site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALIYEEY IDDINKU HESHIIYA SOMALILAND WAXAY KA HOREYSAA AFRIKA DLAL BADANE OO SOO GAASHI MAYSAANE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOMALIYEEY IDDINKU HESHIIYA SOMALILAND WAXAY KA HOREYSAA AFRIKA DLAL BADANE OO SOO GAASHI MAYSAANE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIIRANE

Sunday, September 03, 2000 - 04:17 am
Marka hore waxaan leeyahay Salamu Calaykum
Mar labaadka waxaan u sheegayaa dadkan isku taxalujinaya in ay Somaliland la qabto dhibaatada iyo nabad la,aanta ka taagan Somaliya waxaan idin leeyahay waligiin Dal dhisan maysaan intaad Somaliland uun Eegaysaan. Ee isa soo dhisa sidayadoo kale kadibna aynu ka wada tashanno xidhiidhka inaga dhaxayn doona si 2 dawladood oo jaara.
Somaliland immika way tagtay waxaana og Adduun waynihii "
'Republic' wants recognition on the world stage
By Harvey Morris
Published: August 14 2000 19:21GMT | Last Updated: August 14 2000 19:27GMT
It could serve as a model for Africa: peaceful, stable, little crime,
no debt, a liberal economic regime and, as of this month, a
multi-party electoral system." Markaa iska dhaafa xaasidnimada oo eega oo ka barta. Annaga Somaliya oo xoog iyo quwwad iyo askar badan leh oo USA ay hub ugu caawiso si loo laayo reer waqooyiga ayaa wax naga tari wayday markaa nin yaroo Javbuuti magacawday waxba naga qaadi maayo Hadday jabuuti is waashana Wallaahi 2-saacadood ayaannu ku qabsanaynaa.

Wasalaamu Calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Sunday, September 03, 2000 - 12:56 pm
xiirane, waxaan u maleynayaa inaad
adiguba fahmi karto macnaha dowladnimo,
waayo qabiil ama jilib hoose oo qabiil
ka sii farcama awood uma laha iney ku
calwasaadaan sheegasho dowladnimo,

gobolada woqooyi ee soomaaliya waxaa
dega qabiilooyin aad u fara badan
iyagaana xaq u leh wax ka dhihista
goboladaas,

saaxiib allaha kaa caafiyo cuqdadda ku
heysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 03, 2000 - 12:59 pm
salaan xiiranow.

arrintaad ka hadlaayso ma somaliland baa mise isaaaqland. mise dee waxaa kuu caddaatay in riyadii aad wadeen suurto gali wayday oo sirinsirqo ayaad tahay markaa naftii ayaad meel aad kula dhacdo la'dahay.
habar awal waxba kuuma haysee ha ka hadhin dadkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyd

Sunday, September 03, 2000 - 09:30 pm
xiiranow
sxb marka aad hadleyso wax macno leh ku ha~
dal maxaa yeeley iska hadal waa laga fiic~
an yahay mida labaad qabiil dowlad manoqdo
so take it easy guy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIIRANE

Sunday, September 03, 2000 - 11:51 pm
Salaan

Waxaad gasheen qabiil qabiil iyo waxaan loo joogin. Anigu qabiilkaygu waa Somaliland. Marka labaad anigu waxaan wax idiinka taataabtay xaqiiqada jirta Dalkayga hooyo ee Somaliland.
Haddii wallaahi aan xaqiiqda idiin taabto Somaliland waxay ku qabsatay 10-kii sanno ee ugu dambeeyay waxaanay ku qabsan 30-sanno oo ay Somalia ka tirsaneyd. Markaa Somaliyeey innaga oo aan is xaasidaynin oon isu calool xumayn aynu jaar ahaanno. Kala go'u waa dhacay waanaynu eegi haddaad is hagaajisaan 10-ka sano ee soo socda markaasaynu si laba dawladoodoo walaala ah u wada hadli

Aniguy midda kale hadday Jabuuti leedahay Somalinimaan Rabaa, waxaan leeyahay soo Dhawaw oo aynu Dhisno 5-tii Somaliyeed. Laakiin Jabuuti hadday diio Somaliya annaguna xageenu gayn. 5-somali=Fiican 2-somali=No way

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 12:25 am
Waxba yaan runta dhagaha laga furaysanin Somaliland waa shanta soomaaliyeed mid ka mid ah, ma suurtogalayso shantaa mi ka mid ah inay midkale liqdo ooy ku hoos jirto.

Waligiin horumar ma gaadhaysaan intaa dulmiga taageeraysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dawlad

Monday, September 04, 2000 - 01:40 am
somalilan waa gobal somaliya ka mid ah ama diid ama yeel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaldaan

Monday, September 04, 2000 - 09:40 am
inta soomaaliyeeynaysa,

marka horee waa muhiim isutaga soomaali iyo wada jirkeeda laakiinse meesha soomalinimo dhab ah kama jirtee GAME baa meesha ka socda kuna wajahan xumaanta dadka isaaqa ah ee ku abtirsada gabolkaa.hadaba hadii xaajadu sidaa tahay, u malaynmaayo in ay wax lataaban karo meesha kasoo baxayaan. laakiinse hadii wax laga bedelo agendaha
dawlada cusub,waxaa laga yaabaa in progress uu meesha kasoo baxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamis

Wednesday, September 06, 2000 - 01:02 am
waryaa waa adiga leh soomaaliland waa dowlad afrikaan eh ee maxaa loo aqoonsanaan wayaay hadey dowladtahay ma ogtahay in aan la aqoonin adiga unbaa sheegayee sooma ogid in aysan soomaaliya waligeed qeysaneyn oo maalintii xornimada la qaatay la saxiixay in aaysan laigeed kala qeybsaneyn sidaas u ogoow dadka waxaa ka buuxa adigoo kale oo qabiileysta ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Wednesday, September 06, 2000 - 03:07 am
Dear Shamis

on 1 July 1960 two separte and sovereign territories-Somaliland ( a former British Protectorate) and Somalia ( the former Italian Somalia) formed a political union that officially named the Somali Republic.

