site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer koonfureedku garaad daranaa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Reer koonfureedku garaad daranaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 03:46 pm
Reer koonfureedku garaad garaad daranaa miyeyna qof qof dhaama lahayn?
Waxaa iga yaabiya marmaka qaar bulsho dhan oo wixii uroon iyo wixii mustaqbal u ah miyaa laga waayey miyeeyna dadkani wax wax karad ah aanu kujirin qof ilaahiisa kabaqaya urunta usheega u sifiican ugu taliya oo wixii dantooda ah tusa?
waa yaabe, maxaa intay shanbilood udoyaan wax ala waxay aduunyo ay kagaranayaan ama ay ka'ogyihiin aanu jirin ay meel ugu hayeen kadibna ay u yidhaahdeen dawlad iyo barlamaan kudoorta!!!. Odayaashu maxay aqool aduunk ay uleeyihiin ayaa layswaydiiyaa marka hore, maxay cilmi leeyihiin ayaa laysweydiiyaa, maxay xaalka wadanka ka'ogyihiin ayaa laysweydiiyaa. Hadaanay intaa midna layan sidee layskugu aaminayaa duqaytidan lafahoogii ula soconla oo umad dhan 10+ baa ba sanayd u taliya looyidhi? Ayaan daradu se waxa weeye wey dhacday oo wey utaliyeen maxayse ugu taliyeen? waxay ugu taliyeen, Waxay doorteen nin isaguba kamid ahaa dadkii somaliya baa biiyey inay doortaan, nin uu Ismaciil cumar geele u soo sharaxay oo uu doonayo inuu kushaqaysto i inay doortaan. Cajaayib weeyee garaadka dadkan kujirtaa maxaytahay? ilaahay kabaryo inaydaan intii afweyne idinbaabiiyey ama uu somali baabiiyey aanu ninkani idinla gaadhin. bye

geedi, geedi@mailcity.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEEGO

Saturday, September 02, 2000 - 07:23 pm
GEEDI SAAXIIBOOW AKHLI NOO DHIMAN MA JIRO, RUN AHAANTII WAXAAN ANIGA AAMINSANAY ANIGOO CIDNA FARTA KU FIIQEEYN IN AAD QURUUMAHA DUNIDA BADANKOOD KA AQLI BADANAHAY. HADII DOWLADA MAANTA NOO DHALATAY AA IS LEEDAHAY AQLI XUMAA U GEYSATAY WIIL KOONFUR, WAA KU QALDAN TAHAY. ODEYAASHA AAD HOOS U DHIGEYSID WADANKEENA AYAAGAA U TALIYAAN WAQTIGAAN XAADIRKA AH, MEEL AAN U DHAAFNONA MA LAHA, MANA AAMINSANI 245 ODEY OO WADA JAAHIL AH IN EY MEESHA ISKUGU JIMAADEEN, WAA LAGA YAABAA QAAR AAN XITAA AQOON SIDA WAX LOO QORO IN AY KU JIRAAN, LAAKIIN SIDAAN HOREY KUUGU SHEEGAY IYAKA MEEL AAN U DHAAFNO MA JIRAAN, TAN KALE WAXAAD OGAATAA IN EY KU MEELGAAR YIHIIN, MARKAAN SOO KABSANO KUWO QALINKA QABAN KARO AAN DOORANEYNAA HADA LAAKIIN WAXAAN KU XISAABTAMEYNAA QASAARADA NA SOO GAAREYSO HADII AAN DIIDNO WAXEY ODAYAASHA NOO GO,AAMIYEEN. HADII AADAN ADUUNYADA KA INDHO XIRNEYN WAXAAN HEYSANO OO NAGA LUMAAYO AAN JIRIN. HADEY SHAQEYSO DOWLADAAN WAA QEYR (ANAKA OO TAARIIKHDA HILMAAMEYN OO NINKASTA WUXUU QEYSTAY MUSTAQBALKA LA SU,AALI DOONO, HADA MEEL AAN GAMBAR ISKUGU QAADONO MA JOOGNO) HADEY SHAQEEYN WEYSANA WAXAA NAGA LUMAY WAXAAN AANAN HEYSAN. ADIGA HADEY GOBOLKAAGA NABAD IYO CAANO YAHAY ILAAHEY HA KUU SIYAADIYO, ANAKA MISKIIN KOONFUREED ILAAH IYO ODAYAASHAAN SUGEYNAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar

