This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Friday, September 01, 2000 - 08:13 am Marka hore waad salaaman tihiin Marka xiga waxaan u maleeynayaa walaalahay ku nool europa and north america in ay u kala baxaan sadex qaybood sida badan oo kala ah dad waxbarasho u jooga halkaas iyo dad ka shaqaysta iyo dad oo labadaba aan haynin, marka waxaan ula talinayaa walaalahayga in ay ku soo laabtaan dalkooda hooyo labada qayb oo kala ah kan meesha ka shaqaysta iyo kan iska joogaba maxaa yeelay dhaqan kaa badan wayku saameysaa oo waxay saameynaysaa diintiina, nabigeena naxariista rabi iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee wuxuu yiri(dabka gaalada iyo dabka muslimiinta isma arkaan)oo micnaheedu ah islama dersaan hadaba waxaa iga talo ah in ay kusoo laabtaan wadankooda hooyo iyada ayaa u baahan, qaybta kale oo ah dadka waxbarasho ku haysta halkaas waxaan leeyahay wado dhamaystiro waxbarashadaada ka dib u soo laabo wadankaaga hooyo or wadan islaami ah. intaas iyo nabadgalyo waxaad igala soo xiriiri kartaan emailadeeda oo kala ah sadiqalqa@hotmail.com sadiq_q@yahoo.com wassalaamu calaykum waraxmatu allaahi wabarakaatuhu
|