site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAAROODKU WAA WAX GARAD MARKA LOO EEGO QABIILDA KALE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): DAAROODKU WAA WAX GARAD MARKA LOO EEGO QABIILDA KALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BBCSOMALIYA

Tuesday, August 29, 2000 - 07:08 pm
kadib markii ay talada wadanka soo hayeen intii soomaliya ay jirtay ayay maanta waxay door bideen
in ay baarlamaanka kuraastii u badnayd qaataanm
marka loo eego qabaa ilada kale ee iyagu ka fakaraya magaca madax wayne yaala siin doonaa
hadaba waxay aniga ila tahay ••••••• ku waa dadka ugu aqoonta iyo siyaasada badan soomaliya
oo maanta waxay heleen kuraastii ugu badnayd wadan
waxaa kale oo lugu wadaa in ay helaan una diyaara
madax wayne kuxigeen cabdulaahi yuusuf, iyo
rasulwasaaraha . qaliif galayr.
hadaba •••••• oo iyagu u jiranee madax wayna
niman daaroodkii wayku caawiyeen dream koodii
marka waxaan oran karaa •••••• is happy ••••••• is happy but labadooduba waxay jiiro xun la galeen isaaqa oo wadanka manooriti ku ah marka loo eego ••••••• iyo ••••••.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isbaheysiga

Tuesday, August 29, 2000 - 07:38 pm
BBCSomalia inadeerow caqli dooro lihidaa ma Daarod baad tahay, allow hanaga kaa qaadin.
Wallaalow hadaad diiq u baahan tahay nala soo xiriir.

Cinwaankeena waa: Beerta Siidi Dhafoor-Moordi, Jowhar, Somalia.

Isbaheysiga Jareer/Shiidle/Makane/Osmaan adeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muuse Cali

Wednesday, August 30, 2000 - 05:51 pm
CIIRTAADA DHAMAA CAYDAADA YAQAAN:
Akhiyaarta sharafta leh, wixii waxgarad ah waa idin salaamay wixii maangaab ahan nasiikood!
War ma ••••••• baa la iska indho tirayaa, waa la ogsoon yahay inay yihiin kuwa Soomaaliya soo hayey oo dhulka soo xoreeyey - hoggaan, aqoon, geesinnmo iyo maamul wuxuu yahayna laga soo gaaray, soomaali inta kale waatay ahaayeen rayid aan ju' dhihi karin oo dantood raacata - qaar gocosa gurta oo boqor Keenadiid canshuur ka qaado, qaar dameerahooda iskala daaqa iwm. War u soo duceeya Alle ha janneeyo HALYEEYEADII LA YAQAANNAY - qaar gaala naga xoreeyey oo soomaaloo dhan lahaa use badaa ••••••• - qaar qabaa'illadii la yasayey xoreeyey 20 sano ka badan. Bal yuu Sayidkii, soomaali ma arki lahaa, bal ka warrama Siyaad ma wuusan ahayan kii qabiil oo dhan dhowrkii sanee hore tirtiray si kuwii la raran jirey cuqubadoda looga leexdo. WAR ILAAH KA YAABA OO HA INKAAR GALABSNINA...••••••• la'aantii soomaali wax ma qabsateen mana jirteen, waayo ••••••• waxay ahaayeen hormuud xeelad dheer, iyagaase isneceb oo aan heshiin karin, se gunnimo kol walba ka dheer....gadhahoodana soomaalidii la yasi jirey qaarkood ku riyoodaan in Alle kol u calfo si ay u nuuraan ama u caddaadaan uguna faanaan "geber Daaroodaa guursdhay" ..... qabaa'illadii qaar baa lahjaddoodii ka cararaya oo ka faanaya - si ay tan ••••••• ugu hadaaqaan, war afka uu ku hadlayo nin walba oo •••••• metala fiiri - xitaa Kan cusub ee hadda la doortay, fiiriya Cali Mahdi, hadal ••••••• ayey iska raadinayaan si ay lahjaddooda uga cararaan. Reer waqooyi ayaa sharaf ku leh lahjaddooda, iyagu kuma aha dameeri dhaan raacday lahjadaha kale, toodaa kol walba uga qiimo badan. Marka war iyo dhammaantiis waa la is yaqaan eeeee yaan la isu dhuuman, jiialka dambana yaan la marin habaabin. DAAROODKII dalka qarniyo soo dhisayey - waqooyi ma ahee intiisa kale, ayaa wax idin la qeybsanaya ee hadday dan idiinku jirto kuwii la raran jiroow, lahjad ••••••• yeesha, shaarkoodiina gashta...yaanse la is xaqirin ee qarnigii hore waa tagey soomaalinnimo wax ha lgu qeybsado.....ha la tago QABIIL wixii xoroobayna yeysan beerta si xun u falin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dadkii-la-yiqiin

Wednesday, August 30, 2000 - 06:14 pm
KU: ISBAHAYSIGA IYO WIXII LA HAL MAALA!!!

War Isbahaysi iyo wixii la hal maala ayaaba gobtii la yiqiin ee idin raran jirtay (DAAROODKII) afka ku taageysa. War miyeydnaan taariikhba la socon, mise haddaad baraarugteen. Si ay ahaataba ma idinkii idinka ahaa ee la yiqiin waxay ahaayeen, ee madmadowga badnaa - ayaa maanta hadlaya. War reer waqooyi ayaannu la xisaabtami karnaa oo aannu qirsannahay inay sharaf leeyihiin ee canaasiirtiinnaas afka ha nagu soo taagina. War yaa dameeraha wadaya haddaad idinka iyo kuwii gocosada guranayey madaxweyne iyo wasiirro noqotaan? War sow tii aad tiraahdeen: ADDUUNWEYNAHA NAAFADA IYO BEDAR AAN KA CODSANEYNAA ma aha? Ceydiidkii hore ee cuqdadda ka qabay in la raran jirey sowkii yiri SALDANADEY MEESHA KA DHIGAN TAGEEN? DAAROODKII sharaftiisa weli wata afkiinna ka bixiya ee dameerihiinna is kala daaqa, madowgiinnana naga qariya oo daawadii Micheal Jackon isu soo caddeeya.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslim

Wednesday, August 30, 2000 - 07:22 pm
Waraa..
War hooy iska aamusa waxyahow qabiilka quuta, •••••••, iyo qabiilkaleba wax idiin tere mayaan ilaah ka cabsada iskana daaya qurunka iyo qabiilka aad faafihaysaan waxyahow liita...
war ma qabiilbaa qabriga kula gelaaya?????
War ilaah ka cabsada mar walba, dadka fiicana hana barina baqtiga iyo qabiilka aad wadaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faxaan

Thursday, August 31, 2000 - 12:44 am
waadsalaaman tihiin soomaali waxaan leyahay magaciin hajiro aniga waxaan kamid aha dadka shirka jabuuti aad iyo aad ula jirey inkasto aanaan kufarxin sida wax loqeebsadey oo aan u arko cadaalad daro hadana waxaan firinaaya danaha soomaaliweyn waayo waan ubahanahay si sharafteeni magaceeni dadnimadeeni soomaalinimo ee aan aduunka kulaheen usoo noqoto
waad mahadsantihiin
bye Raage

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

La Taliye

Thursday, August 31, 2000 - 01:09 am
ku-bbc

Aduun waad ka hurudaa sxb Cabdilaahi Yusuf Hargeysa ayuu ka degey laba wiig ka hor iska dhaaf Ina cigaal iyo wasiiiradiisiiye xataa wasiir ku xigeenadii may soo dhaweyn isagood moodo in dil lagu xukumey ayuu ka soo noqdey garoonka diyaaradaha,marka kii idiinku cilmiga badnaa ee caqliga badnaa waa ka waxaas ku kacay meel aan looga baahneyn ka dul dhacay,markuu garoonka diyaaradaha cadho la bakhtiisanaa dawlada somaliland shir bay ku jirtay weyna ogaayeen in uu joogo Ina cigaalna wuu ogaa shirkiisuuna sii watay marka sxb Majeerteen baad tahay waligaana madaxweyna heli meysid intaad nooshahay Hye wadankiisii madaxweyne ayuu u sameysetey somalilandna waataa kaligeed is taagtay ee soomalidii kale ay kaga dayatey sidey isku maamulaan marka ninka caqli la,aanta iyo cilmi la,aantu haysaa waa Majeerteene ma laynkii baa idinku qarxay oo madaxweynahaad isku wadeen in aad heshaan ayaad weydeen,ciil weynaa nin maskaxdiisa ka buuxdo madaxweyne nimo meel uu u soo marana heyn sxb waxaan idin odhan lahaa intaad iska ilowdaan waxaas wadankiina dhisa oo caruurtiina iyo dumarkina ka saara baahida sidaad kaluun ugu wadeen iyo biyihii milixda lahaa ayey calooshu wada istaagtee,haddii aad somaliland isku xariifisaana bihaanu idinka goyn doonaa aanu booyadaha idiinku keeno,marka ha isku kaayo dirina caqli meesha kuma haysaane.

La Taliye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonBig

Thursday, August 31, 2000 - 05:01 am
This room STINKS .... uf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Thursday, August 31, 2000 - 07:31 am
salaam to all.
Waxaan aad ugu hanbalyeeynayaa dhalinta ••••••, aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay asluubtiina, sababtoo ah meelkasta oo aan soo aqriyo waxa ceytamaayaa waa "daarot"oo hada gacmahayga in aad magacooda ku qoro ayaan isku quuri la ahay.
waxaanan is weydiiyaa wuxu ma sidan bay ahaan jireen.

walaalayaashayda hawiyoow ha la mid noqanina,iyagana waxaan oranlahaa (kaafiicne kuma caayo ee kaaliitaa ku caayo.)
marka hadii aad wanaag isu ogtihiin waxa aan arkay meelkasta ku miinaan qorteen.

BY: gabar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Thursday, August 31, 2000 - 10:52 am
KU, GABAR

KUUMA QUURAN HALYEEYADA DOOROOD INAY AFKOODA QAALIGA AH,,KUGU QASARIYAAN, LAAKIIN ANAA NAAG KUU AH..NAAYAA MARKA HORE SOO BARO SIDA MAGACA DAAAAAROOOOD WAYNE LOO QORO,,,ANIGA HAWIYEHA DHAN MA CAAYNAAYO OO WAY I DHALEEN, LAAKIIN ADIGAAN U ADKEEYSAN WAAYEY MARKAAD DHALINYARADA DOOROODKA OO DHAN MEESHAAN WADA KEENTAY,,,GABAR SHAQSI BAA HALKAAN WAX KU SOO QORAY,,,SABABTA AAD DHALINYARADA DOOROODKA AFKAAGA U WADA GAARSIINAYSO MAXAY TAHAY,,NAA DHALINYARADA DAAROODKA SHIIQ IYO SHARIIFBA WAY LEEYIHIIN EE AFKAAGA KA DAYSO,,,ISKUNA XISHOO NAAG BAAD TAHAY..ADIGAA DHALINYARADA HAWIYEHA XISHOOD KU AMAANEY ADIGOO NAAG AHNA WAAD CAYTAMEYSAA..MEESHII AY RAGII KA XISHOODEEN...STEP BACK GIRL,,AND WATCH UR MOUNTH...
SALAAMA,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN

Thursday, August 31, 2000 - 11:00 am
MANAXDANA MA(DAAROODBA) BALOO DHANBA WAA •••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 31, 2000 - 11:22 am
habartiis wasaha oo tirtiraaya waxa eey dadka qoraan waa kee??????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Half&Half

Thursday, August 31, 2000 - 11:30 am
Isbaheysi ninyahoow waa kuu bogay sidaad ugu jawaabtay dadkan wax garashadu ku yar tahay ee meeshan Jaahilnimada la yimid.
Kolka Daaarood iyo Jareer baa isku deyney wareega koowaad kii soo baxaana fiinal isugu imaaneynaa.

