NABAD | Saturday, September 02, 2000 - 12:46 am DEAR MUSE SUUDI, WAAN OGNAHEY HALGANKI AAD USOO GASHEY UMADA SOOMALIYEED OO AH WAX AAN LAILOOBI KARIN SABABTOO AH WAXAAD SOMALIYA KAKAKICISEY GUMEYSIGII SOOMALIYEED OO SOMALI AHAA, ABAAL MARIN WEYN BAADNA NAGA MUDAN TAHEY DILKII SHUBANLE CEYDIID. HADABA MOWQIFKA CAD EE AAD KA ISTAAGTEY HAARAGII SIYAAD FIKRADOODI WAAN KUGU RAACSANAHEY. TAAGEERO IYO HIIL IYO HOOBA NAGA HANO. WA BULSHO WEYNTA SOOMAALIYEED OO KULEH NOOLOW ILAAHNA WAXAAN KAAGA BARYEYNAA INUU KUGU GUULEYO HALGANKAAGA, MAHADSANID MR SUUDI |
Roma | Monday, September 04, 2000 - 01:52 pm you r the best Mr muse and cary on the good work |
COOL | Monday, September 04, 2000 - 02:06 pm Sudi Yalaxow is a clan figure and has no position in national arena. My advice to him is to go back to Caliyaale. |
MARQAAN | Monday, September 04, 2000 - 07:57 pm NACALLAA WAJIGIIN IYO WAXAAD TIHIIN KU TAALLO WELIGAY QOF CAQLI KU JIRAA MUUSE TAAGEERI DOONO ISMAL ALAHAYN ILAAH IDIN DULLAY OO WAA KAN AAN AQOON XITAA SIDA LOO QORO,HABAR QABE CAYDIID WAXAA DILAY HABARQABE CAATO ILAAH AYAANA UGA BARYAYNAA INUU DANBIGUU GALAY KA JARO |
Canab | Wednesday, September 06, 2000 - 01:49 pm Dear nabad Guul Muuse cade sidaas ku wad your the bravest and ka kaliya ee shaqsiyad leh cida ad kadhalatey ee Abgaal sidaas darteed mahad naga hano. Ciil qaboow cadaabta gal. |
KAAFI | Wednesday, September 06, 2000 - 02:02 pm to ninka muuse sauudi amaanay iyo kan caayay WAXAAD OGAATAAN MUUSE GO'AANKUU QATAY MARWUU KU SAXANYAHAY MARNA WUU KU QALDAN-- YAHAY.WUU KU SAXANYAHY INUU HAGAARII,AAN LA SAFAN OO UU KA HORYIMI.WUUNA KU QALDANYAHY,INUU ISGOO ABGAAL BADAN KII LASICON. SIDAY HABAR-GIDIR CAYDIID UDABA SOCOTAY UU IS MUTAXO,ISGOON WAXBA QABAN KARIN ILEEN WAA QOFKELIYE,MARKAA SUUDOOW YEYNA KU SEEGIN DADKAAGA DHINAC KARAAC.. |
Asli | Friday, September 08, 2000 - 03:57 pm Muuse waxaan kugu taagersanahey go'aanka aad qaadatey ee kuwad saas dadkaan hanagu sso celin. |
tibliqe | Tuesday, September 12, 2000 - 04:32 pm ninkaas qaarkiina amaanayo qaarkiina caayayo iyo idinkaba soo dhigta WAA IDIIN QOYNAAYE waxaa suu sameeyay waan taageersanahay isaga maa idin yaqaanaba lakaalaya noo |
2daaaaaa uuud | Tuesday, November 28, 2000 - 07:41 am aad ayaa ugu farxay markaan manta arkay qoraaaalkii iigu horayyay ee meeshaaaan lagu soo qoro kii iigula saxsanaaa siday aniga ila tahay waxaaaa kulee yahay mudane alxaaji muuse suudi guul ilaaah hagula garab galo dadaaalkaaada byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy |
degaan | Friday, December 01, 2000 - 05:46 am guul muuse suudi yalaxoow |
BAARKA | Sunday, January 14, 2001 - 09:50 am GUUL GUUL HADANA GUUL ALXAJI MUUSE SUUDI IYO ABGAAL DHAMAANTII KII CAAYANA ISAGAA CAAYAN . |
run sheege | Saturday, April 07, 2001 - 12:23 pm to dhamaan akhristayaasha iyo qorayaasha: horta aniga waan jeclahay muuse suudi xaad ku jeceshahay ma i tiraahdaanoo oday muuse waa majaajilaysihii labaad ee abgaal ka soo baxa maalinta la waraysto aniga waa ciidayda qosol baan raftaa. |