site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

S/LAND HORUKAC LA TAABAN KARO AYAY GAADHAY.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): S/LAND HORUKAC LA TAABAN KARO AYAY GAADHAY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARSIIGO

Friday, September 01, 2000 - 10:05 pm
AKHRISTOOW MIYAANAY KUU MUUQAN GUUSHA WEYN EE
S/LAND KU TALLABSATAY SANADO YAR GUDAHOOD.
AXSAABTII SIYAASADA HADDA AYAA LAFURAY WAA WAX
LAGU FAANI KARO AMNIGA HORUKACA DHAQAALAA NABADA
DHAN WALBA AH EE S/LAND GAADHAY, ILAAHAW USIYAADI.
S/LANDERSKA QURBAHA JOOGA ISKA ILAAWA SHEEKADA JABUUTI IYO HADALADA CADWGA,DALKIINII WAX KU KORDHIYA,IYO SIDAAD UGU NOQON LAHAYDEEN S/LAND
MAAL AMA AQOON ULA TEGI LAHAYDEEN.
FIKRADO WIXII AAD KU KORDHINAYSAAN DADKA WADANKA
JOOGA WAA LAYDIIN BAAHANYAY.
MAANTA WADANKU INTUU DHISMAYO WAX KAQABSO QURBIYO CAYR HAKU HABSAAMIN. BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Saturday, September 02, 2000 - 12:37 am
Baaarsiigo,
you are rigth brother and i am going back soon
insha'allah,
waqooyi hillaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 10:49 am
War horta Baar Siigo weli ma furan yahay. Baarka agihiisaan deganaayoo waxbaababad isoo xusuusisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baarsiigo

Saturday, September 02, 2000 - 11:48 am
Anonimous..LOL.
brother weli waan furanayoo suqaarkii macaanaa
haddaad garanayso sidii ayaa loo cunayaa iyadoon
bandoo iyo •••••• midna aanad iska eegayn ayaa sxb nabad iyo rayrayn halkii aad ogayd dhallintu
ku caweysaa oo xiligaad doonto aad ulugaynaysaa
koonahaad rabto magaalada.
war heedhe baarsiigo waa shidanyee iskaga tag
meesha oo ka suqaar doono sxb anonimous,ilaah
anonimous yaanu kaa dhigine meesha ka shub,
sxb waa inooyo baarsiigo. see ya there.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

alipapa

Saturday, September 02, 2000 - 12:13 pm
waryaa iidoors;


what you guys doing here anyway?. If you guys got lost there is somaliland site that you can write down you bulshit. and here is the UR;

WWW.Somalilandnet.com.


Please visit that site and chill up there. Otherwise we will think that all guys want is *attention* since you are suffering *left out behind syndrome*. Yeah i feel sorry for iidoors for not being recognized all those years. I swear i just wished if those guys being recognized and they leave us alone. We fed of their *intrusive and descrimnative* attitude. Wherever i go i see one s/lander braging "we areeeeeeeee peaceeeeeeee". "so what is the big deal about being this peace thing" I ask myself. Then again i remember that it is all about insecurity otherwise they wouldn't have made it BIG DEAL. They wouldn't come here and bug us. Isn't here (somalinet) according to Iidoors Ffaqash and walaweyn place anyway?.


Alipapa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawanle

Saturday, September 02, 2000 - 01:43 pm
Cigaal habrtis wasaha banbar baa loo xirtaa alaalax ow noqday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baarsiigo

Saturday, September 02, 2000 - 02:02 pm
KAWANLE ur idiot bro i dont wanna comment on
ur hantaatac.
hey alipapa, peace if everything bro if u got
peace u got everything man,I can understand
u dont feel what peace all about cuz u dont
get one, first go and get peace and life
then get back and talk.
S/landers r proud of what they got they ahve not been left out behind but they left those bros.
in the sougth cuz they r not mentally capable
to keep the pace with us so we can wait 4 u guys
we r 20yrs ,or maybe more, ahead of u.
I shouldnt talk to those ppl who can govern
themselves and geele making 4 them exile government.
shame on u ppl.
Hey after all ur handicaped bros. so incase this government doesnt work we can try one more time
to make 4 u government in hargeysa.
byeeeeeeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Saturday, September 02, 2000 - 03:12 pm
MAGACAABISTA IYO KU DHAWAAQISTA DOWLAD QARAN AMA
GOONI U GOOSASHO MA AHA WAX AY AWOOD U LEEYIHIIN
KOOX JILIB HOOSAAD AH OO XITAA AAN QABIIL BUUXA
AHEYN SIDA UU JILIB ISAAQA KA MID AHI KU RIYOODO,

