site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Beesha Hawiiye oo Saluugsan sida loo qeybiyay Baarlamaanka ma abuuri kartaa in shir 14naad loo baahdo.a

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Beesha Hawiiye oo Saluugsan sida loo qeybiyay Baarlamaanka ma abuuri kartaa in shir 14naad loo baahdo.a
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaadi

Thursday, August 31, 2000 - 09:42 pm
Hadal guux ah oo soo xoogeysanaya ayaa waxaa ka dhex socda beesha Hawwiye dhexdiisa, kaasoo ah haddii uusan A/Qaasin wax ka qaban xaqdaradda loo qeybiyay Kuraasta baarlamaanka in aysan dowladdiisa taageeri doonin.
Dadka ay u cuntami la'dahay waxaa ka mis ah:
HABBERGIDIR = 8 Kursi
ABBGAAL = 8 Kursi (Mudulood oo dhan 11 Kursi)
HAWAADLE = 6 Kursi
Gugundhabbe = 3
waa Sa'aale Dowladd eeysan qabiiladaas taageerin xagee bey gaareysaa?
Kuraastase maxaa loogu qasaarshey in la siiyo dad aan dib u heshiinta Soomaliya aan awood iyo tiro midna wax ka geli karin, sida CIISSE (6-7), GUDUBIIRSEY (9), Mareexaan(11), D&M (44).

Bal fiiriya Dir koonfureed waxaa la siiyay (7), Gaaljecel oo shan mar ka badana (3), Shiiqaal oo ay isku tirsi dhow yihiina (2).

Madexweyne A/Qaasim ilaah ha u fududeeyo sidii uu wax yeeli lahaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WACDA

Friday, September 01, 2000 - 05:45 am
Anakoo Abgaala oo Soomaaliyoo dhan ugu tirsi badan taas mana mareeyso.
Ali mahdi iyo wixii kaloo mahaas Carta lagu tilmaamay tagay, dano abgaal uma tagin ee kuraastoodey doonteen.
Aniga Nabad ma diidani laakiin Xaqaan rabaa in wax loo qeybsado, waxaana ahay dhinaca Muuse Suudi.

Wacda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lajecel

Friday, September 01, 2000 - 06:12 am
to wacda and qaadi

Wacda waxaan hubaa in aad ubaahan tahay in nolosha dib laguu baro lagaana daaweeyo cudurka qabiilka,who is muuse suudi anyway? is he your brother? xataa haduu yahay ma gacan ku dhiiglaad lajirtaa? so get reall. Adigana qaadi aniga shiiqaal ayaan ahay 2 kursi ayaa lasiiyay murana kama qabno maxaa yeelay dowlad ayaan rabnaa kursi haduu sharaf leeyahay timirtii horeba dab loo waa and I beleave cabdiqaasin in uu yahay nin soomaalida xaq ku wadi doona insha alaah bi idmu laah.

Regards
lajecel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayow

Friday, September 01, 2000 - 06:33 am
Salaan kadib.
To: Wacda, iyo Qaadi.
Waxa aad wadaan ee beenta ah joojiya, afkiinana abgaal ka baxsh, Abgaal Cusmaan oo dhan wuxuu taageeray dawlada A/Qaasim Hassan.. Waxa kaliya ee diidan waa Muuse Suudi oo qura. Waa su,aale uu metelaa muuse suudi, the answer is nobody..
Anaga hadii aan nahay shacab waynaha abgaal cusmaan waxaan maal iyo muruq ku bixinaynaa mid nimada ummada soomaaliyeed, not tan muuse suudi..
Taana waxaa daliil u ah, A/Qaasim wuxuu ku degay Hotelka wayn ee [Ramadaan] uu leeyahay nin caan ah oo abgaal ah.. Abgaal Cusmaan taariikh door soomaaliya door fiican ayuu ku leeyahay, marka ma rabno in aan taageerno [Warlords any more]
Tan kale sida loo qaybiyay baarlamaanka waa ku qanacsanahay, sababta oo ah abgaal wuxuu ahaay dadka oranayay anagu waan ogolnahay wax ala wixii nalasiiyo si loo gaaro qaran soomaaliyeed.
Mar kale joojiya war aan raad iyo sal toona aan lahayn, Abgaal wuu taageeray dawlada cusub 100%
Soomaliya ha is raacdo soomliya waa mid...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 07:23 pm
You are atotal ignorant, uneducated fool.You may not even understand what i am writing here.How do you know your clan •••••• is the largest clan in Somalia.No census has ever taken in Somalia and nobody can tell the real number of the
somali clans.If the Dir which is the largest clan can not have an effect on the Somali peace, who else you think will have an impact on Somalia peace and reconciliation.Dir has been marginalized in somalia for the last 40 years and still been kept that way in Djibouti.Dir is larger than •••••• and Darood put together.Moreover, Digil/Midfleh are twice as large as ••••••.Meanwhile if Gadaboursi who is the most educated clan in Somalia can not have an effect on Somali peace.Do you think •••••• who have been in rampage of mass rape, mass murder of innocent civilians and loathing of public property can bring peace to Somalia will have an impact.You are the ones who need government and peace more than anybody else.You can not control yourselves and we will like to invite back your former masters, the Majiirteen.Keep quiet ignorant ruffian and go to school.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 07:33 pm
You are atotal ignorant, uneducated fool.You may not even understand what i am writing here.How do you know your little illiterate subclan(ABgaalo) is the largest clan in Somalia.No census has ever taken in Somalia and nobody can tell the real number of the
somali clans.If the Dir which is the largest clan can not have an effect on the Somali peace, who else you think will have an impact on Somalia peace and reconciliation.Dir has been marginalized in somalia for the last 40 years and still been kept that way in Djibouti.Dir is larger than all your subclans put together plus Darood put together.Moreover, Digil/Midfleh are twice as large as your clan .Meanwhile if Gadaboursi who is the most educated clan in Somalia can not have an effect on Somali peace. What about the southern Dir, they have much more integrity than you.Do you think your subclan(Abgaalo) who have been in rampage of mass rape, mass murder of innocent civilians and loathing of public property can bring peace to Somalia will have an impact.You are the ones who need government and peace more than anybody else.You can not control yourselves and we will like to invite back your former masters, the Majiirteen.Keep quiet ignorant ruffian and go to school.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hawiiye

