Dr. Yusuf | Wednesday, August 30, 2000 - 10:22 am More than 60,000 people turned out at a stadium in the heart of Mogadisho, to welcome president A/Qaasim Hassan. People were so happy to see thier own president. President Hassan was elected by a parliament last week. The new president arrived in mogadisho Wednesday, Mr. Hassan "said we are here to help our people" the president will visit Baydhabo earlier Thursday. The president was accompanied on his visit to Somalia by 80 members of the transitional assembly.... Madaxawaynuhu wuxu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee balidoogle, laakin waxaa cajiib noqotahy in dad aad u fara badan ay wadada safnaayeey from Balidoogle ------- Mogadisho. sida aad ogtihiin Balidoogle wuxuu Muqdishu u jiraa 90 kilo miter... Taas waxay kuu cadaynaysaa Jacaylka ay shacabku u qabaan dawlada cusub,, A,Qaasim wuxuu maanta maray Muqdisho afarteeda gees... Waa iga su,aale aaween ku oranaayay shacabkayagu ma doonayo dawladaan cusub, taa waa beenowday... Taageer Dawladaada iyo Dalakaaga.. |
Warfaa | Wednesday, August 30, 2000 - 11:18 am Wow.... War waa qatar A/Qaasim.. waa madaxwayne la hobo.. I wish he will be alright.. |
YUSUF | Wednesday, August 30, 2000 - 03:39 pm ASKAMUALAKUM I WAN TO WELCOME MY NEW PRESDENT GOD PLAES HIM I HOP I GO BACK TO MY HOME LAND |
David | Wednesday, August 30, 2000 - 08:39 pm God bless him if he is loyal to his voters, if not god curse him and but him in Jahanama |
kawaanle | Wednesday, August 30, 2000 - 09:29 pm Amiin yaa rabi amiinnnnnnnnnnnnnn |
GOODMANJR | Wednesday, August 30, 2000 - 11:09 pm KU: C/QAASIN SALAAD ! ANIGOO KUHADLAYA MAGACA DHALINYARADA SOMALIYEED EE KU NOOL QURBAHA WAXAAN KULEENAHAY AWGUURIYO IN SOMALI EY KUAAMINTAY. ILAAHEY HAKUUFUDUDEEYO SIDII AD SHAQADA ADUUNKA UGU ADAG UGUDAN LAHEYD,AAMIN. SI AAN SHAQADA KUUGU FUDUDEENO WAXAA TALA NAGA AH IN AD SOODHAWEEYSATO SADEX NIN KANA DHEERAATID SADEX KALE. SOODHAWEYSO: 1)AQOONYAHAN 2)MALQABEEN 3)MURUQLE " MID AWOOD LEH " KADHEEROOW: 1)QABQABLE 2)DANEEYSTE 3)QABIILISTE TALAABADAADA UGUHOREYSO HANOQOTO IN SIDII SADEXDA HORE AY ISKULA SHAQEEYN LAHAAYEEN SI SADEXDA DANBE EY KAAGA DHEEREEN LAHAAYEEN. OGOOW LAKIIN IN SADEXDA DANBE EY KUUGU IMAANDOONAAN ASTAANTA LAGUYAQAANO SADEXDA HORE. SIDAAS IYO NABADGELYO. P.S: DHAXASHA WADANKA ANAGAA LEH HADAANU NAHAY DHALINYARADA SOMALIA. EE SIYAASADAADA NAGUDAR SI AAN DHIBLAAAN ULA WAREEGNO TOMOROW. |