Half & Half

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DalmarSoomaali

Thursday, August 31, 2000 - 01:36 pm
Naasnuujintii sukeeye ee Siyaad Barre dadoow yeynan idinka saa'id caleyn. Haduu "Hawiiye" maangaab yahay somali roughly 2.5/4 ayaa maangaab ah taasoo maskaxda fayow aynan marnaba aqbali karin. Somali waxey ku maahmaahdey: "Maangaab iyo maanlaawe midna maanso lama weydiiyo" Dalmar ahaan afkeygu ma qabto cay iyo huuhaa qabyaaladeed, qoraalkeygase waxaan ku soo afjari lahaa, dadka caytamayoow! rag fulay, saqay, & siyaasi is bartaye, ma is-ixtiraamnaa?. .....

"Qof caytamaa wax isku og"......

Ka baxay......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Thursday, August 31, 2000 - 02:14 pm
Salaam dhamaan.
TO:Manaxdo, walaashiis ugu horeeyn hanbalyo waxaa tahay qofkii u horeeyey oo daarot ah oo aan furm kan ku arko oo aan ceytamin, gooood for you.
Hadaan u soo noqdo qoraalkaagii, abaayo ma garanaayo sida waxlaguugu aqriyay maan caytamin ee waxaa ka hatlay wax run ah oo qofkastaaba arkayo, marka malaha macalinka aad waydiisaday in uu wax kuu aqriyo ayaan adiga waxba ku dhaamine ee qofkale oo wax aqrin yaqaano raadi.

wasalaamu caleykum.
BY:gabar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOOJI_QABIIL!

Thursday, August 31, 2000 - 05:21 pm
Ku: Dhamaan Soomaalida ku nool dalka iyo dibadiisa.

Salaan kadib waxaan rabay in aan hal mid idiin waydiiyo oo ah, Dadoow maka daashaan miyaa "QABIIL"? waxuu QABIIL na baday waan aragnaa 10 sano ayaan Qaxootinimo ku nool nahay, Kumanaan kun ayaa nooga dhimatay dagaaladii 10 ka sano socdeen.

War dadoow waxaan ka cabsanaayaa in ay Soomaaliya ay Taariikhi ahaan ay ku jiri doonto, waa haddii aanan iska daynin qabiilka nagu dhex jiro.

Mida kale qofka u baro shaqsinimadiisa ha u baran QABIILKIISA, haddii uu ku qanciyo shaqsinimadiisa that's fine haddii kale ka gaabso.

Waxaan hadalkeyga ku soo gaba gabeenayaa "ILAAHAYOOW WADANKEENA NABAD NOOGA DHIG SI AAN UGU SOO NOQONO AANA WAX UGU TARNO WAXAAN SOO BARANAY, ILAAHAYOO NAGA QABO QABIILKAAN NA DHAMEEYEY OO NAGU DHEG JIRAY IN MUDO AH "AAMIIN""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Thursday, August 31, 2000 - 06:58 pm
hahahahahah qosol baan raftay maanta ma dorood iyo jareer baa isla ca caytamaya ahahahahahahahaah la dhimay la dhimaaaaayyyyyyyyyyyyyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shariif

Thursday, August 31, 2000 - 08:31 pm
Salan dabadeed, akhyaarta waxaan filayaa in laga soo gudbey waqtigii qabiileysiga iyo is faaninta ama is cayda, waxaa loo soo gudbey waxkasta aan ahaano ama ahaan jorno ee hada aan wax wada qabsano soomaali weyn qabiilkasta ha ahaadee. Waxaana isinkula talinayaa inaad iska ilowdaan wixii la soo marey. Inaga oo dhan waxaan nahay walaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar

Thursday, August 31, 2000 - 09:11 pm
Ninka Daarrood,
Wallaalkaa Soomaali ah oo Hawiiye ah ayaan ahay, waad i xumeysay ana waan ku xumeeyay, waan dagaalanay, waan is caynay, waan isku faanay, balse waxaan kuu sheegayaa waxaasoo idil in ay yihiin calaamatul Jaahil iyo faqiir.
Ogoow nin barwaaqeysan aa aqoon leh ma sameeyo waxyaabahaan ku kacnay. Laakiin waxaa hubaal ah in haddii aam dadaalno, is aamino, Ilaaheyna talo saarano inaan dhibka labadeenaba iyo Soomaali weynoo idilba ka baxeyso.

Adoo nabad iyo barwaaqo haysta iyo anoo nabad iyo barwaaqo haysta ayaan ilaahey nooga tuugayaa...

Soomaaliyeey AAMIIN dhaha.....


Omar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nabad Jacayl

Friday, September 01, 2000 - 02:00 am
Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan soomaaliwayn
salaan kadib. waxaan idiin sheegilahaa inaan ubaahanahay inaan wadankeena dhisano ee uma baahnin isfaanis iyo iscayn midna.Nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar •••••••

Friday, September 01, 2000 - 02:35 am
Omar....mahadsanid walaalkiis...

