site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TALO WALAAL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): TALO WALAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI

Friday, September 01, 2000 - 07:00 pm
Marka hore waa salaaman tihiin
Marka xiga walaalayaal waxaa nasiib daro ah in uu ilaahay noo qadaray ku firdhisanaan aduunka dacaladeeda hase yeeshee soomaalida ma aha kuwa ku adag diintooda, walaalayaal caalamka oo idil waxaa laga sheegayaa khaas ahaan wadamada yurubta iyo nourth ameerica in ay ugu daran yihiin xaga fasahaada diineed soomaalidana waa dad musiibo ku habsatay oo fasahaadaas ku dhex dabaashay sida raga diintooda ku badashay lacag, dumarka oo fasahaada meel xun ka gaaray, ubadkeenii oo naga fara baxsaday,iwm.
Hadaba waxaan dhihi lahaa walaalahay ku nool yurub iyo nourth ameerica in ay ilaahay ka baqaan meelwalba ay joogaan,iyo in ay gaalada iska ilaaliyaan oo ay diintooda ku gadanin maal aduunyo, iyo marwalba in aad xusuusataan dhimashada iyo qabriga oo nasugaaya.
Walaalayaal intaas waa iga nasteexo ee raali ahaada
Waxaad igala soo xiriiri kartaan emailadeeyda oo kala ah
sadiqalqa@hotmail.com
sadiq_q@yahoo.com
wassalaamu calaykum waraxma tullaahi wabarakaatuhu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caano

Friday, September 01, 2000 - 07:21 pm
haji love u waan ka helay ee naag maledahy qof waxaa ila eg tahay lal dhaqmi karo dhinac kasta. waxaan kuwaydinaa xaga sariirta ma ku fiican tahay ani gabar hot ah baan ahay xalaal na waa rabaa ee e-m isii aan isla xiriirne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, September 02, 2000 - 07:43 am
Dadku waxay ku sugan yihiin khasaare haddii aysa
la imaan Camal wanaagsan,oo ilaah ka raali yhay
waad aragteen haddii aduun ay wax tareyso,
dadweynoow ma Naar iyo cadaab aa loo adkeysan karaa, ilaah ha loo towbad keeno, ilaah dartiis
isaga cafi ruuxii kuugu gardareyso si aad ugu liibaantid maalinta qiyaame ilaah hortiisa la joogo, xusuuso in la qoraayo wax kasto aad sameyso
kheyr iyo sharba, Cigaal.ceydiid iyo cabdulahi,
ogaada in aad aduun iyo aakhiro ku liibaaneynin
haddii aad umada dagaal dambe ku kaliftaan iska
dhaafa umada soomaaliyeed, ilaah ka cabsada meel
kasto aad joogtiin,tageera masaakiinta

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.