BAARSIIGO WAXAAD OGAATAA IN WOQOOYIGA SOOMAALIYA
KU NOOLYIHIIN QABIILLO AAD U FARA BADAN OO RIYADA
KOOXDAAS JILIB HOOSAADKA AH IYO HADAL DEEL-QAAF
AHI KA SOCONEYN,

TAN KALE HORUMARKA AAD SHEEGEYSO MA IN CIGAAL
UU HAAMIHII SHIDAALKA BER-BERA AJNABI KA IIBSADAA,

SI WALBA HA NOQOTEE SAAXIIB CALWASAADKA ISKA
DAA OO CANDHUUFTAADA DIB U LAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Sunday, September 03, 2000 - 05:29 am
Somalilander

To the guy that called us idoor..my answer to u is that we are every where and we are keeping eyes on our enemy. The reason were are so proud of the establishment of peace is that with peace a nation is born and economic growth exceeds every bodies expectation.But, u wouldn't know the meaning of peace with you as u pple are stil murdering each other as a typical "xayawaan".

For your sake i hope this so called new government who consist of the reminent despotic Afwayne regime stores some well deserved peace to your regime. But, i very much doubted, as you pple don't have the sense of governmnet and the importants of the preservation of peace.

Your govermnent is enjoying what is called a honeymoon,..but this will be short lived as the reality of the choas and bandatory which exist in the south of Somalia will reign for a long time to come.Somaliland were once misled by old ideals..but, we have awoken from that dream or a nightmare and we will protenct out country. Siyaad Barre tried to wipe us out of an existance but, failed misrably, therefore,..this powerless new government can do nothing that we haven't been through yet.
Is interesting to point out,..that this new government consist of the murderous Gaani and Morgan..they will pay for their crimes soon.
So wish u the best poor south somalia.
Ps iam proad to be idoor if that means •••••
U stinking •••••• faradheer/farato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farhiya

Sunday, September 03, 2000 - 06:18 am
to barsiigo.
walal wad salamantahay marka hore, dowlad somaland ka dhisan ma dowlad ka wanagsan tii hore somaliya ka dhisned,mana aha mid u soo kordhisay nolol cusub iyo horumar. hadadse saa u aminsantahay maxaa ugu noqon wayday intad ledahay waxbaa nabad laga sameyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baarsiigo

Sunday, September 03, 2000 - 11:33 am
RE;FARXIYA,
farxiya waad salaamantay ugu horayn waa su'aal
fiican maxaad ugu noqon weyday haddii s/land
sidaa tahay?walaal waan noqonayaa marka waxbarashadu ii dhammaato si aan wax uga dhiso
wadanka S/land oo wadnaa igaga yaal.
farxiya walaal waanad arag s/land ee horumar
weyn ayaa kajira waanu kugu marti qaadi
si aad usoo aragto.
RE: mohamed,
BRO. waxaad tidhi S/land ••••• keliya maaha,
waa runtaa sxb waa dawlad qabiilooyin badan
ka kooban waana democratic markaa the majority
rules.codka loo bato ayaa soconaya waxaana
dadka s/land degani u bateen gooni isu taag.
waad salaamantihiin akhyaarta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rayi

Sunday, September 03, 2000 - 12:50 pm
Doodi waxay wanaagsan tahay kolka si cilmiyaysan looga hadlo, laakiin hadday tahay uun iska hadal waxba lagama korodhsado wakhti lumin iyo muran mooyee.

haddaan u soo noqdo tobiggan, anigoon ka boodaynin xaqiiqda ah in qof walbaaba wuxuu xaq u leeyahay ku tallaabsado isagoon dad kale duudsiyaynin; waxaa iswaydiin mudan:

