site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Cigaal Ceydiid iyo Cabdullaahi????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Cigaal Ceydiid iyo Cabdullaahi????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Saturday, September 02, 2000 - 08:09 am
ILaah ayaa Mahadleh naga dhigey Umad wanaagsan
taas oo aan ku muteysaney anagoo wanaaga fareyno
xumahan reebeyno, waxaan idin xusuusinaa in aad ilaah ka cabsataan,umada dagaal dambe ha u horseedina walaalayaal, nabigu wuxuu yirey, (la jeclow,walaalkaa wixii aad naftaada la jeceshahay
oo kheyr ah,) sidee lagu gaarayaa,raali ahaansho
ilaah iyo naxariis alle, aduun waa laga tegayaa
ninku waarayo maba jiro,beri ilaa maxaa la hortagesaan, ka fogaada dulmiga ilaah ha loo noqdo
si aad ugu libaantaan aduun iyo aakhiro,tageer masaakiinta,haddii ilaah aad u towbad keentaan,
ilaah wuu idin naxariisanayaa,ka kheyb qaado farxada masaakiinta,beenta,dulmiga naar ayey niigey neysaa,ma cadaab aan dhamaad laheyn ayaa u adkeysan kartaan la imaada camal wanaagsan....
Mohameddeeq@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.