site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reer Koonfur iyo reer Waqooyiba waxey ka xigaan dhimasho in maamul ay ku jiraan MOORGAN iyo GAANI iyo wax la mid ah ay aqbalaan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Reer Koonfur iyo reer Waqooyiba waxey ka xigaan dhimasho in maamul ay ku jiraan MOORGAN iyo GAANI iyo wax la mid ah ay aqbalaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saleebaan

Monday, September 04, 2000 - 08:34 pm
Soomaliyeey nabad waa noo dan cid diideysaana ma leh, laakiin haddii la damco in nalagusoo celiyo dadkii na xasuuqay, oo aan sugeynay in International crime court la soo taago, ama aan ku noolaano koonfur ama goballada dhexe ama Waqooyiba taasi waa wax aan noo cuntameyn Dawlad la'aan forever ayaana noo dhaanto.

Abdiqaasim haddii aad adigu shaatigaada uusan kaaga soo halaabin, dambi goona ah kuuma haysano, dawladdaadana waan taageereynaa, laakiinse haddii ragaas aad dabada ka wadatid ama aan baarlamanka laga saarin ha loo diyaar garoobo dagaal sokeeye oo hor leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamac

Tuesday, September 05, 2000 - 02:22 am
Be cool man,
War dhageyso maka warqabtaa generaalkii Chili xukumi jirey? waxa uu noqdey xildhbaan si uu uga fakado isdabagal bambiyo uu galey. Taas wey ka saari weysey. Imminka waa lagu dhegganyahey. Waddanka dibaddiisa ma u soo bixi karaan??!! wallee sidii Beneshet ayaa laqaban oo dowladaha adduunka ayaa qaban. Haddii ay Somaali dowlan rasmi ah ka dhalatan Ghani, morgan,Cigaal kulli maxkamad baa la soo taagi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed Yare

Tuesday, September 05, 2000 - 10:02 am
Haddaanu nahay rayadka dagan goballada dhexe Diidnay oo misna diidnay dowlad iyo baarlamaankaas Moorgan iyo Gaani ku jiraan oo aan ognahay siday noo halaageen anaka iyo Soomalida Waqooyi dagan.

Kolka Saleebaanoow waan kugu raacsanahay arrinkaas ogaadana Soomaliya hadday dadkaas soo noqdaan waa dagaal iyo burbur sokeeye oo cusub oo inoo dhasha.

Towfiiqda allaha na waafajiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullahi

Wednesday, September 06, 2000 - 01:55 pm
Sory guys,

Maxad uga hadleysaan just morgan and Gani only whilst so called A/qasim is willing to rule my beloved country. There is no difference those who worked under late Siyad. If we as civilians are going to accept A/qasim why do we kill Mire Aware and Nur bidar so the answer is we are not ready for Murder.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 03:26 pm
Ani ma maqal morgan aa ku jira laakiin Abdiqasin wuxuu ahaa wasiirkii arimaha gudaha oo u xilsaarnaa arimaha waddanka gudihiisa ka dhacaya. Laga yaabee inuu asagu amray waxay morgan/gaani sameeyeen.

Abdiqaasin wuxuu ahaa gacanyaraha Siyaad barre marka sidee ayuu ku oran karaa hebelow dowlad hasoo gelin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Wednesday, September 06, 2000 - 03:57 pm
Salaan ka dib,waan kula qabaa in maxkamad la soo taago dhammaanba dembiilayaasha balse aniga oo ah
nin reer waqooyi ah waxaan kuu sheegayaa inta qof ee ina cigaal iga dilay in aysan iga dilin Morgan iyo Gaani oo laysku daray intay iga dileen,sidaasi awgeed aynu si caddaladi ku jirto aynu u raadsano dambiilayaasha oo dhan,wax garadka somaliduna waxbay innala qaban balse aynu tusno somali in dambiile aanu laheyn qabiil ama ha inaladhasho ama haka dhasho qabiilkaleba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADDANI

Wednesday, September 06, 2000 - 06:28 pm
Ku: Dhammaanba jaahiliinta iyo xammaaliyiinta siyaasad fara gashanaya: xammaali iyo dameerle

BISHAARO!!! BISHAARO!!! BISHAARO!!!

Futo-madoobe foolxumo badan oo dhanoooow.....

Ku bishaareysta in kol labaad la idin raran doono oo sidii qarniyadii hore aad noqon doontaan xammaaliyiinteennii iyo addoonteennii. War dameeraleydii aannu ku dhaansan jirnay baa afka nagu taageysa!!! Haddii dambiileyaal dagaal laga hadlayo - dhexdiinna ka warrama, immisaad iska disheen, yaa loo qabsanayaa....innagu waxaannu ka dacwooneynaa kii idinka bakhtiyey intuu xammaali naga diley, yaa addoon noo noqonaya, biyaha yaa noo dhaaminaya....villa Tokyo yaa noo deggenaanaa?

