site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KEENAY IN SOOMAALIDA DIBADDA JIRA LAGA HELO RAG LAGUURSADAY IYO DUMAR RAGOODA KU KOR GUURSADAY????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAXAA KEENAY IN SOOMAALIDA DIBADDA JIRA LAGA HELO RAG LAGUURSADAY IYO DUMAR RAGOODA KU KOR GUURSADAY????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamaal

Wednesday, August 30, 2000 - 11:26 am
Waxaan la soconaa in soomaalida meel walbo ay joogaanba ay isbedelaan oo ay yeeshaan dadka meeshaas ku nool dhaqankooda, hadaba waxaa in badan loo maqlay in rag soomaaliyeed la guursaday oo naago noqday iyagoo Rag ahaan ilaaheey u khalqay run ahaanti arintaas waa arin lala yaabo
haka suurowdo gaalo aan garanaynin nolasha aduunka
iyo qiimahiisa,ama haka suurowdo qof ilaaheey caqliga ka qaaday aan waxba kala sooci karin,
ee maxaa sababay in rag soomaali ah hadana diinta
islaamka sheeganaya in la guursado oo ay rag iyaga
lamid ah ay naago u noqdaan wallee waa wixii laysku dili jiray.
tankale maxaa keenay in dumarkeena soomaalida ah
iyagana ay iska eryaan ragii qabay inagoo og inaan arintaas weligeena aan caado u laheyn oo xitaa hadii uu dilo ninka xaaskiisa ay ugu sabri jirtay Maanta markii aan dal shisheeyo tagnay miyaan is bedelnay ? mise awalba anagaan dad jira
oo dhaqan iyo caado leh aheyn?
waxwalbo oo lagu cudurdaaranayo wax soconayo ma'aha sababtoo ah ma hadaan garanay mise gaalada ayaa na fahansiiyeen in dumarka ay xaq leeyihiin
oo diinteena miyaan xurnimo siinin, oo maxaa keenay inay naagta markii ay somaliya joogto ay ninkeeda raali u noqoto markii ay qurbo iyo meel
dadkeeda dhintay ay tagtana durbadiiba isbedesho??
hadaba rag iyo dumarba runta ka sheega arintaas....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beydan

Thursday, August 31, 2000 - 01:51 am
Jamaal
qabad miyaa inaad arintaas kahadashid u ducee in ilaahay uu xariista tuso kana soo celiyo wasaq nimada inta anaay nacaladoobin.
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

beydan

Thursday, August 31, 2000 - 01:55 am
Jamaal
qalad miyaa inaad arintaas kahadashid u ducee in ilaahay uu xariista tuso kana soo celiyo wasaq nimada inta anaay nacaladoobin.
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, August 31, 2000 - 03:07 am
duruufaha la qabso dadku waa qaxootiye ma waxad doonaysaa in dadku sidaada wada noqdaan walee adaa daali ee dadka ha u fiirsan dhinacaagana ka raac kuwaad is fahantaan kuwa kalena waxay samaynayaan iyagaa ka helee u daa lama noqodo kaligii taliyee

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.