••••••• waa wexey somali yihiin no more, no less!
hal suaal oo kale...kuwiina ku doodaayow halkeebaa la dhahaa SOMALILAND!!!!!
SOOMAALIDII MEESHAAS DEGENEYD INTEEDA BADAN BARLAMAANKAY KU JIRAAN.....?????

dawladeena cusub ilaahay ha nooga dhigo tii waarta oo dadkeena isu keenta aamiin...

hurdada kakaca kuwiina jeegadheereyaasha ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabarti

Friday, September 01, 2000 - 04:05 am
no doubt the darood is the most noble somali tribe however since we are muslims we should nt discriminate other muslim somalis.
secondly this century is called the century of the **monkeys** casrikii daayeerda ama casr alquruud.
so no wonder haaweeyea and jareer are talking with ••••••• ismaciil pple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

;

Friday, September 01, 2000 - 04:39 am
darood jabarti ismaanciilow maxaa idiinkugu wacan qaxaanqaxa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

;

Friday, September 01, 2000 - 04:43 am
••••••• jabarti ismaanciilow maxaa idiinkugu wacan qaxaanqaxa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lajecel

Friday, September 01, 2000 - 04:58 am
IS THERE ANYONE WHO CAN ANSWER THIS QUATION

DO YOU NKOW WHO YOU REALLY ARE "SOMALI"???WHERE ARE SOMALIAN'S COME FROM?,THINK BEFORE YOU SAY DAROD IS BETTER THEN •••••• OR •••••• IS BETTER THEN DAROD I BELEAVE NO BODY IS BETTER THEN NO BODY ••••••,DAROD,ISAQ,JARER.GIBIL CAD,RAXAWEEN,MADHIBAN,DIR AND ALL THE REST OF SOMALIANS THEY ARE ALL SOMALIANS LET ME ASK YOU ONE THING WHEN AMERICANS OR ITALIANS OR ANY WHERE IN THE WORLD ASK YOU WHERE YOU COME FROM DO YOU SAY "DAROD OR ••••••"? I DON'T THINK SO, SO PLEASE GROW UP AND WAKE UP,ANY COMMENTS YOU ARE MOST WELCOME,THANKS PEACE ALL SOMALIANS lajecel1@yahoo.com


REGARDS
LAJECEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warfaa

Friday, September 01, 2000 - 07:07 am
To: All of you!!!
Soomaaliya waxaa isu keeni kara just madaxwayne Hawiiye ah. In 1960 markii xurnimada laqaatay, A/laahi Ciise ayaa aduunka loodiray markii danbane ee laysu yimid, Aadan Cabdule Cusmaan ayaa madaxwayne loo doortay.. Why kaliya waxaa qof walba oo soomaali ah ogyahay in Hawiiye soomaali isu keeni karo. not Daarot, or Isakh, ama qabiil kale..
Aniga igama aha in aan caayaayo walaalaha soomaaliyeed, laakin taariikhda ayaa noo sheegaysa. soomaaliya waxay dawlada la,ayd more than 10 years, markii Jabuuti laysugu yimid qof walba waa iska ogayd in madaxwaynuhu Hawiiye noqonaayo, why sababta oo ah Hawiiye wuxuu leeyahay deegan oo hadii dawlada laga taageero aan cid kale loo baahnay, taa waxaa daliil u ah, sida hada dhacday, A/Qaasim waxaa xanar ku soo dhaweeyay more than 600,000 people, taa nin aan hawiiye ahayn ma heli karaa jawaabto waa maye, Saakay A/Qaasim wuxuu gaaray Baydhabo waxaa soo dhaweeyay dad aad iyo aad u fara badan. Tan kale hadii Hawiiye oo dhan taageero dawlad cusub inta kale farta ayaa lagu wici karaa, that is why markii wadanku qasmo loo doorto nin hawiiye ah,, marka make sure in aad fahanto sababta loo doortay, president A/Qaasim..
Bal kawaran hadii la doorto mid daarot ah ee hawiiye diido xaguu tegaa, ma boosaaso oo xitaa aan musqul lahayn iska daa meel laseexdo..
Soomaaliya Hawiiye ayaa qasi kara, Asiga ayaana deji karo.. Taas waa runtii oo aan qarsoonayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED-GOLE

Friday, September 01, 2000 - 07:08 am
Asalaamu calaykum Br/Siss

somaliyeey soo isma waansataan oo waxgarad manoqotaan! Bini'aadamku horumar ayuu samyeeyaa, soo marna wax qabiil dhaafsan la idinkuma arko. War qabiil mataqaanaan waxa uu yahay micnihiisa. Aan idiin fasiro (sharaxo)

Waa QAB IYO IIL!
QAB= ISLAWAYNAN (kibir)
IIL= XABAAL(QABRI) AMA LUXUD

Marka waxay ilatahay hadii inyar oo caqliya idinku jiro dad Islaam ahna aad tihiin ama xataa inyar oo wadaniyada kujirto waad ka gudbi lahaydeen qabiil iyo qudhunkiisa.
Mana jiro reer ka fiican reer kale. Waxaana wanaagsanaan lahayd intaad qabiil ka sheekayn lahaydeen inaad Qaran ka sheekaysaan. Haduu qabiil wanaagleeyahay qaxooti kuma aynaan ahaaneen wadamo dadkii lahaa ay qaranimo ku hormariyeen, warshadahoodana ugmna anan shaqayneen,