Morgan iyo Gaanni - xaad oga naxeysiin, idinkaaba lahjaddoodii maanta ku hadlaayeeeee.... taay iyo shaarkoodii gashadha, naxwihiinnii aad ka carareysiin noo, waa og tihiin kii idinka bakhtiyey inow afka Morgan iyo Gaanni ku hadlaayey intowsan bakhtiyin bil ka hor... Cali Mahdiyaa fiican, waxoow yiri, ADDUUN WEYNAHA NAAFATO IYO BEDER AAN WEYDIISAHEYNAA...naxwe sax ah.

Aryaadha aqligaa futada madow idinka galay ee, gaariyaashii idin sugaaya (dameerihiinna), teerso garaaddo aad heysatiin ama Gaalkacyo aad xammaali ka tihiin ee mihiinna ku ekaadha......daawadii Meykal Jaksan ow isku caddeeyey aan mar dhow idiin keenaa ee addoon qurxoon noqdha....hahahahahaaaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaran

Monday, September 11, 2000 - 11:52 am
waxa layaableh in qurunwalba iskahadlayo marka lagareebo WADANI.waryaa**waryaa**STUPID,mase ogtahay in morgan iyo gani qaran xil udhiibtay ayna gudanayeen wajibkoodii meliteri sida cidwalba waajibkeeda ugudato,war aawey dadkii burburiyey dowlada somaliyed, sowmiyeynaan aheyn BURCAD idinka mid ah,hase-ahaatee burcad abaal marintiisu waalayaqaan waa (dil)hadaba seed utaageereysaan BURCAD,ood u eedeyneysaan dadkii
nabad gelyada wadanka ilaalinayey ee waajibaadkoodii qaranimo fulinayey, mase ogtahay in ay HIRO yihiin,oo dagaalkii xabishida kaalin
aad uweyn kageysteen.hadaba isweydiin malaha inay ku amaananyihiin xasuuqidii ayxasuuqeen burcadka
doonayey inuu wadanka kalaqeybiyo,sidaad hadaba
aragtaan waxa hirgalay riyadii, bucad C/YUSUF -
iyo CIGAAL weligoodna doonayey inay somali kala qaybiyaan,balse maanta wakaaye iska celiya morgan
iyo gaani majoogaane,ayagaana istaahila barlamanka
ayaad kahadleysaane madaxweyninimada.waan idinku raacayaa halasooqabto xusen caydid,calimahdi,cigal
cismancaato,C/yusuf,iyo cumarjees,waayo waa burcad
burburiyey dadkoodii iyo dalkoodii.sidaa-darted
waxaad kuhadleysaan badowyey kafirsada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR SOMALI

Monday, September 11, 2000 - 12:59 pm
HALLOW NINKA WAX QORAYOW
10 SANO AYAA SOMALI DAGAAL KU JIRTAY WAX DHAAMA DADKA AAD WAX KASHEGAYSIDNA MA AAN HAYNO
EE NAC NACDA ISKA DHAAFA EE ISKUUL GALA WAX BARTA SI AAN WADANKEENA U DHISNO.
GABAR SOMALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Monday, September 11, 2000 - 02:57 pm
Warwaadaheen somaaliland dadkeeda horta dhibaato ayay soo mareen. Waxaana jirtay waqtii inanka aabihii iyo hooyadii lagu hor qowracay yadoo aynay jirin wax dhibaata ah oo ay gasteen. Hadabaa ilmahaa moralkiiso hu dhintay ma u helayaa moral in ay maanta 10bban sano kadib dhimashadii reerkooda inuu ninkii hoyadii qowracay mantaa dib ugu taliyo. jawaabtu waa maya. hadaba ragow baltaliya oo runta halkeeda geeya.
soomaalido waa walaalahay nin baana na dhexmaray.
Bal hadaba ninkaaas halahelo sidii loo xaalinlahaaa.
asaalaamu calykum wa raxmatulaahi wa barakaatuhu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalmar

Monday, September 11, 2000 - 03:20 pm
Waryaadaheen suaal:
Manta oo xaaladu xuntahay madaxwaynaha somaaliyaa loo doortay, maxaa ku waajiba inuu maamulkiisa dib udhisida soomaaliya u horraysiiyo marka la eego isku keen keenka gobolada somaaliyeed?
Waad mahasantihiin.
iisoo dir jawaabtaada.
Mohamoud_nasser@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

futo idoor

Tuesday, September 12, 2000 - 08:17 am
dalmar mooryan baa tahy ee sooqabo tuugtina darood laysay sida ina caydiid caato iwm gaani iyo morgan tol bay ka dhasheen ee maxaad qadi kartaan idoorow iyo mooryaney.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Joowhar

