madaxweynaha cusub ee la doortay iyo Barlemaanka doortay, hadii uu isticmaalo maskaxda indheergaratada uu leeyahay, asagoo ku dadaalaya dawladiisa inay noqoto dawlad national consiliation ah, taas oo aan ognahay in ay soomalida maanto beelad beelad iskaga soo horjedeen diyaarna u yihiin inay doodaan oo ay is afgartaan una baahan yihiin hogaan wanaagsan. Madaxweynaha cusub sida la ogsoonyahay uu yahay nin diinta jecel inuu u jeesto wadanka lagu maamulo hab diin Islamka ey aheyna sidii wadamada qaarkooda oo sharciga Islaamka ah lagu dabaqo dabaqada masaakiinta ah dabqada sarena leyska indha tiro, Inta aan lagu dhaqmin sharcigaan waxaa wajib ah in dadka la baro sharciga Islaamka ah iyo wajibaadka saaran qofka Islaamka ah lagana fageeyo extremeska ku saabsanaan karo diinta, qabiilka, iyo mabaadiida kale midig iyo bidix oo umadaha dunida kala fageynayo. Kooxdaan hada la doortay hadii Xilkaas isa saaraan hubaal waxaa ah dadweynaha soomaliyeed oo 10kaan sano dhibaatooyin fara badan soo maray Gacan weyn ay ka heli doonan shucbi weynaha soomaliyeed guulna ay gaari doonaan. Kan ku saabsan warlordka inta badan shirka way ka qeyb galeen inta kalena hadii waan waan fiican la sameeyo guul waa lagaari doonaa, sababtoo ah koox walba way ogyihiin in ciidamadooda ay diyaar u eheen inay dagaalka wadaan. Kan ku saabsan Somaliland iyo Puntland arin fog maha waa arin laysku keeni karo. Somaliland waxay ilaalinayaa qaladaadkii hore ay galeen markii xornimada laga shaqeynaye, hadii laga doodo qaladaadkii hore ee laga galey in la saxo iyagana way og yihiin anagana waan ognahay in ay dan noogu wada jirto in aan isku wada imaano. Puntland wuxuu ku dadaalay in uu nabada uu ka sameeyo gobalkiisa hadaba waa uu ku guuleystay arinta nabadeed ee gobolkaas, lakin su'asha taal waxay tahay saas ma ku soconkaraan jawaabtana waa maya, maxaa yeelay hadii gobolada soomalida kale la dajiyo la barwaaqeeyo iyaga probaleenka gudahooda ayey ka imaaneysaa, maamulka hada ay ku socdaan ee habka qabaa'ilka ah ku dhisan way ogyihiin in aysan ku socon ka rin in the long run. Midnamadooda waxaa uu ku waari karaa midnimada umada soomaliyeed. Aniga waxaan hubaa Baarlamaankaa oo lagu dhisay qaladaadkii hore, dadkii la doortay hadii ay xil gaar ah isa saraan umada soomliyeed meel dheer ay gaarsiindoonaa waxaana hubaal ah inay gaari doonaa maxaa yeelay anarchismada ee 10sanadood ah beelkasta dhibaatooyinka gaartey way la socotaa, qolo kasta maanta waxay ka shaqeynayaan sidii arimahaan loo xalin lahaa. Guul Guul Guul ayaan u rajeynayaa Umada soomaliyeed oo idil iyo dowlada caadil ah ee noqota tii dalka wax tari lahey, taasna waajibaadkeeda waxaan ka rajeynayaa dowlada cusub ee la dhisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FUAD

Thursday, August 31, 2000 - 10:29 am
KU, MURIIDI..
MURIIDI..MARIIN OLOL IDIM ALAH..WARYAA MAXAA KA RABTAA •••••••,,,DUF KU BAXE WAR UMAD DHAN BAAD CAAYNEYSAA OO HABAAREEYSAA AFKA KU QALOOCAY,,ANIGA NIN HABARGIDIR BAAN AHAY..MANA OGOLI ••••••• IN LA CAAYO HORTEYDANA LAGUMA CAYN KARO..WAAYO SHAQSI BAA WAX BI'YEY DADKUNA WUU IS DAGAALAA DABADEEDNA HESHIIYAA..••••••• IYO HAWIYANA DAGAALADAAN KUWO KA XUN XUN BAA SOO MARAY
ILAAHEEY IDINKIISNA WAA LAGA HESHIINAYAA....MA WAXAA MOODAA HADII UU ••••••• TAAGEERI LAHAYN MADAXWAYNAHA CUSUB IN LA DOORAN LAHAA WAA MAYA JAWAABTA...DAAROODNA WAA UMAD SOOMAALIYEED...IYAGAA KA MID AH WAXA U DHIBAN NABADA IYO IN SOOMAALI INAY MIDOOWDO ••••••• IYO HAWIYANA WAY IS DHALEEN WAYNA ISLA DHASHEEN...ADIGAA AH XAASIDKA AAD DADKA KU SHEEGAYSO EE HALA IMAAN WAXAAS OO KALE MEELAHAAN...QURUNYAHOOW,,,JIRAN ALLAHA KU CAAFIYO ADIGAA KA MID AH KUWA AAN RABIN INAY SOOMAALI MIDOOWDO..MADAXWAYNAHA CUSUBNA SOOMAALI OO DHAN BUU KA DHEXEEYA NOT INUU ADIGA KAAGII YAHAY..EE HA KULA HADLIN DADKA SHARAFTA LEH AFKAAGA QURMUUN...WHIMP..

FU'AD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMALI

Thursday, August 31, 2000 - 10:54 am
WAR ••••••• WAXBA KAMA MAQNOOY/DHAQAALE WAY HAYSTAAN,NABAD WAY HAYSTAAN,LACAG WAY HAYSTAAN,DHULKOODA AMAAN BAAD HABEENKII OO DHAN KU DHEX SOCON KARTAA,DIBADAHA WAY U SOO DHOOFEN OO DHAQAALANA WAA KA HELEEN WAXNA WAA KA BARTEEN.

ISAAQNA KAMA LIITO OO INTAAS IYO KA BADANBA WAA HAYSTAA/

WAR WAXA BAABA'AY WAA HAWIYEE AAN IDIIN DANAYNEE WALAALIHIIN BAAN NAHAYE MAAD CAYDA NAGA DAYSAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A-Sahal

Sunday, September 10, 2000 - 08:21 am
waxaa la yiri nin meeli u cad tahay meelna ka madow, war dadkaan jiran waxay arkeen sida ummada kale isu xukumaan oo u kala danbeeyaan, markaasay kaga dhegtay cay iyo hadalo aan qiimo lahayn oo aan kordhinayn wax aanan ahayn gunimo u sii siyaada iyo waxashnimo, muriidi ninkan isku magacaabay, marka hore waxaa meel uga dhacday dadka aad ka dhalatay oo runtii aad u sii siyaadisay waxgarasho la'aan, waxaan ku dhihi lahaa orodoo dadkaaga u tag halakan hadal kuuma yaalee, wax u qabo sida dhalinyarada kale ay regions-kooda ay ugu hawlan yihiin siday u hor marin lahaayeen bulshadooda, ka dib markaad dadka la mid noqotid ka hadal dadka kale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.