Sunday, September 03, 2000 - 12:36 am
Anonymous waan kugu raacsanahay arinkaad ka hadashay, laakiin ogoow dhamaanteen isku doon ayeynu saaran nahay, ama weeynu badbaadi amaa waan wada quuseynaa..
Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 07:10 am
Afkaaga caano lagu qabay ninyahow. Aad ayaan arintaa kuugu raacsan ahay waayo hadii ay somali doonayso inay heshiiso waxa kaliya ee ay ubaahan yihiin waxa weeye inay isku yimaadaan oo ay run kuwada hadlaan, maaha nin isaguba tiisii u taagla inay talo weydiistaan (ismaaciil cumar geele). ninkaaso dadkiisu ay yihiin kuwa africa maanta ugu liita sababto ah, af munaafacaad ah oo ay Djibouti leedaha majirto waxa kaliya ee ay ku nooshahay waa caawimo dibadeed taasina tu waligeed soconaysa maaha waana dhibaatada ugu weyn ee maanta haysata. taasuu na shirsoomali lagu heshiisiiyo maanta ugeeysa ujeeda da uu kaleeyahayna waa inuu umada reer waqooyiga ah uun baabiiyo. Hadii ay karuntahay inuu somali danteeda kashaqeeynayo tiisa ayuu kubilaabi lahaa marka hore. Somalina sida aan korku sheegay waxa kaliya ee ay ubaahanyihii waa inay runta isku sheegaan iyagoo Ilaahooga ka cabsoonaya, waayo waxa somali sidaa ugalay waa Afweyne iyo wixii uu hoosta kuhaysta wax runta usheegana wuu waayey intii uu xukunka haystey wax maxamadow kuwad yidhaa mahee, wax kadaa yidhaa ba muu arag. Ninkan ina qaasim na waa ina siyaad oo yar markaa somaliyeey ama reer koonfureed doow wax kuqaata.
bye

Fuad,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MA

Monday, September 04, 2000 - 10:00 am
ASALAAMU CALAYKUM?????

WAR ••••• REEER WAQOOYI BAAD NAGU WASHEEN DEE WAQOOYI WAA NILIIGA BADAN YAHAY MARKAAD ADIGA ••••• TAHAY WAXAA JIRA DHULBANAHTE,WARSANGALI,GADABIIRSI,CIISE, IYO SOMALI KALE OO FARA BADAN IYAGUNA MA OGOLA DOWLAD KU SHEEGA AY ISAAQU SAMAYSTEEEN OO CID TAQAANA AYSAN JIRIN CARUURTUNA WAY OGTAHAY,

ISAAAQ:::

TEEEDA KALE MARKAAD LEEDAHAY DOWLADA CUSUB EE SOMALIYA WAA DADKII SIYAAD LASOO SHAQEEYEY WAA RUNTAA ADIGUSE MA ARAGTAA SNM UU TUUR WATO MARKAADSE CAYNEEYSO REER COONFUR ADIGUBA WAXAAD LA HESHIIN WAY DAY DADKA KULA DEGEN,
MARKAA

REER WAQOOYI AAAN ISAAAQ KU JIRIN:::

WAXAA DAN UGU JIRTAA DOWLADA CUSUB EE SOMALIYA TAAANA OGOW HADAAAD ISAAAQ TAHAY AMA SNM WAXAAD DIIDAYSAA DOWLADA CUSUB OO AAAD HOOS IMANAYSO EE MANECBANID JABUUTI,

SOMALILAND MARHORE AYAY DOWLAD NIMAD QAADAN LAHAYD EE WAXAA GARAN WAYSAY SOMALI NIMO OO WAXAAD LA TIMID SNM TAANA SHAQAYN MAYSO ILAAH NA WAA OGAYAHAY WAANAD KA XUNTAHAY DOWLADA JABUUTI INAY DOWLAD SOMALI SOO DHISTO ADUUNKA OO DHANA WUU AQOON SANYAHAY DOWLADAN CUSUB WAAA OFFICAL WELL KNOWN RESPECTED BY ALL SOMALI EXCEPT ••••• AND CAYDIID,CABSULAAHI YUSUF AND TWO OTHER GUYS AS WE ARE SOMALIYAN WE CAN TAKE CARE OF THESE PANDITS SHUFTO WAANA LA IDINSOO QAB QABAN THAT IS ALL


WAR SOMALIYEEEY WAX LAYIRAHDO SOMALILAND MAJIRAAAN SOMALI LAND WAXAA LAYIRAHDAA DHINAC AY QABIILO BADAN WADA DAGAAL ILAA IYO 8 QABIIL OO AY KU JIREEEN SNM AMA ISAAAQ MARKAA REER CONFURAAD SIDAA U BARTA REEEER WAQOOYI DOWLADA MA DIIDANA EEE ISAAAAQ BAA DIIDAN OO KAXUN INAY SOMALIYA DOWLAD DHALATO TAASOOO KENEYSA INAY SOMALI OO DHAN MID NOQOTO SIDAA WAX U GARTA,

MARKAA NIMAN WAX QORAYA MA ARKAAN CABDIRAHMAAN TUUR EE WAXAY ARKAAN MADAXWAYNAHA SOMALIYA IYO DOWLADIISA AYAA DOWLADII HORE USOO SHAQAYSAY MA INTAA SOMALI OO DHAN BAA USOO SHAQAYSAY DOWLADII HORE DADKOO:::::::::::