Saturday, September 02, 2000 - 09:56 am
you are another ignorant too..
Hadii aad tahay nin rag state your unknow clan, and then we can talk, otherwise stay out of my bage, before I cick ur ass, As u said we are mass murder,but remember we are only one who can bring peace back to soomalia, not u or other clan.
You called them former master, ask your ignorant self, where are they now? they live in hots with no clean waters, no food, no even lights, we cick them out of thier houses 10 years ago, and never came back.. That is why they need a government, so they can see thier houses. once again we are your [president] and you are our solders..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqow

Sunday, September 03, 2000 - 07:05 am
Hello wazupp ppl Kani waa wiil gugundhabe, waryaada •••••• dadka sheeganayoow sideey ku dhacday in Gugundhabe oo dhan uu 3 kursi oo kaliya uu •••••• ka dhex helo? Run ahaantii waxaan u arkaa cadaalad darro balse anagu waxaan danteena qaaska ah ka hormarineeynaa tan shacbiga ummmada soomaaliyeed waxaana mahad qaas ah madaxweeyne Guuleed oo garowsaday cabashada Gugundhabe waana ku faraxsanahay 2 kursi oo uu ugu daray anyway peace ayaan u rajeeynaa dadka iyo dalkaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqow

Sunday, September 03, 2000 - 07:07 am
Hello wazupp ppl Kani waa wiil gugundhabee, waryaada Hawiyoos dadka sheeganayoow sideey ku dhacday in Gugundhabe oo dhan uu 3 kursi oo kaliya uu •••••• ka dhex helo? Run ahaantii waxaan u arkaa cadaalad darro balse anagu waxaan danteena qaaska ah ka hormarineeynaa tan shacbiga ummmada soomaaliyeed waxaana mahad qaas ah madaxweeyne Guuleed oo garowsaday cabashada Gugundhabe waana ku faraxsanahay 2 kursi oo uu ugu daray anyway peace ayaan u rajeeynaa dadka iyo dalkaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 08:51 am
To:So-called Abgaalo(Dameer fuule)

You are the most unintelligent, uncivil and ignorant Somali clan. What you need to do is go back to school and learn how to speak English.You are far behind all other Somali clans.Go back riding your donkeys. That is the only thing you know.Only stupid people without a soul, can brag of mass rape and cold blooded murder of innocent woman and children.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAL/GUGUNDHABA

Sunday, September 03, 2000 - 12:20 pm
Surrounded by hundreds of heavily armed men, Hassan toured Baidoa in central Somalia to commiserate with residents and promise the city's reconstruction.

Baidoa, a town of narrow, dusty streets, crumbling houses and bustling markets, became known as the ``City of Death'' after a war-provoked famine devastated the town in 1992. It lies 155 miles northwest of the capital Mogadishu.

``I convey my deepest and heartfelt condolences to the families of those who died or were disabled during the civil war,'' he told tens of thousand of Somalis waving flags and flowers, and singing national songs in Baidoa's soccer stadium. ``The government will take care and educate the glue-sniffing children and the orphans.''

Hassan, who was inaugurated Sunday as Somalia's first president since 1991, was on the third day of tour of Somalia. He was chosen by Somalia's Parliament-in-exile in neighboring Djibouti, cite of an ongoing peace process. Several key faction leaders in Somalia oppose the process.

Hassan had not been expected to return to Somalia until a prime minister and Cabinet had been named in Djibouti, which has not yet happened.

The surprise tour is widely viewed as a bold move to demonstrate to opponents of the reconciliation process and a skeptical international community that Hassan and his legislators have the support of the Somali people.

Hassan was accompanied to Baidoa by 90 members of the 245-seat Parliament.

The country descended into chaos and has had no central government since opposition leaders joined forces to oust dictator Mohamed Siad Barre in 1991. Factional leaders then fought with each other, turning the nation of 7 million into battling fiefdoms ruled by heavily armed militias.

The president and legislators were expected to return to Djibouti later Friday where the process of appointing a prime minister and Cabinet will begin.

In neighoring Kenya, Foreign Minister Bonaya Godana told reporters that his country fully supports Somalia's new president and Parliament but warned that viable peace in its fractious neighbor can only be achieved through inclusion of faction leaders.

``We would have wished that all parties, particularly the warlords, would have been party to the (peace) talks,'' Godana said.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.