site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

INA CAYDIID "CRAZIEST SOAP EATER" MALAB MEEL HA U CARARO MANTAN SOMALILAND BUU U SOCDAA ILAAHOW NOO SAHAL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): INA CAYDIID "CRAZIEST SOAP EATER" MALAB MEEL HA U CARARO MANTAN SOMALILAND BUU U SOCDAA ILAAHOW NOO SAHAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PEACE

Friday, September 01, 2000 - 10:47 am
WIXII DHIIGYA CABKA AHAA CARKII IYO KADIDII BUU ISKU DIRAY XAQII DAKAA KA SOO BAXAY MARBA MEEL CASHA HA SAARO SHALAY WAXUU KU CARARYAY CABDILAHI YUSUF MANTAN SOMALILAND . XAQU KASOO BAX MADAXWAYNUU ITAALKA RABAY NINKA DADKA DHIIGISA CABAY .WAXAAN SUGAYNAA IN MARDHOW SIDII ABHAA XABAD ORADYSA LAGUGU SOO HALDAAGO AMIINNNNNNNNNNN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 02:20 am
Ma xuseen Caydiid ayaa dhiiga caba, Mise adeerkaa Siyaad Barre ardaydiisii uu tababaray ayaa ayaa dhiiga dadka soomaaliyeed ee masaakiinta ah u bartay inay cabaan????????+

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

peace

Monday, September 04, 2000 - 08:44 am
idoor baa tahay ee mesha ka cagacgee ina dhirbaxadii hore mid ka aran kuu dhicin.isjir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 11:32 am
MAANGAAB DHIIGCABNIMO ADINKAA KU HALAAGMEY OO HORE UCABTEEN KOONFUR IYO WAQOOYI DHIIGOODII EEHABAARKAAGA KOGU NOQEY ADIGA AAMIIIIIN
MADAXWEYNENIMO UMA CIILQABO WALAALKII BAA AH EE ADINKA AYAA RUWAAYED IDIN DHIGEYNAA
WADNAHA AAD FARAHA KU HEYSAAN OGAADA
ILAAHMOOYE ASAGA LA AANTII WAXAKALE SOCANAAYA MALEH MARKA ADIGA HABAARTAM AMAISKADAA
XUSEEN NOOOOOOOLAW UNA NOOLOW CADAWGAADA AAAMIIIIIM

AMIIN -AMIIN-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AGOON xuseen ceydiiid

Tuesday, September 05, 2000 - 04:14 am
cunuga yar ee agoonka ceydiiid wuu waashay ayaamahan , inkaar qabahan yar bal muxuu ku diidayaa dawladan xalaasha ee inoo dhalatay,,,
bal cunug yar oo u eg gorrilaha wxuuu u tagay cabdulaahi yusuf another word lord iyo ninkiii abihiis dilay ee agoonka ka dhigay waa cusmaaan mooorayaan caato,,

agonka xuseen ceydiiid hadii uu rabo jaggo wasiir waa la siin ee meel ha joogo waxaan ka dhigaynaa
Wasiiirka caruurta ilmaha abahood lagu dilay dagaaladii ahna wasiiirka agoomada

AGOON XUSEEN CEYDIIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Tuesday, September 05, 2000 - 10:58 am
aydiid lol waa qoslay aaaa ahahahaha cunaga gorilaha u eg yaa ceshada caato awaba dabo socdaa oo abihiis god ku hubsaday war ninka dhiig daranaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxarla

Thursday, September 14, 2000 - 08:54 am
TO: peace and shadiya waxaan idiin sheegi in xuseen ceydiid aanu dowlad nimo u ciil qabin waayo aabihii baa u ahaa madax weyne neither one of U understand his political. mida kale cismaan caato maanu dilin aabihii ee wadkii baa galay,hadaad ula jiidiin aan labadooda isku dirno ogow waa la idinka shisheeyaa, qadiyadina meel kasta wey ku geyn.Tan kale waxaan idin weydiiyay ma waxaad aheydeen ardadii Dujuma iyo sablaale waayo afsoomaaligiina sidaad u qoraysaan waa lagu daali hadii la'aqrinaayo mise typinkaa idinku cusub. waxaan idin dhihi lahaa lafihiina wax ubarta and forget about the politicals,because U arn't good politician.Long life Osman ato and xuseen ceydiid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.