AXMED-GOLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haweya

Friday, September 01, 2000 - 07:39 am
TO: warfaa beena waas

waryaa gormaa •••••• dhulka oo dhan yeshay cajiib, •••••• kailya waxuu leeyahay xamar uu shegto baladwayn iyo dhuso mareeb ,inta gobol ee darood leyahay ma og tahay miskiin yohow minjaha yar


iyadoon lagu darin tuuloyinka

garoowe
sanaag
mudug
sanaag
bari
kismaayo
gedo
laas-canod

waana la og yahay
waxa dad badan

waxa hada madax wayne somali oo dhan idinku doortay qasatan habardigir loo siyay waad og tahaan u malayn inay tahay inaad dadkina isku cunaya xamar nabad u yeshan ilaa iyo 10 sano sabatoo ah nin kaloo qabil kale ah oo nabad ka samayn kara ma jiro sida qof kasta og yahay markaas saas ula soco. xmarna waxaa isku soo baxay 60, 000 maha 600 boqoloo kun iyagab is cunaye gormaa intaas ku nooshahy .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Friday, September 01, 2000 - 08:27 am
to:Walaalkay BBC
walaal ama saaxiib soo ma haboona inaad waxyaabaha qaarkood maskaxdaada ka bixiso,aniga waxaan aaminsanahay inuusan jirin qabiil qabiil ka sharaf badan. adigana waxaan rajaynayaa sidoo kale inaad u fakirto
mida kale oo aan waydiinayo dhalinteena waxay tahay waxaan daganahay magaalo ay u dhanyihiin dhamaan qabiilada somaaliyeed wax dhibaato ahna runtii nama dhex yaalaane adiga iyo inta kula midka ah xagee aduunka ka joogtaan ilaahay harogee!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Friday, September 01, 2000 - 09:11 am
naayaa xamar waxa ka sabri waayey oo tuugsigoodii aduunwaynuhu ka ashahaatay waa adinka maantana nabada dariiqyada nabada la taagan oo •••••• mooyee indhokale laheen HABAR-GIDIR-waa kuwa muslinka idinku soo darood usajuudaan oo ilmahiina xataa north america ku dhashay lagu hurdisiiyo ee naayaa ma dhuudhigii otaango markaad ka raysatay ood computer aadan micnihiisa
aqoon soo horfadhiisatay baad waxaad hadal ka bilowday •••••• ileen waad jirantahoo xanuunkii baa hu hayee qalbigaaga u sheeg noloshaada inta
ka dhiman inaad xukun •••••• ku hoos noolaanaysid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayat

Friday, September 01, 2000 - 09:45 am
TO: ubac horta siilka soo dhaq bahal yahay uraysee hawiyaha ah xamar way uraysaa yaa kuu dhisay sow adigii guriga xaarka leh iyo dameerka ku lahaa markaan ka soo tagnayna aad musqulaha kala baxday xaarkii sawirka ay ka soo qaden IRIN orod daawo ee somaliinter balayahy biijada leh say soor iyo digir u cunaysay maad dawlad dhisatid sow hada darood kuma dhisin idinkoo xamar line cagaaran idin dhexyaal nayaa foodka ugu riday salaad booy sow darood maha naa amus caanoleyahay .somalida kaloo dhan nabad bay ahayd xitaa dawlad uma baahnany ee idinkaa liniga naxay dacdarada idin haysa iyo waraabaysha idin hor taagn in niliga kaxeeyo.xamar waa la xumeyee yaa xal marinaya walee darood danbe idinma dhiso ee dhista hooy dad ha sugunee.Kenay hadaan u qaxnayna maxaad noga soo dab qaxdeen ood meel kasta noo dab socotaan maad jogtaan meshan idinka nimid xamar ood maamul ka samysataan 9 bilood baa •••••• kudaafad ay isku hor fadhiyeen nabad oo aad madax nin idiinnoqda ku heshin waydeen taas maxuusatid waa idinka xamar ka dhah ar yaa darood no soo cesha mar kale hana xukumee.Koonfur meel kasta drugs baad ku berteen lacag beena oo xanshiyo ahna wadankinii baad ku rogteen ilayn hawiyaa tahoo qudhun ku naax ahe waxii xamar idinku soo xukumayay 21 sano baa shaqadina yaqaan ee idinkoo xamar leh guri xaar Lo laga dhisay idin dhex seexiyay abahaa wardiyahguu ahaa ,hoyadan talyani baa ku wasayay itlay ay booyiso u ahayd ayna u baxisay gacalow iyadoo ciro leh. adiguna booyisad noo ahyad SLAVE waaxid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMED CUMAR MAHAMUD CALI

Friday, September 01, 2000 - 10:59 am
NIMAN YAHOW MA GEEL JIRE YAAL AYAAD AHAAN JIRTEEN MASE JAAD AYAAD FADHISEEN MARKAAD FIRADIINA DHIIBANEYSEEN.MIDEY NOQATABA HA AHAATEE SOOMAALIYA DAWLAD AYEY DOORATEY HADDAADAN OGEYNINA AKHYAAREY, QABIIL WAA WAXII NA KALA REEBEY DAROOD,••••••,••••• IYO SOMAALI KALE OO FIKRADAAS QALDAN U BAAHANA MIJIRTO. MIDA KALE AKHYAAREY AQOONTO AAD KU FAANEYSAAN MA ADINKAA MASE DADKALE AQOONTIIS, HADEY ADINKU AQOON LEEDIHIIN WAXAAD KU HADLEYSAAN AYEY IDINKA CELIN LAHEYD.HORTA WAX BARTA XISAABTANA BADSADA MASKAXDIINA AYEY KALA FUR FUREYSAAYE.PEACE!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamud cumar mahamud

Friday, September 01, 2000 - 11:08 am
QABYAALAD MA RABNO EE NAGDAAYA OO WAX HA LA IDINKA KORORSODO JAAHILEENYAHEY.you can send your e-mail to:mahamudweheilie@aol.com MAY BE I CAN HELP LITTLE BIT.Do good work and keep in touch.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lajecel

Friday, September 01, 2000 - 12:49 pm
you somalian peaple grow up and be nice to each other.
is lajecel again as above

peace to all somalians

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nabad Doon

Friday, September 01, 2000 - 01:46 pm
Nin kasta oo erey cay ah yiri, isaga ayaan ku celinnay. Isgaarsiintan casriga ah waxa loo baahan yahay in lagu kala faa'iidaysto. In la isku caayaa waa ceeb. Mawduucyo badan baa jira oo aqoon laga dheefi karo haddii la is weydaarsado. Xagga faa'iidada u jeesta oo xumaanta ka jeesta. Soomaalidu waa qoys keliya. Waxan Ilaahay ka baryaynaa in uu xumahooda kala qariyo, oo wanaaggoodana is tuso. Sidaas ku deceeya oo aammusa. Sheekadan noocan ahi way xidhan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XassanYare