1- somaliland dadku ma ku wada qanacsanyihiin

suaashaas si looga jawaabo waxaa xusid mudan in la eego dadka dega ( mar haddii arrintu xasaasi tahay waxaa wanaagsan in si cad wax loo sheego)dhalasho ahaan.
sidaynu la soconno woqooyi waxaa dega qabiilo badan oo soomaali ah haba loo kala badnaado e.
haddaynu soo qaadanno qabiilka ugu faraha badan ee gobolkaas dega isaaaqa waxaa inoosoo baxaysa in garxajisku (ciidagale iyo habaryoonis) aysan raali ka ahayn in laga go'o somalida kale.
waxaa kaloo inoosoo baxaysa in arabka iyo habarjecle aysan dhibaato u arag in soomaaliya laga mid ahaado. kaliya qabiilka maajooratigiisu doonayo go'idda waa habar awal.daliilna waxaa u ah in shirkii carta awal iyo inyar ay wataan mooyaane aysan cid kale ka maqnayn.

dhulbahante iyo warsangari waxaynu la soconaa inaysan haba yaraatee doonaynin ka hadhidda somalida kale waxaana dalliil u ah waabaas ay ku biireen puntland. dhawr nin oo calooshood u shaqaystayaal ihi ma matali karaan shacabka .

gadabuursi iyo ciisana waxay isku catagory yihiin dhulbahante iyo warsengari. waxaybana ka shidaal qaataan ina geelle.

markaas ma odhan karraa somaliland waa loo wada dhanyahay. jawaabtu waa maya.
mar hadday arrintu halkaas taagan tahayna suurta gal ma noqonayso in waqooyi wadankale noqoto.

nabaadiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shuun

Sunday, September 03, 2000 - 01:27 pm
RaYI run baaad shegtay lakiin dadkan idoor ah ee wareersan yaa qabsada ee leh somalland wadankii gumaysigiga engrisku u bixiyaa wada go,aya ,hadaay rabaan isaaqaa qura ay go,aan lakiin yay dadka kale isku darin anigu taas baan talo u soo jedin haday wax fahmayaan qolo walba dhul bay ledahay maxaa loo kala samri la yahay tolow iyaga haday dhib gadhay iyagay jirtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARSIIGO

Sunday, September 03, 2000 - 04:36 pm
RE:RAYI,
sxb rayi aan kuu jawaabo,shuun ayada jawaab
ku khasaarayn maayo.
rayi sxb, anigu waxaan ahay H/JECLO aad tiri
wax kama qabaan in soomaaliya lagu noqdo,
waxaan taa kaa oran lahaa H/jeclo waxay degtaa xadka ay s/land la leeday soomaliya waxaanay
ku dhintaan magaca s/land dibna niyaddooda
uguma jirto in ay somali ku noqdaan.
waxaanuna diyaar unahay difaaca s/land..
inta qof kanoolyay h/jeclo s/land waa jiraysaa.
waxaan kuu sheegayaa sxb inaad riyo ku nooshay
s/land dadka dega inta badani waa s/land inyar
ayaa diidan markaa waxaa soconaaya codka
inta badan ama diid ama yeel.
haddaan kuu sheego ••••• nin s/land diidani ma
jiro mirarka calooshood ushaqaystayaasha ah
marka laga reebo kuwaasine waa dayro oo meelaa
ayay iska ordayaan.
waxaan kuusheegayaa reerka aad magacawday ee
garxajis waa halyeeyadii rag badan ku waayay
baadigoobka s/land sxb,garxajis iyo nin kastoo
isaaqi muu ilaawin raggii ay kamid ahaayeen
MOHAMED ALI,LIXLE,INA KOOSAAR,HARAG WAAFI,MOOGE,
IYO inbadan oonan soo koobi karin ilaah fardawsa
haka waraabiyee.
markaa ninyow gudcurka gudayaa garxajis meel haka dhicin inay maanta hoos tagaan gaani iyo
moorgan iyo qaasim oo ah kuway shalay iska
xoreeyeen waa waxaan dhacayn shirka jabuutina
xataa h/awal waa joogtay markaa kuwaa jabuuti joogaa nooma tirsana miyaanad maqlayn mudaharaad yada kadhacay s/land meelwalba kuwa burco ka
mudaharaaday ee kasoo horjeeda jabuuti waxay
wado miyaanay h/yoonis ahayn.waxaa intaa kuu raaca dhulbahante iyo wersangeli iyo gadabuursi
inbadan oo kamida inay s/land ku qanacsanyiin
ciise isagu sxb tirsi malaha waa laba qof waxa s/land kadegaa.qabiilka gabooyaha iyana waa pro
s/land.
waxaan ku oran lahaa haku haraadin ••••• kuuma
kala sokeeyee.s/land sxb waa wax aan laga
hadli karin waad maqashay in ciidamadii aanu
xadka geynay anna sxb hadda USA ayaan joogaa
haddii berri lay baahdo burraashadii waa
ii biyaysantahay.

