site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Abdi Qaasim xukun ma uqalmaa mise CEYRBA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Abdi Qaasim xukun ma uqalmaa mise CEYRBA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacad

Friday, September 01, 2000 - 09:12 am
Waa yaa 21 sanno iyo noolow siyaad maanta wax garad baan ahey iyo raga kakiciyey afweyne dadka maa isu mida. Hadaba waa lagu doortee waan arkeenaa xaguu ku dambeeeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaloocoow

Friday, September 01, 2000 - 09:28 am
Sacad:
Cer wa idinka caqli badanyihiin. dagaalkii iyo halgankii aad gasheen wuxuu ku dhamaaday laba kursi oo baarlamaanka ah, gaalkacyo oo la idinka heesto iyo abdi qaasin oo habagidirnimo loo siiyey xukunk. Ani waxaan aaminsanahay xaq waxaa u lahaa caydiid junior sababtoo aah aaihi ayaa dawladii hire iyo wixii ka daba naageeyaba xuduudka kenya iyo itoobiya geliyey/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheek

Friday, September 01, 2000 - 09:43 am
HA ah ah!!!
War wax yahoow isku camiraayaa Sacad magacoodo dhaaf oo qabiilo islaameed madaxa ha saaran,waxaa tahay na waalayaqaane cadayso.Balnacas nimo in aad dhameysay xageed ku araktay walaalo wax isku diida, nin yahoow caydiid iyo A/qaasim waa walaalo danahoodiina way gaareen meeshana baroor loogama baahnee ka fakar sidii aan dawlada cusub u daageeri lahayt.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUR

Saturday, September 02, 2000 - 12:54 am
WAXA WAX LALO YAABO AH QABIIL LA'AANTIIS SOMALI MAQIIMEYN KARTO MIYAA QOFKA WUXUU YAHEY.

NINKAN AAN IDIIN SHEEGOO WAA XUKUN JACEEL WAALIDKIIS HADUUSAN AHEYN DOORASHO ISUMA TAAGEEEN SIDOOO KALE QOROOW WAA USACBIN JIREY AFWEYNE WLINA DANBII WUU GALEY SIDAS DARTEED MAANTA MAARTA AYAA KABALMARIN DOONTO IGUSO FIIRSO.

BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyad

Saturday, September 02, 2000 - 05:48 am
haddaan nahay somali waxaan nahay dad liita
waxaan u shegayaa somalida dhan
in aduunku uugarey in dokhatar jooga magalda hargesa uuqali karo nin jooga xamar war sidaas ma ula socotaan .. Hddii aad argto qabiil doonya inuu wax mamulo wuxuu donyaa waa cadahay waxuna waa boob iyo dhac... anigu waxaan ah reer puntaland wana ayisanahay bro abdulqassim salad hassan.. waxaan dhihi lahaa ninkii ku hadalay fakradihii khaldanaa ee kor ku xusnaa inuu ahaa nin sumesan oo qaad ka dhergey...

wadani.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HBSaad

Saturday, September 02, 2000 - 08:22 am
Sacad ninka sheegtoow qabiilka magacooda u daa adoo nacaskaas ah Sacad kama dhasheeee qabiilkaaga runtaa sheego.

Qaloocoow duqa dabinka uu ninkaas(sacad magacooda ku qaraabanaya) uu kuu dhigay si fiican ayaad ugu dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Saturday, September 02, 2000 - 09:34 am
War isku xishoo ninyahow jiran, markii aad furtan bogan, ayaad ceebowday, duf ku bax ee aqli yaaraa
Afkaaga hala taagin [Sacad ayaan ahay] isku xishoo markale sacadna xitaa caano kuuma gelin..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.