site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BARBAATA HIRAN!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): BARBAATA HIRAN!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GURE

Friday, September 01, 2000 - 08:40 am
WALAALAYAAL WAXAAN JOOGNAA WAQTIGII AAN WAX UQABAN LAHAYN WADANKEENA GAAR AHAAN GOBOLKA AAN KU ABTIRSANO EE HIRAN,WAXA DHASHAY DOWLAD BALSE QOFWALBA WAA INUU WAX UQABTO GOBALKIISA.MARKA AAN LEEYAHAY HIRAN WAXA DAGO QOWMIYADO FARA BADAN ULAMANA JEEDO HAL QOWMIYAD LAAKIIN MACNAHEEDU WAA DHAMAAN INTA ISLA DAGTA OO KU ABTIRSATO HIRAN.
WAXAAN JECLAAN LAHAA HADDII LAHELAYO DAD ISKU DUUBAN OO JECEL WAX UQABADKA GOBALKAAS INAAN XIRIIR YEELANO OO AAN KAWADA HADALNO SIDII AAN WAX UGU QABAN LAHAYN GOBALKEENA MAXAY ADIGA KULA TAHAY BRO/SIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ceebla

Friday, September 01, 2000 - 03:00 pm
ceebla
walaalkeey guure aad ayaan ula dhacay hadalkaagii qiimaha iyo qaayaha lahaa walaalkiis,aad ayaad ugu mahadsan tahay sida waxqabadka leh aad ula jeceshay gobalkeena hiiraan walaaloow hiil'iyo hooba waan kula garab taagan nahay''waa walaashaa oo markale ku leh thanxxxxxxxx bro halkaan ku wada xiriiri doonaa''bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, September 01, 2000 - 04:29 pm
Walaalayaal waxqabadkiina ha quseeyo dhamaan Somalia ee maahan in Hiiraan kaliyah wax loo qabto. I hope U don't take it offensive, thax bro, sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GURE

Wednesday, September 13, 2000 - 03:32 am
TO:CEEBLA IYO INTA DANAYNAYSA HORUKACA HIRAN
ABAAYO CEEBLA MARKA HORE WAAD M/SAN TAHAY MARKA XIGTANA WAAN KAAGA MAHADCELINAYAA SIDA AAD UDANAYNAYSO WAX UQABADKA GOBALKEENA.
WAXAAN JECLAAN LAHAA IN DHALINTA GOBALKA OO DHAN SIDAADA UFAKIRAYAAN.
WALAAL FAR KALIYA FOOL MADHAQDO,WAXA LOO BAAHAN YAHAY INAAN ISKU DUUBNAANO OO AAN USOO JEESANO SIDII AAN WAX UGU QABAN LAHAYN GOBALKEENA.
ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AHBA WAXAAN LEEYAHAY WAXA LAJOOGAA WAQTIGII AYNU SUGAYNAY EE AAN HURDADA KATOOSNO.
DHAMMAAN INTA JECEL HIRAN WAXAAN NAHAY SAFIIRO AY SOO DIRSADEEN DADKII AAN KA DHALANAY EE AAN DIB UXASUUSANO,WAXA MACQUUL AH IN FURSADA AAN MAANTA HAYSANO AYSAN JIRI DOONIN BIRITO!!
SIDAA IYO N/GALYO WALAALAYAAL GABDHO IYO WIILALBA.
NB:GULED71@HOTMAIL.COM

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.