Friday, September 01, 2000 - 06:11 pm
slmu calaykum.....
Waa wax aad looga xumaado in SoomaaliMaxamed qaar ka mid ihi ay weli ka bogsoon la'dahay cudurkii dalkeenna burburiyay.
Soomaaliyeey toosoo,toosoo isku tiirsanaada...
Waxaa iga dardaaran ah in ilaaheey laga cabsado oo aan ka xishoono waxyaabaha qaarkood. Ogaada in qabri iyo xisaab ay idinka danbeyso, ogaada in qolo uu rabigeey idin weydiin doonin ee uu qof walbaaba la shirtagi doono waxa uu aduunka ku soo fushaday. Aad ayuu rabigeen uga raali-noqon lahaa hadii aan ka soo noqono waxyaabaha laga caloolxumaado ee ay qaarkeen bogan ku soo qoreen.

Qofka iga danbeeyoow, ogoow in RABIGEEY RABIGEEN kuu jeedo, Ogoow in malaa'igtu ay saaran yihiin garbahaaga, Ogoow in qabri iyo xisaabi ay kaa danbeyso.

Walaalayaaloow, ma ku kufrinaa labadaa sanam ee aan sida dahsoon u caabudnay? Waxaan ula jeedaa Hewiye iyo Darot Walaalayaaloow, ma u istaagnaa wadaninimo, soomaalinimo iyo walaaltinimo daacad ah? Waxaan ku hanweynahay bacdamaa aan RABIGEEY RABIGIIN idinku dhaariyey in aan RABIGEEN ka xishoono.

Ugu danbeyn, haddii uu jiro qof hadal haya oo jecel soo gunaanadka bogan, ILAAHEEY ayaan kugu dhaarshaye for ALLAH'S sake -ILAAHEEY dartiis- ka dhig gabagabeyntaada hadal wanaagsan oo wax daaweeya.

Ka baxay..............
Hudeybi.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacal

Sunday, September 03, 2000 - 08:16 am
Farintaan waxaan u diraa dhamaan soomalida fadlan iska dhaafa qabiilka oo waxaa tihiin dad is leh marka laga fiiriyo dhinacyo badan.
Aniga oo ah wiil Hawiyye ah waxaan u arkaa Somalida kalee walaalaheey taasna shaki kuma jiro haduu ahaan lahaa Daaaroood amaba isaaaq marka fadlan wax yar maskaxdiina ka shaqeeysiiya fahmana macnaha qabiilka iyo faaiidadiisa,mida kale shaadiya abaa jareerka iyo daaroodka isku si ayaan u arkaa labo dad oo muslimiin ah afrikaana ah marka hadii aad u maleeysay inaad ka fiicantahay taas iska iloow ma ogtahay in sxbkeeyga koowaad uu yahay Muunye amaba sida loo yaqaan fanaankii heesta Jiija, marka u fiiiri qofka shaqsiyadiisa ee iska daa qabiilka badan honey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baaskit

Sunday, September 03, 2000 - 08:22 am
hawiyos waa gob taasna waxaa kuu cadeeynaa inuusan naceeybu lafaha ka jirin, ogsoonoow waa la is dagaalaa waana la heshiiyaa marka hadaad tihiin Daaaroood iska dhaafa naceeybka badan kuna soo laabta guryihiina hadaba dad badan oo ah Daarodos ayaa xamar dagan, kuna nool si nabadgalyo ah hadii kalena inta aduunka ka dhiman ku haaya dabamadoobe boosaasana kuleeyka ha idinku dilo lol@@@@ . i mean it really.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Sunday, September 03, 2000 - 08:32 am
TO: gacal

Waa run bro aduunkan wax kala sareera aba iska yar kistoo tinta lee kula duwan nahay iyo sanka .bye hee wa sii hargalee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyyyyyyye

Sunday, September 03, 2000 - 08:37 am
Maxaa waaye, see camal Ubax iyo Xayaat ceeb aa ii keenteen saas inaad ka caqli badantihhin aan u mudaayey mida kale internetka mawaxaad u isticmaashiin inaad idinkoo walaalo ah aad isku ceeysaan, Xayat waa kusoo laaban kartaa hadii aa rabto inaa xamar imaato maxaa yeelay waa caasimada umadda soomaliyeed dadkoo dhana ayuu ka dhaxeeyaa, waloow uu hawiyye hada daganyahay dhamaan soomalida kale weey imaaneeysaa hadii doowlada la dhisay ay suurto gal noqoto maadaama walaalkeey ina ceeydiid uu weli diidanyahay, anigu doowlad baan doonayaa qabiil maya maya maya .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaalle

Sunday, September 03, 2000 - 09:47 am
Wax uray baad tihiin ee ha isa soo bar-bar dhigina binaadamka iyo dameeraha dameeraha wata ee Haaweeye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kale

Sunday, September 03, 2000 - 09:53 am
Jaalle, ilaaheey ka xishoo brother...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAJECEL

Sunday, September 03, 2000 - 02:08 pm
TO JAALE DAMEER

I THINK YOU ARE FUCKT UP MENTALY SO PLEASE SEEK SOME PROFISIONAL HELP.

"ANY COMMENTS YOU ARE MOST WELCOME "


REGARDS
LAJECEL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaale

Sunday, September 03, 2000 - 02:19 pm
la hecle waxaa tahay yibir xun oo shiiqal ah waxaad gashid lama yaqaan hawiyaad daba dhilif u tahy midgaan yahay kaalay ••• afka kaa gashee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer-magaal

Sunday, September 03, 2000 - 03:02 pm
KU: Run-sheegayaalka....