The officail title of the union did not last, as had been case of other constitutional arrangements that were intended to safeguard the interets of Somaliland. Taking advantage of their majority, the representatives of somalia lost little time in dropping the official nomenclature of the union and repalcing it with the name of their own territory - somalia.

Today Somaliland people are enjoying peace and significant economict growth. It has restored all the basic infrastructures with little help from the international community.

Primary schools have reopened in towns and vilages with a little help from the international organisations. Fortunately, the first somaliland university ever has recently opened in hargeisa.

The Somaliland people have sacrificed the lives of many their loved once of their freedom. So get a live and do something about the growing wardlords in the street of mugdisho and leanrn from somaliland.

God Bless Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

majeerteeni

Wednesday, September 06, 2000 - 03:11 am
idoorlander

Waligiin ma goeysaan hadii aad indha dhiig kakeentaan, Waqooyi Labo gobol kayar ayaad degtaan 5 gobolweeyana, marka cirka aada oo ciil udhinta.

Gamekiiniina waa la'idinku fahmey, ee ooya ooya oyya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 06:13 am
waar yaa wiil majeerteen,weli mawaxaad ku riyoonaysaa intii madax madow iyo majeerteen baa siman.isaaqa waa layaqaanaa inta ay degaan iyo inta tiro le'eg yihiinba.haddii aad taariikhda dib uraacdo dowladii lixdankii waqooyiga soomaaliya wxay kuraasi baarlamaan lahaayeen 33 kursi. 29 kursi ayay isaaqu lahaayeen weligoodna iayaga ayaa majooratiga ahaa haddana iyaga ayaa,ama laba gobol ha ka degaan gobolada waqooyi ama shanta gobolba.adiga mxaa ku dan ah,waxaa kuu dan ah walaalahayga irir ee hawaiye magantooda ahow oo kabaha u qaad midgaanyahow midgaaanku dhalay.hinaasihii lagugu yaqaanay ayuunbaa kugu soo baxay "maskax xume malay xadhig ku dabe murane naagoodleh masyrkii tolkii lagu nacay iyo nacas majeerteen dheh"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coldblood

Wednesday, September 06, 2000 - 04:30 pm
To xirane
First of all what makes me wonder is the way idoor always talks-we are seperating from the rest of Somalia. Please do it. Nobody in Somalia needs the idoor.The are the most narrow-minded , ignorant, intolerant, boastful, euro-worshiping, Arab-lover of all the people.Even •••••• who are well known for their barbaric savagenes and destruction are better than the idoor. What i would also remind the idoor is that the whole of somaliland doesnt belong to them. The other four clans who live in the large area of the former British somaliland, do not want to become part of the devilish scheme dreamed by the idoor. So what iam telling them is to break your own clan area and let us the rest of o Somalia unite and see where the idoor reach with their twisted minds.
peace to all peace loving somalis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cigaal

Thursday, September 07, 2000 - 01:15 am
Somaliland haddad tihiin maxaad daarta UN ka ugu mudaaharaadeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 07, 2000 - 03:05 am
Waxaan dhamaan fariin u farayaa dadka somaland ama midka halkaan kusoo qoray rayigiisa oo lahaa somaland way dhismatay oo somalida kale ee ha isa soo dhista ka dib ayaa wada xaajoon doonaa.
aniguna waxaan leeyahay ninkaas dabaku dhilifyahow jooji waxaad soomaalidu aad ku wado koleytaba qaxooti ayaad wadan gaaleed ku tahayee
from MAYANA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, September 07, 2000 - 03:12 am
SOOMAALIYEEY Su,aal ma ogtihiin inuu ina ceydiid isla rabo inuu noqdo wasiirka arimaha dibada ee soomaaliyeey maxaad leedihiin.
maad dooraneysaan mise maya koleytaba anigu waxaan idiingu talin lahaa maya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 07, 2000 - 04:13 am
ahmed
saa xiibayaal soomaalileynd waxaa hadda ka hor ay ku yiraah deen ku reer gal beedku waa ingariis kee waxaa laydin aqoonsnayaa marka aan john gerend (spla)da oqoon sano waa tii uu ku qasabtey ina cigaal inuu waraaq udiro isxaaq rabiin oo uu ku yiri waxaan nahay yuhuud, waan is gudnaa, qaansiirka macuno, wuxuuna waraaq diisa kusoo gabagabeeyay waxaan ahay khaadimkaaga mudiica ah
waxaan koloo kuu sheegayaa ina cigaal inuu yahay cajuus sakhaan ah 24 saac

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.