site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa daawaday aljaziira soomaliyay weenkum yaa shabaab alraiis biyitakalam carabi bidaalaqa!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Yaa daawaday aljaziira soomaliyay weenkum yaa shabaab alraiis biyitakalam carabi bidaalaqa!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Wednesday, August 30, 2000 - 06:07 pm
cumrii maa xasabta fii waxid haweiya biyatakalm carabi!!bes jkuwayis anaa macaha minal yoom.
maanta laga bilaabo madaxweyanah waa taageray waxaan arkay madexweynaha oo aljaziira carabi ku wareysanaeyso aad baan ugu farxahay hadaladuu ku hadlay iyo afcarabiga ugu ku hadlayaa.
wuxu yiri soomaliya waa qayb ka mid ah ummada carabta ka naxoo nafta waa!!!
waxana umaleynaa inuu caawinaad badan ka helayo carabta waayo wuxuu u egaa nin carabiga shubay.
erayga aan la yaabay siduu u keenaya wuxu **albunya altaxtiya** oo micnihiiseu yahay soomaliya dhismihii hoosaa baaba'y oo u baahan in la dhiso.
ina caydiidna ama ina mujrim turjumaan ba u turjumay oo ingriis jajaban buu ku hadlayay oo waxba is kuma hayn waana ka soo horjeeday cabdiqasim se waxay u egtahay inuu banaan ku soo dhacayo waayo cabdilaahi yusuf buu maciin baday oo ku soo halqabsaday.
am going to muqdishoo soon inshalaah .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.