Muuse Cali & dadkii-la-yiqiin afkiinna caano lagu qabay. Run sheeg aan hadal qarin ama la baqin baa tihiin. Ubadkiinna sidaa wax ula socodsiiya iyagoo soomaalinnimo oggol. Tan kale Hawiyee inay cuqdad qabaan oo addoonsigii hore ku fiican yihiin, kolkii dagaalkii xamar billowday inay yiraahdeen REERYADAAN ISKA DEJINEYNAA, kolkaana ay DAArooood aan is raacsanayn magaaladii uga baxeen. Kolkii dambe Caydiid markay wuxuushtii isbartiibada ug yimaadeen wuxuu yiri, "awowgey oo oonsan ayaa reer Daaroood ah u yimid, biyo yarey siiyeen, markow isu sheegay ciddow yahay, dhiishii biyaha lagu siiyey gebartii lahayd aa owday oo waxay tiri hoogay oo ba'ay ma hawiyaa madow badan baa dhiishayda biyo lagu siiyey, dhiishii ay iga soo daba tuureen oo waxeey i dhaheen, war dhiisha sii qaado dib dambe loo isticmaali maayee.....marka Caydiid wuxuu yiri, dadka saa noo yesaayey ka heri mayno, waa inaan jareer iyo biyo maal, shiiqaal iyo dir hawiyeha ku darnaa oo aan Daarooodka guryohooda ku xaarnaa, unuga sar ma degayno ee bannaanka lee barmiiko nooga dhisa, sarahooda musqulahooda aaba lagu kufaa, ar Daarooodka raaxa jeclaa seey guri u qurxinaayaan, musqulahoodaa la seexan karaa.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar

Sunday, September 03, 2000 - 03:19 pm
salaam dhamaan.

Aniga waxaan la yaabay!!! oon la yaabay quruxda iyo cadaan ka daarot ku faano, aniga oo aaney iga ahayn cay oo ileen waxaani wax lala ceytamaba maahee, baa waxaan is waydii yaa xagee bay ku aasan yihiin kuwooda qurxooni.

Soomaliya primo-dugsi sare ayaan ku soo dhigtay, gabdhaheena hawiyaana ahaa wax ishu aanay ka leexan karin,ku wooduna ilaa wax yar maahee waa wax qurux lagu tilmaamo maanan arki jiran.

Marka xagee dadka cat cat oo daarot ku faanaa ku nool yihiin anigu yaabaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waddani...

Sunday, September 03, 2000 - 05:09 pm
Ku:Hawiyeha oo idil

waxaan la yabaa waddannimo miyeydnaan aqoon Hawiyoooow waddankii iyo caasumaddii dhisnayd meeshaad cag dhigteenba waad burburiseen oo bililiqeysateen, war waxa la idiinka faanayaad qabtaan, nalalkii, laamiyadii, xafiisyadii dowladda, boostooyinkii, guryihii quruxda badnaa, bal maxaad ugu xaarteen oo si fiican ugu degi weydeen. Guryihii villooyinka ahaa ee ummadda kale waad ku dhex xaarteen oo yaahi baad tihiin. War jaahil dhakhso kuma ilbaxo/!!!Bal maad isaga noolaataan oo villo Tookiyo illowdaan in muddo ah, dabadeed fakartaan oo u shaqeystaan inaad waxaas oo kale dhisataan. War yaa dal idinla wadaagi kara. Hoteelladii waaweynaa ee ay shaqsiyaadku lahaayeen, wasaaradihhi, warshadihii, xeryihii iyo xarumihii qaranka indhahaygaan ku soo arkay dad ku nool oo irridka ku xaaraya, war illayn nin qoyan biyo iskama dhowro! Haawiye qurun buu quutaa, waaba JEBSIGA geeska Afrika, waddooyinkii bay cariishyo ka dhisteen - sartii dad dhistayna waa ku xaarayaan! Belaayo dabada idinka gashay! Sidee qaranka la diinla dhisi karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoda

Sunday, September 03, 2000 - 05:48 pm
Aniga iyo shadiya waan qoslaynoo uun huhuuhuhuhuh
huhuhuh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geast

Sunday, September 03, 2000 - 07:28 pm
waa yaab iyo amankaag,
waar hawiyaha iyo daaroodka ma sidanbaa caruurtoodu, yaa waxan ku soo taba-baray.
dadkaasay leeyihiin la midooba,halkay ka
fakiri laayeen rag iyo dumar qasanaaya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geast

Sunday, September 03, 2000 - 07:31 pm
waa yaab iyo amankaag,
waar hawiyaha iyo daaroodka ma sidanbaa caruurtoodu, yaa waxan ku soo taba-baray.
dadkaasay leeyihiin la midooba,halkay ka
fakiri laayeen rag iyo dumar qasanaaya?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAANO

Sunday, September 03, 2000 - 07:45 pm
dacawadu halkay hunguri ugu barato ayay gaajo
ugu dhimataa.
Qof-walbana qumanihiisu qoorta u suran.

