site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DO YOU THINK SOMALIA SHOULD HAVE DEPLOMATIC RELATIONS WITH AMERICA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): DO YOU THINK SOMALIA SHOULD HAVE DEPLOMATIC RELATIONS WITH AMERICA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Wednesday, August 30, 2000 - 06:31 pm
DO YOU THINK IT IS SAFE FOR SOMALIA TO HAVE DEPLOMATIC RELATIONS WITH THE UNITED STATES, IMF AND WORLD BANK, RELATE TO THE PAST EXPERIENCE SOMALIA OR THE REST OF THE THIRD WORLD HAD WITH THEM WHEN WRITING YOUR OPINION. WHAT ARE THE PROS AND CONS TO THIS SITUATION?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GOODMANJR

Wednesday, August 30, 2000 - 11:30 pm
DEAR SOMALI !

SUÁAL FIICAN WAYE EE ADI MARKAHORE FIKRAD INAA KADHIIBATO AA FIICNAN LAHEYD.

MARKA HORE IN XIRIIR AADLA LAHAATID USA & DAWLADAHA LAMID AH EE SUPERWOWER KA WAA LAGAMA MARMAN. MAXAAYEELEY WAX EYSAN AYAGA OGEEYN IN ADUUNKA EYKADHACAAN MA OGALA GAAR AHAAN WADAMADA MUSLIMIINTA AH. HADAA GO AANSATID INAADAN XIRIIR LA LAHAAN WAXEEY KUGUBILAABAAYAAN DAGAAL DHAQAALE IYO MID XOOG AHBA. TAAS MICNEHEEDA MAAHAN IN AAD WAXWALBOO EY KUDHAHAAN INAAD YEESHID EE DOWLAD WALBA WAXEY KUXIRANYAHAY SIDII EY ULA MACAAMILOONLAHEYD WADAMAADAAN XOOGALEH, IYAGOO ISLA MARKAASNA DANAHOODA GAARKA AH FUSHANAAYA.
MIDNA OGOOW, MARWALBA WAXAA JIREYSA DAWLADO AA ISKU INTREST TIHIIN, KUWAASOO LAGAYAABAA IN AAD UGA GANBATO DAWLADAHA WAAWEYN DULIGOODA.

SOMALIYA WARAA HEYSTO. WAA IN DIINTOODA ISLAMKA EY KOR USOOQAADAN OO EY KUSOODARAAN POLITICS,ECONOMICS,SOCIALS IYO DHINAC WALBA OO NOLASHA KUSAABSAN. ISLA MARKAASNA WAA IN WADANKA EY INDUSTRIAL KADHIGAAN OO EY GARABSOCDAAN ADUUNKA KALE. ILAAHEY HANOOFUDUDEEYO HALGANKEENA.AAMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Friday, September 01, 2000 - 02:28 pm
goodmanjr, saaxiib waxaan aniga rayi uga dhiiban karin waxaan rabaa horta in aan ogaado soomalida fikrada ey ka qabaan, su,aasheeyduna kuma koobna marykan oo kaliya ee waxaa ayana aan rabaa in aan ogaado fikrada laga qabo world bank iyo imf ta. fikradihiina ayaa saldhig u noqon doono ra'yigeyga.

waad ku mahadsantahay fikradaada ducadaadana aamiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.