SEE YOU SOMALIYEEEEY
SOMALI ISRAACDAY ALAHA YOOW SOMALIYA HA NOOLAATO SOMALIYA HA ISRAACDO SOMALIYA GUUL SOMALIYA HORAY HA USOCOTO HAAAA AMIIIIIIIN ANAGA MA OGOLIN IN LAGU QARAAABTO QARANIMADA SOOMALIYA HABA YARAATEEEEE ANIGU SHACAB WAYNE SOMALIYA AYAAN AHAY WALIGAYNA WAAN AHAAN HADANA DIYAAR BAAN U AHAY HADAAN LAIGU XUMEEY NEYN CANSHUURTII AYAAN DIYAAR LA AHAY ISKAA WAX UQABSO AYAAN DIYAAR U NAHAY ANIGA IYO REEER KAYGA OO DHAN CARUURTEEYDA ISLAANTA EVERYONE IN MY FAMILY ARE YOU GUYS GOOD

SIDAAS AYAA DOWLAD IYO QARAN NIMO LAGU GAARAAAAA
TEEDA KALE WAXAAD ISKA ILAA LISAAAAN WAXAA JIRA SOMALI BADAN OO REEEER MAGACOOD SHEEGTA IYAGOO XUMAAN ULA JEEDA MARKAA YAAN LOO JAWAABIN HA DAG DAGIN SAXIIB,

NINBAA DAROOD SHEEGANAYA WUXUU CAYNAYAA •••••• MARKAA OGOW SAXIIB NINKAA DAROOD MA AHAN EE XAYAWAAN DADKA AFKA ISU GALINAYA OO OGOW,
NINBAA ABGAAL CAYNAAYA ISAGOO XUMAAN ULA JEEDA MARKAAA SOMALIYEEEEY FAKIR BE NICE BE COOL TAKE IT EASY DON'T BE DOQON ISKA ORDAAYO AAAAN WAXBA HUBSAN,
ASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lajecel

Monday, September 04, 2000 - 01:24 pm
TO GEEDI

MARKA UGU HORAYSA INTAADAN KA HADLIN KOONFURTA BAL SOO BARO SIDA AFSOOMALIGA LOO QORO MISE WAAD TAQAANAA BALSE CAQLIGII LAGU QORI LAHAA AYAA KAA MAQAN,

TEEDA KALE WAXAAN AAD IYO AAD UGU XUMAHAY IN AY NAGU JIRAAN DAD BADAN OO SIDAADA OO KALE U JIRAN HADANA MAGACA QIIMAHA LEH NALA WADAAGA,

CALAA IYO XAAL ADIGA OO KALE MA,IS TAAHILO IN LOO JAWAABO WAXAY AHAYD IN AAD KU DHIMATID DAGAALADA SOKEEYA EE NA SOO MARAY MAXAA YEELAY AT LEAST DAD YAR OO CAAFIMAAD QABA AYAA INOO HARI LAHAA.

ANY COMMENTS YOU ARE MOST WELCOME (EDIOT)

lajecel1@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 02:31 pm
To Lajecel,

Marka hore waxaad tahay magaranaayo, nin iyo naag? marka xigana inaad fikradaada dhiibato mooyee inaad dadka caydo ma aha, Wuxuu Geedi sheegay waa run wax is maskax dhaama idinkuma jiro, nakhaskii afweyne ayaa idinku wada baxay ayaan u malaynayaa. Waayo hadii dad wax garad ahi idinku jirilahaayeen 10 sanadood dhulkiina iyo dadkiina maydaan baa biiseen (Moofo ayaan madaxa kaaga jirtee). Hadii aad leedihii nin afweyne soo hoosjoogay ayaa imika nootalinayana! waa aduunyo waayo wax wax dhaama ayeydaan lahayn, foolxumo yahay.

adigu, if you have any comments you are very welcome. Hargeisa@hotmail.com

Fuad,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacadmuuse man

Tuesday, September 05, 2000 - 02:55 pm
to, fuad

waxaan shaki ku jirin ninkadaan fu'ad isku sheegay inaad nacas tahy,,,waayo hadii aadan meel la'ayn hadalaas kor ku qoran ee lagu hunqaacyoonaya kuma hadasheen ee ka bax meesha,,,reer waqooyina haku qaraaban magacooda,,,yibir yahoow...go ahead,,,get dirty,,drop it somelines..will ya?

whimp..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Wednesday, September 06, 2000 - 12:57 am
To Ma,
aad iyo aad baan kuugu raacsanahey rayigaaga MA.
laakiin waxaan kugu biirinlahaa, Ina Ibraahim cigaal dowladdii afweyne wuu kasoo shaqeeyey, oo wuxuu ka qabtey masuul farabadan. kadibna waa laxirey markii lagu helay in uu wax lunsadey.
Isagaan dadka ku eedeynaya in dowladdi Siad Barre ay ku jireen dowladda ay walaaleheen djabuuti noo dhistey. Waxkasta ha ahaadeen waxaaan lasiisan karin sida niyadsamida ah ee reer Djabuuti noogu hagar bexeen. dawladdani waa mid ku meel gaar ah. Somaalida iyagaa soo dooran doono ciddi ay rabto hadduu allah idmo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.