site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DADKA DIBEDDA KU NOO IYO KUWA DHIBAATADA KA HAYSATA SOMMALIYA GUDAHEEDA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): DADKA DIBEDDA KU NOO IYO KUWA DHIBAATADA KA HAYSATA SOMMALIYA GUDAHEEDA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, September 04, 2000 - 04:21 pm
SOOMALIDA KU NOOL DADLKA DIBEDIISA IYO KUWA KUWA NOOL DALKA GUDIHIISA AYAA ISKA WAR LA,. SOMAALIDA DALKA DIBEDIISA KU NOOL AAN ARAGNO QAARKOOD INAY KU FARAXSANEYN MADAXWEYNE LA DHISO. NINKA DIBEDDA KU NOOL OO CAYR QAADANAYO OO MEEL UU SEXDO HASTA OO WAXBA KA MAQNEEYN AYAAD MAQLAYSA INUU DOWLADDA WAX KA SHEEGAAYO. WAXAAN U ARKAA QALAD WEYN INUU KA GALAAYO DADKA MASAAKIINTA OO 10 SANADOOD KU DHEX JIRAY DAGAAL, XABBAD IYO GAAJO. WAXAAN AAD IYO AAD UGU FARAXSANAHAY MADAXWEYNE KASTO OO DAACAD U NOQDA WADANKA INUU HOGAAMIYE U NOQDO. WAXAAN KU FARAXSANAHAY IN DADKA DEGAN MAGAALOOYINKA SIIBA DAGAALKA UU SALDHIGA U AHAA SIDA mOQDISHU IYO INTA U DHEXEYSO KISMAAYO OO AAD IYO AAD DADKA MEELAHAAS DEGAN LOO XUMEEYEY LOON DHACAY LANA DILAY DADKA BADANKOOD. WAXAAN RAJEYNAYAA MADAXWEYNAHA CUSUB INUU SI DAACAD AH U JOGAAMIYO WADANKA LAGU AAMINAY UMADIISA IYO DADKIISABA. MADAXWEYNE ABDIKHAASIM IYO XAASKIIS BIIBI WAXAAN LEEYAHAY GUUL KU WADA MAAMULA WADANKA SOOMALIYEED OO LA IDIIN XILSAARAY DAACAD AAD U NOQOTAAN UMADDA OO DHAN MEEL KASTO AY JOOGAAN. WAXAAN IDINKA IDIIN RAJEYNAYAA IN AAD KU GULEYSATAAN WADANKA 10 SANO DAGAALKA KA SOCDAY DHISMAHEED IYO ISKUDUBA RIDKEEDA AAMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Friday, September 08, 2000 - 10:22 am
Hello Bro

I agree with you. Nabadgelyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.