site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gobolka woqooyi galbeed ee Somaliland isagu magac daray

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Gobolka woqooyi galbeed ee Somaliland isagu magac daray
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kulmiye

Monday, September 04, 2000 - 03:35 am
Gobolka woqooyi galbeed waa gobol ka mid ah gobollada Somaaliyeed si kasta oo uu isu gooyo.

Dadka go`madaas ka talinaya dunidana aqoonsi ka waayay xataa mid ku meel gaar ah ka codsaday dunida waxay waqti hore ka gooyeen Somaliya gobolka lagu magcaabo N.F.D. Khaas ahaan ruuxa ka taliya woqooyi galbeed berigii uu ahaa Ra`iisul Wasaaraha Somalia ayuu shir Caruusha ku tegey halkaas oo looga falanqoonayay arrimaha gobolkaas.

Wuxuu ku dhaqaaqay arrin kala dhantaashay arrimaha somalida taasoo ahayd inuu shirkaas dawladda Kenya u saxiixay iney iyadu leedahay dhulkaas.

Haddaba wuxuu ninkaasi ku dhqaaqay arrin uusan Mohamed siyaad barre ku ddhaqaaqin. Siyaad Barre
ma ahayn nin dalka iibsaday Cigaalse wuu iibsaday.

Sidaa awgeed anigoo ra`yigayga ku hadlaya Cigaal wuxuu ka mid yahay dadka lala xisaabtami doono haddii dalku hagaago uuna sii noolaado.

Shacabka woqooyi waa shacab sommliyeed in kastoo aan ku arkay nacayb daran haddana waa walaalaheen si kasta ooay u neceb yihiin reer koofureedka waxayna u baahan yihiin in laga xoreeyo ninka diidan midnimada sommaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoda

Monday, September 04, 2000 - 08:50 am
waan kugu raacay kulmiye!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil gadabuursi

Wednesday, September 06, 2000 - 05:50 am
Kulmiye, Cigaal waa nin Isaacqu uu jecelyahey. Somaalida kalese ma jecla. Somaaaliland wexey u kala qeybsantaa dhul Isaac iyo dhul somali. waxa somali neceybku kujirana waa Isaac oo kaliya ee ma aha somaalida kale ee walaaleheen ah oo ay ka midyihiin Ciise, gadabuuri, warsangali dhulbahante iyo kuwo kale oo fara badan oo xaqoooda in laduudsiiyo larabo ama horey loo siii duusiiyey. Haddaanan ka joojin Cigaal dulumka uu Somalida ku nool S/land uusan kadeyn waa lasoo qabandoonaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadaad

Wednesday, September 06, 2000 - 11:00 am
Waan idinku raacey aadna waan ugu qoslay sheekadiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldhaa

Monday, December 18, 2000 - 07:26 am
kulmiyeeeeeeeee.


afkaga cana lagu qabay run bad sheegte

wankugu racnay.......

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.