site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

FARXAD MISE NAXDIN???????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): FARXAD MISE NAXDIN???????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sowda

Friday, September 01, 2000 - 02:50 am
Waxaan aamin sanahay in dad badan oo soomaliyeed ay wali kala fahmin micnaha farxada iyo naxdinta amaba ay kala saari la,yihiin maxaa yeelay waxaa maskax dayda diidan amaba aan fahmi doonin 100ka sano oo soo socda in anakoo dhaabacii iyo burburkii uu noo geestay dagaaldii sokeeya wali naga muuqato amaba sharaf xumada ay leedahay wadan la,aan calan la,aan dad la,aan iyo diin la,aan aan runteedii taabanay sidee bay ku dhacday in markii ay dowlad dhalatay dad badan oo soomaliyeed aysan ku farxin walina ay ka hadlayaan qabiil iyo wuxuu cabdiqaasin ahaan jiray ma in aan dabaal dagnaa mise waan in aan usoo laabanaa waxyaa bihii raqiiska ahaa ee na bur buriyay, ma ogtihiin in ay jiraan dad badan oo soomaali ah oo dadkoodii umalaynayaan in ay dhinteen laakiin ku xiran wadamo badan oo africa ka tirsan aysan jirin qof udacwoon kara laakiin calanku waa qaali oo wuu awoodaa xusuusnow. aniga waxaan ahay gabar soomaliyeed magacaygana waa sowda hadii aad u baahan tahay in rayigaaga ila qaybsatid kusoo dhowow email kayga waa sowdamoalin@yahoo.com

Regards
sowda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaale

Saturday, September 02, 2000 - 12:20 pm
Sawda walaal waa runtaa oo nin diidan dawlad soomaaliyeed oo cadaalad ku dhisan ma jirto laakiin waxaa dad badan aysan u cuntami karin waxaa weeyaan in raggii shalay soomaali hubka isugu dhiibay ayagana la tegay wixii hanti wadanka yaalay ayaa maanta inta isa soo huwiyay shaal leh waxaan rabnaa inaan daweyno dhibaatada soomaaliyeed, kolay ilama ahan in raggaas ay soomaali wax u soo wadaan oo aan ka ahayn xanuun hor leh ama 10-ka 20 kale ugu dar.bal fiiri oo dib ugu noqo yay yihiin xubnaha maanta hor kacaya group-arta, intaa iyo gunaanudkeeda walaal somalia waxa ay u baahan tahay maanta waa iyadoo hesha shaqsiyaad daacad ah oo ka saara dhibka ay abuureen gacanku dhiiglayaasha, (kuwii ina siyaad iyo qabqablayaasha dagaalka).
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAHAD

Monday, September 04, 2000 - 10:54 am
Waa yahaye hadii aad diiday kuwii hore waa kuwee kuwa wax inoo dhisi doona car hal ka mid ah sheeg maxayse wax uqaban waayeen 10kii sano ee la soo dhaafay,isbarbar dhig khasarihii ay gaysteen kuwa aadan jeclayn iyo 10kii sano ee tagtay ma ogtahay in 10kii sano ee tagay aan ku burburinay intii 100 sano lasoo dhisayay.

Samaale waxaa loo baahan yahay in dhinac walba wax laga fiiriyo hadii uusan xalku ku jirin ilaa gacmaha araydii nidaamkii hore why aan ku diidaynaa mise muuse sudi oo qorista barta 1995 ayaad ka doorbiday ra'iisal wasare mukhadram ah waxan filayaa inaysan cadifada kuu gayn inaad taagerto caato nacayb aad u qabto sarkaal atleast dowlad qiimaheed yaqaan.

10sano ayaanu lahayn afwayne ee kaalay adiga afyare keen hadaad hayna please hadal hanagu lugoyn.

By the way sowda waan ku faraxsanahay inaan la kulno gabar somaliyed oo caqligaaga camal wadata thank you again waana kuu hambalyaynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOWDA

Tuesday, September 12, 2000 - 10:19 am
TO SAMALE IYO FAHAD

MARKA UGU HORAYSA SAMALE WAAN FAHMAY HADALKAAGA LAAKIIN WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN AAN KA FEKERNO WAXYAABO BADAN OO AH SIDA AAD SHEEGTAY IN RAGAAS AYSAN AHAYN RAG WANAAGSAN BALSE WAXAAD OGAATAA ADUUNKAN FAAIDADA IYO QASAARAHA WAA LAISKU WADAA WAX WADA WANAAGSAN AAN CEEB LAHAYN MAJIRTO ADUUNKA OO DHAN AYAA SIDAAS U SAMAYSAN

WAXAAD KASOO QAADAA SIDA DAAWADA MARKAAD XANUUNSATO OO DAAWO LAGUU SOO QORO OO AAD DAAWADAAS KU CAAFIMAADO ISLA MARKAAS WAXAY LEEDAHAY (SIDE-EFFECTS)DADKANA WAA SIDAAS OO KALE WANAAG KASTA AY SAMEEYAAN DHIBKOODANA WAA AY WATAAN CALAA IYO XAAL WAXAA KALOO JIRTA MAAH MAAH SOOMALIYEED EE DHAHDA (WAXA XUN WAX LA,AAN AYAY DHAANTAA) MARKA HADUU CABDIQAASIN IYO DOWLADA CUSUB AY XUN TAHAY WAXAY DHAANTAA DOWLAD LA,AAN OO AAN OGNAHAY RUNTEEDA,WAXAAN FILAYAA IN INTAAS KUGU FILAN TAHAY WALAALKIIS.

FAHAD) WALAALO WAAD KU MAHADSAN TAHAY SIDA AAD RA,YIGAYGA AAD IIGU RAACDAY TEEDA KALE AAD IYO AAD AYAAD IIGA QOSLISAY MARKAAD DHAHDAY (WAA ADIGAN AFWEYNE DIIDAYEE BAL ADIGA AF YARE INOO KEEN THAT WAS REALY FUNNY.

REGARDS
SOWDA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asad

Saturday, September 23, 2000 - 09:21 am
lol keep doing it

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.