site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA LOOGA HADLI LA'YAHAY DIINTA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MAXAA LOOGA HADLI LA'YAHAY DIINTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 03, 2000 - 09:07 am
Assalaamu alaikum waraxmatulaahi wabarakaatuh


salaan kadib maxaa dhacay walaalayaal oo diinta looga hadli la yahay hada waxaa meesha u badan wax weydiinaaya friends iyo wixi ka faaiideesanaaya cilmu duniyaa marka walaalayaal aan ka faaiideesano cilmu duniyaa anakoo aakhiradeena aanan seegeenin ee walaalayaal soomaalidu waxaan ku jeclahayba aa waxaa ah diin jeceel hada waxaan rajeynayaa inaan wada faaiideesan doono haduu alle idmo ee hadii dad muslimiin tihiin hala idinku arko roomkani oo idin faaiidaynaysa cilmul aakhira.

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA


walaalkiina muslimka ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kawaanle

Sunday, September 03, 2000 - 09:18 am
xa tahy diinta mahan keenaysid dawalad aa lahayaa warkeeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Monday, September 04, 2000 - 12:57 pm
s/calaykum,
waadmahadsantay bro. bashiir way fiicantay
in laga hadlo diinta iyo wixii dani ku
jirto inta qabyaalad laga hadli lahaa.
markaa inoo bilow insha,allah dadka wax
garadka ahi way soo geliye. s/calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, September 10, 2000 - 03:56 am
assalaamu alaikum all

salaan kadib rali hala iga noqdo waan mashquulsanaay ayaamahan ee hadda hadaad ila socotaan aan idin arko waan bilaabaynaa idinka ilaahay.

WASSALAAMU CALAA MANITTABACAL HUDAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.