byeeeeeeeee now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAYI

Monday, September 04, 2000 - 02:14 pm
SALAAN BAARSIIGO

ANIGU SOMALILAND 99KII DHAMMAADKIISII AYAAN GAADHAY MUDDO LABA BILOODANA WAAN JOOGAY, INTAAN HALKAA JOOGAY DAD FARA BADAN AYAANU ARRINTAAS KA WADA HADALAY. WAXAY MARKAA BADANKA DADKAAN ARKAYO II SHEEGAYEEN INAYSAN GARANAYNIN WAXA AY SOMALIDA KALE UUGA GO,AYAAN, WAXAYNA INTAAS II RAACIYEEN IN AY KU DHAWAAQIDDA SOMALILAND AHAYD ARRIN SI FUDUD OON KA FIIRSASHO LAHAYN LOO SAMEEYAY 91KII MAGAALADA BURCO.
DADKAAS AAN LA SHEEKAYSTAY OO U BADNAA ARAB IYO H/YONIS WAXAY II SHEEGAYEEN INAAN MEESHA WAX CADDAALAD LA YIDHAAHDAA KA JIRIN OO NIMAN AWAL LA YIDHAAHDAA SIDII MARREEXAANKA U MAAMULAYAAN DHULKA SOMALILANDNIMADUNA AHAYN WAX MEEL FOG JIRTA EE LA GARAN LA'YAHAY SI LOO SAXO KHALADKII 91DII.

MUDAHARAADAD AAD SHEEGTAY BAARSIIGOW BAL ADAAN KU WAYDIINAYAAYE HADDAY DADKU GOONI ISU ABAABULEEN OO AYSAN AHAYN MID LA SOO MALEEGAY MAXAA FAGAARAHA LAYSUGU SOO BAXAY SII DHIGAY KALA BADH WISIIRRADII DAWLADDA. MUDAHARAADADA NAFTIGOODU WAXAAA KA QAYBQAADANAYAY DAD AAD U TIRO YAR.

ANIGOO RUMAYSAN IN HADDII AFTI LAGA QAADO DADKA MAAJOORATIGA BEESHA ISAAAQU GO'ITAAN U CODAYNAYAAN
HADDANA DEE MA ISAAAQ KALIGII AYAA GO'AYA.
INAGOO XUSUUSANAYNA SIDA AY U SHAQAYSO SOMALIDU MA KULA TAHAY INAY QABIILADA KALE RAACI LAHAAYEEN.
MIYAYSAN ARRINTU MARKAA U EKAANAYNIN IN ISAAAQU AFDUUBAYO DADKA INTIISII KALE.
BAL ADIGU ADIGOON WAXBA LAABLAKAC U JAWAABIN
MAXAY UGA GO,AYAAN SOMALIDA INTEEDA KALE?
MASE KUULA EGTAHAY IN SOMALILAND CAADALAD KU SOCOTO?.

NABAADIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali geri

Monday, September 04, 2000 - 06:55 pm
TO:rayi



Anigu waxaan ahay dhulbahante,
Waliba jaamac-siyaad waxan aad ka sheekaynayso ma garanaayo.
Aan se kuu warramo markay habar-gidir iyo •••••
Noo noqoto waxaan raacaynaa ••••• muranna taa
Kama joogo. jirri ma sheegin,laakiin dhulbahante
Ita somaliland degtaa waxay isku af-garatay in
La taageero dawlada somaliland,warsangelina waa Nagu waafaqay.
Hadaba ma garanaayo adigu idaacadahan aad soo
Dhegeysatay,saaxiib dib isugu noqo,iskana hubi
Hadalada qaarkood markaad odhanaysid.
Nabadeey.......,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jam

Tuesday, September 05, 2000 - 04:01 am
Somaliland will always float its head above the water, don't you guys waste your time, work for the needy you left behind and forget somaliland, she can survive i guess.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sirajudin

Tuesday, September 05, 2000 - 05:34 am
walalayaal Assalamu caleykum!
the only way we can solve somaliland issue is to have a reasonable dialogue with the people of somaliland, the new goverment should organize a referendum like the one that happened with the people of the nfd in 1960s only this time it should be free and fair and with the help of international observers excluding britain and italy as they are the former colonial masters and there interfearance would sparks fresh violence. and we are not prepared to loose our brothers in any of the senseless conflicts, not any more!!
the people of somaliland are there to choose with out anybody intimidating them, then people should accept the results, i am sure any outcome free of
malpractises will definately boost the peace process. i personally dont have problem with somaliland as an autonomous nation but the resources of the somali community should not be disintegrated e.g the budget of the somaliland and that of somalia together is far better than two separate states dealing with probably same problems or clans like dhulbante living in two separate countries well if you convince them that by being in two separate countries is politically and socially good them then good luck(i am sure they havent seen that emotional reconciliation meetings of the north and south koreans) on the other hand we might try federal states i am sure it will work as each states is governed by the locals and unlike the former regime where a person from gedo region is appointed as head of adminstation in the north. i think we need to adress whys and hows not just mere exchange of hatred and mainly unsubstantiated utterances.
AS for me let the people decide!!!
sirajudin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAYI

Tuesday, September 05, 2000 - 11:55 am
CALI GERI

ANIGU HORTA MAR QUDHA KAMA HADAL RA'YIGAYGA EE WAXAAN DALIISHANAYAY XAQIIQDA TAAL.
TA LABAAD ANIGU CIDNA LABA BULSHO MA KALA DOORANSIININ( HADALKAAGA AH MARKAY NO NOQOTO HABAR.. IYO ISAAAQ) MA AF-SOMALIGA AYAA KUGU YAR MAXAAD ULA DAN LEEDAHAY HADALKAA?.

HADUU HADALKU SAAD SHEEGTAY YAHAY MAANTADAN AAN KU WAYDIIYEE MUXUU YAHAY MUDAHARAADKA KA DHANKA AH SOMALILAND EE LAASCAANOOD LAGA DHIGAYO LAGUNA TAAGEERAYO MAAMULAKA CUSUB EE SOMALIYA? XIDHIDDA GARAADKA KA DIB.

SXB SOMALIDU MAYSAN GAADHIN HEERKA LAYSKU RAACO MABDA' KALIYA EE WAXAY JOOGTAA HEER LAYSKU RAACO QABIIL. BURBURKA IYO BALAAYADA DHACDAYNA MAYSAN KU IMAN MABDA' EE WAXAY KU YIMAADEEN QABIIL.

ANIGA HADDAY SOMALI ISRAACDO IYO HADDII KALEBA HAWL II TAALLA MA AHA MAADAAMA AYSAN I KHUSAYNIN MIDKOODNA, LAAKIIN WAXAAN JECELAHAY WANAAGGA SOMALIDA XAQIIQDANA INAAN KA BOODO MA JECLI.
MARKA BAL ADIGU II SHARRAX WAXYAABAHA KA DHACAYA DHULKII.

NABAADIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUUR

Tuesday, September 05, 2000 - 12:32 pm
AII GARI


WAAR SXB WADIGA LA SOO BODAY WAXAAN AHAY JAMAC SIYADE MA JAMAC SIYAAD OO DHAN AYAAD U HADASHAA

HADAAN KUU SHEEGO RUNTANA DHULBAHANTE MA RABO INUU GOOSTO DHULKIISA OO SOMALILAND AADO SABABTUNA WAXAY TAHAY MAR KII AY BILABAN TAY SNM AYAA WAXAA KU SHIRAY RAG BADAN OO MUCARAD KU AHAA DAWLADII SIYAAD BARE MARKAA WAXAA ISAAQII ISLA SOO TAGEEN WAXAAN RABNAA INAAN GOOSANO MARKAA AYAA WAXAA HADLAY CALI GARAAD OO YIDHI WAAR INAGA DAAYA SOMALI KALAQADISTA WUU ISKA TAGAYAA SIYAAD BARE MARKAAS AYAY BILABEEN SHEKADOODI WXUU UGU JAWABAY WAXAY NOQONAYSAA SOMALI IYO SADEXDA HABROOD MAANTA AYEY JOGTAA SHEKADII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali geri