Madax-xanuun ha nagu ridina dad islaam ah ayaad
Sheeganeysaan bal ragiina iyo dumarku ha kala
Hareen.
Oo weliba dumarku ha xishoodeen hana ka
Dhexbexeen ragga.
TALO WACAN NABADEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 08:13 pm
Irish, english, american, italian....... Waa wada cadaan.
•••••••, habargidir, shiiqaal, •••••, waa wada soomali.
We need home.
I want home that I can call home.
Kuwiinaan qabiilka jecel. wiilkaada oo aadrabtid in aad qabiil partid qaniis uu kaa noqonaa.
and that is worse than Qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haji osman

Sunday, September 03, 2000 - 10:32 pm
bbcsomaliya dadka fitno ha dhaxdhigin, wax wanaag ah hadaadan sheegyn iska aamus. gabagabada dunida ayaa waxa la yiri in ay beenta iyo fitnada badanayso. hadal buu yiri, dadkii somali wayn cay iyo aflagaado ayey iskula dhaqaaqeen. dadka isaaqa dhulkooda ilahay u barakeeyey wax dhib ah oo ay qabaan ma jirto, maanta somali meesha u wanaagsan oo administration ka jiro waa somaliland. qabiil wax laguma dhisi karo, ilaahay iyo rasuulkiisa u laabta somali weyneey. somailiya inta ay laegtahay iyo 245 dibitaati oo qabiil ku salaysan, ma isku dhigmaan? yaa lacagtooda bixinaya 245 dibitaati? ma wadankaa la dhisaa mise dibitaati ayaan biilnaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 02:30 am
Haawiye waxay galaan oo ay gudaan waa la arki. Soomaaliya waa qabiilka ugu liito sidii yeydii camal ay wadankii fiiqdeen. Bal adigu weligaa ma aragtay dad fiilooyinka teleefoonada iyo korontada faa'iido ka raadinaaya oo dibada u soo dhoofinaaya. Taalooyinka ayay fuqsadeen oo ay gateen. Gabdhihii cad-cadaa ee barawaaniga ahaa ay qafaasheen oo ay dhuusamareeb iyo kaalgacayo geysteen illeyn waa wax weligood aan naag cad arkine. Waxey dheheen waxaan rabnaa iney ilmaheena cadaadaan. Villooyinkii caalamiga ahaa ay kudhex baneen oo ay albaabadii iyo dariishadahii ka fuqsadeen.... Waa sidi loo sheegay waa yeey dugaag ah oo aan waxba kala garan. Qofaan talin jirin haduu taliyo qofaan tagi jirin aa taga. Wax isku fala Haawiyooy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwahid

Monday, September 04, 2000 - 02:59 am
I can't resist to register my disguist to all your postings regarding the qabiil..After all what we have been through . some of you have the audicty in ay ku fanaan qabiilka.. qabiil hadduu wax tarayo, waan aragnaa heerka uu soomaali gaarsiiyey.. qaar qaxooti ah.. qaar gaajo iyo cudur leeyeen.. qaar westka ku cadilan oo caruurtii laga qaatay ama gay and lesbian noqdeen.. qaar qaad iyo turub meel la fadhiya.. that is a vivid picture of the destruction caused by the qabiil.... but better yet it is equally disguisting that the so- called interim somali assembly is derivative of the said qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARDACAD

Monday, September 04, 2000 - 03:21 am
LAST ANONYMUOS

WALAAL WAAD QALDANTAY OO •••••• GAALKACYO MADAGANA GABDHANA MA GEENSAN DHUUSOMAREEB WAR UMA HAYNO GAALKACYOSE CAANAHA IYO DIGIRTA SUCBADA BAY IIB U GEENAAN GALABTIINI WAA CARAABAAN MARKA GABDHIHII CADCADAA HOBYO IYO CADDAADO IYO WIXII DHINACAAS KASII AH MA SOO DHAAFIN


ANY TIME BARDACAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rahma

Monday, September 04, 2000 - 04:27 am
ILeen waxan dooroot sheek taa say u badan yihiin waa xoolo xayawaanka ka liidah.War way isku dardarsameen markay maqleen hawiyaa wadankii haysta, war hadaad dhimaneysaan dhareerkaa waa iska duwaaye aamusa yaanyuur yahay wax runta idiin sheegaad wayseene, ileen waxan inta yar oo diinta leh maahee inta kale waa dameero. dameeradaaba roonoo la rarankaraaye.war i maqla niman yahow doorood, wiilasha •••••• iskuma keen quurane gabdhaheena hawiyaa idinkufilan, adoomayaw marqaansani, waxanoo dhana cayrtaa idinkugu wacan mashqestayaashan uraayo, uf uf uf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARDACAD

Monday, September 04, 2000 - 05:11 am
TO RAHMA

ABAAYO ANIGU QABIIL DHAN CAYNI MAHAYO WAXAANA AHAY GABAR SIDAAD SHEEGTAYBA WAXAANA IS TAAHISHAA IN LAGUSIIYO JAWAABTAADA AAD XAQA U LEEDAHAY IYO IN LAGUU AKHRIYO TAARIIKHDA AMABA DADKA KAA WAAWEYN WARAY SATID QABIILKA ••••••• WEYDIINA KAAD ISLEEDAHAY WUU IDINKU ACQLI IYO AQOONBADAN YAHAY WALOW UU EE XANAYO HADANA HADALADIISA SII DHADHANSO WAAD DAREEMI KARTAA ••••••• IN UU YAHAY WAX GARAD AQOON YAHANO IYO DAD WAX LA LA QAYBSAN KARO OO LA AANTOOD AYSAN SOOMAALIYA HAGAAGEEN FAAMNA IGAMA AHA EE 10KII SANO BAA QOFKII AAN HOREY U OGEYNA OGAADEY WALAALEY ILAAHEY CEEB TEENA HA ASTURO HADAAD AQOON IYO DAMIIR SOOMAALINIMO KUGU JIRTO ••••••• SIDAAS UMA AADAN CAYSEEN WAAYO ••••••• XAMAR OO SHIDAN OO DHISAN OO QURUXDII LA OGEEYD LEH BUU KA DHAQAAQAY
yAASIDAAS KA DHIGAY ? MEEDEY MAGACII SOOMAALI LAHEYD YAA TIRTIRAY IN TUU LAHAA QABIIL BAABI IYO ••••••• WALAALEY CAQLIGA AAD KU HADLEYSID WAA KAN IDINKU JIRA EE IS BADEL LA IMOW AAD DADKA WAX KULA QAYBSATID CAYDANA WAA LAGA FIICAN YAHAY


BARDACAD

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.