Tuesday, September 05, 2000 - 07:51 pm
To:NUUR
Horta anigu hadii aan kuu sharaxo dhawr
Sababood.
1.Dhawr qarni,waxaan abaabulaynay dagaal,
••••••• difaac,harti ku dhimo.
Markii aan arimahaas dib u eegay waxaan ogaaday
In ay ka fiican tahay,anigoo dariskayga xaqdhora
Caruurttayda intaan qabiil bari lahaana aaan
Cilmi ay qayrkood wax kula qaybsadaan baro iyo
Diinta islaamka.
2.aduunkan lama joogayo,waxa laysku waafaqay
In intii dagaal la abaabuli lahaa waqti badanina
Lumila dhulkeena dhisanno,caruurteenna wax barno.
Fikradihii awoowyaasheen wax ka bedello,dadka
Deriska ahi waa inan iyo abtigii meelna ma kala
Tegayaan.
Tii u dambeysay kismaayo waxaan ku dagaalamaayey
Harti,markii aannu qabsanaynay waa la wada ogyey
Wixii ka dhacay.
Ninkii dh/hante ah ee soomaaliland degaa waa
Ogyahay.
Waxaan hadal kusoo gabagabeynayaa,maxamuud-garad,
Iyo faarax-garaad,midna dagaal ••••• ma rabo.
Intii horena ALLE HA NAGA CAFIYO> cid dambena u
Soo raacimayno.
TAWFIIQ WANAAGSAN WA SALAAMU.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayuub

Tuesday, September 05, 2000 - 07:57 pm
waxaa layidhi hadaad ••• hallkaad dhigtana mid ku fadhiistaanad waayayn. somaliland way go'day marhore wax hada lagawada shekaysan karo maba aha sxbayaal. takale nawaydiiya waxaan ku go'nay. hadaanu saxsanahay nasii daaya haddaanu saxsanayna waa halkeeda. laakiin go'itaanku waa mid loo dhanyahay oo ay u dhan yihiin dadka ku nool somaliland.
wanan ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer yusuf

Tuesday, September 05, 2000 - 09:27 pm
CALI GERI:
sxb hadal runa weeye hadalkaa aad tiri
dadkaa isku deegaanka ah dantoodu waa dhulkiina
dhisa ubadkiina waxbara aayahiina katashada
anoo ah isaqq arrinkaa waan kula arkaa.
haddii sidaa wax loo wada garanayo horukac
ayanu samayn lahayn.
nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Sunday, September 10, 2000 - 02:36 am
TO: Rayi

I have had a chance to read your message, and i must say you have still a long way to go to know the fact which existing in somaliland today. You right there are a lot of different people, but they have same view which is somaliland. Like you said Haryoonis, i am haryoonis walaahey and 99% of our people back home and here are all committed the existens of Somaliland. So i have to say again you have a long way to go to know the reality. There is a president, house of parliament, very strong army, currency, flag in somaliland. Somaliand people have also maintained peace and significan economic growth. My advice to you is to address your problems and do something about the growing warlords in the street of mugdisho.

God Bless Somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Sunday, September 10, 2000 - 02:38 am
TO: Rayi

I have had a chance to read your message, and i must say you have still a long way to go to know the fact which existing in somaliland today. You right there are a lot of different people, but they have same view which is somaliland. Like you said Haryoonis, i am haryoonis walaahey and 99% of our people back home and here are all committed the existens of Somaliland. So i have to say again you have a long way to go to know the reality. There is a president, house of parliament, very strong army, currency, flag in somaliland. Somaliand people have also maintained peace and significan economic growth. My advice to you is to address your problems and do something about the growing warlords in the street of mugdisho.

God Bless Somaliland

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.