Tuesday, September 12, 2000 - 11:57 am
Qaran iyo wadani hadaan rabno anaga gaani iyo morgan ma imaan karaan meel hawiyye joogo, hadaan rabno meel kasta oo ay tagaan waa soo qabaneeynaa, hadaan rabno xamar ayaan keeneeynaa sidii uuba Gaani usoo raacay c/qaasim markii uu xamar yimid marka adiga cod ma lihid aniga ayaa siyaasad ama xoog wax ku maquuninaaya adigu waxaa tahay oo kaliya maato, mareexaan iyo ogaadeen baan anagu ogonahay waa ayagaas kismaayo,xamar,beledweeyne iyo meelkasta oo hawiyye joogo weey ku noolaan karo, adigu hadaad tahay mj sacad baan kaa adeejineeynaa ileeyn waanu naqaanaa waxeey gudaane waxaa baratay dameer wade, war dameerku waa shaqo caay maaha, hadaadse caay ka dhigto soow adigaas bari ku wada, marka waddani iyo Qaraneey mooryaaan baa idin waseeysa ilaa aad ka dhimaneeysaan, mooryaaan ayaa guryihiinii qaadatay, ka xaab xaabi, mida kale waraa naagihiina soow maaha kuwii marka bari laga keeno oraan jiray boowe xamraawigu gusaswaaweeynaa,Hawiyye waa doowlad, quwad asaa wax kasta ogolaan kara, wax kastana diidi kara, sade w/come ogadeen sidoo kale everybody w/come, Majeerteeen laba wijiile ,dumarka ayaa 5 mar ka liidataa balan waxaan kaaga qaaday inaadan mar danbe aadan dhul hawiyye ku kibrin, bari qoraxda iyo gaajada ha ku disho, puntland ayeey baratay, sacad ayaa laguu diraa markaaseey sidaa garoowe 2 saac gudahood u tagaayaan.remember ceydiid waa dhintay balse waxaa jooga x/ceydiid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaran

Tuesday, September 12, 2000 - 12:27 pm
Waryaa DALMAR markaad leedahay inanbaa hooyadii
lagu hor gowracay miyaad isweydiisay waay?
hadaba anaa kuu sheegaya way istaahileen waayo-waxay rag iyo dumar caruur iyo ciroole, siday udhanyiinba qoryo ulasoobaxeen ciidamadii
xooga dalka soomaaliyeed ee soomajeestayaasha ahaa
islamarkaana ugaarsanayey koox burcad ahaa oo idika mid ahaa, hadaba hadaad run sheegeysaan,
maxaa idin soo dhex gelyey xooga dalka somaliyed
iyo burcakii la ugaarsanayey, oo aad dhabarka uga
tooganeyseen soomajeestayaashii dalka,gidigiinana
dambiilayaal baad tihiin waayo qaran baad dembi ka
gasheen.ilayn wataa hada ladideysaan aadlabaxdeen
somaliland si aan dembigii laydinkuqaadin. laakiin
waxaan ogaadey inuu siyaad bare uu ahaa madaxweyne
jil-jilicsan, sababtoo ah sowmiyaadan maqal
sadaam xusen siduu kurdida ugaley,weyna istahilen.
aniguna waxaan qabaa hadey somaaliland dadka labaxey towbad keeniwaayaan in kimiko laladhaco
oo dunida guudkeeda lagamasaxo aakhirana naar ku arooraan inta fiican marka lagareebo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaran

Tuesday, September 12, 2000 - 01:16 pm
JOWHAR waad iska hadleysaa adigu laakiin ina caydidka aad sheegeyso, laba odeybaan kalatirsana
adiguna waan kaaga dhowahay, anigaana sirtiisoodhan og adiguse waxba ma ogid, waa STUPID.
ha iigana sheekeyn adigu cidayada, ee aniga waa ka
baxay oo waxaan noqday QARAN ee runtaana kahadlayaa qabiil dambe hooyadii hawaso, GANI - & MORGAN waxay ahaayeen wadaniyiin somaliyed oo
wajibaad kooda qaranimo gudanayey ee maxaa afka
loogu taagayaa, ina adeerkeyna wuxuu galay iyo wuxuu gudey waan aragney,MORGAN iyo GANI darodnimo
uma arko ee waxaan u arkaa HIRO somaliyed, ee
C/YUSUF sow ina aderkod ma aha waxan u arkaa inuu
yahay STUPID mather fucker ah oo burcad ah weliba
marka anigu ha ii amaanin X/caydid iwm.ilayn waa
dhiigyacab,marka adiguna ina adeerow runta rabibaa
jecel iyo cadaalada ee runta ka hadal,ee qaran noqo qabil iska daye ileyn qiyamaha qabil jano kugeynmayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warandhaab

Tuesday, September 12, 2000 - 01:25 pm
Dalmaroow waa runtaa oo dhib waa lagu sameeyay dadka daga burco iyo hargaysa laakiin ma ahayn kaligood waxa dhibku gaaray ee waxaa uga horeeyay majeerteen oo la,laayay lana baxay ssdf waxaa iyana la,baabiyay •••••• hoo la baxay usc waxaa iyana la baabiyay ogaadeen oo la baxay spm ciidamadii soomaaliya qabiiladaas oo dhan way baabiyeen marka dhibka soomaali wuu wada gaaraye maxaad reer waqooyi kaliya ugu gaar yeeli mida kale dadka dhahaya moorgan iyo gaani yaan lagu soo darin dawlada arintu sidaas ma aha way jirtaa in nimankaas ay yahiin danbiilayaal dagaal waxaan dhihi lahaa halagu qaado danbigooga maxkamad caalami ah ama mida dawlada markii dawladu xoogaysato ee amaanka iyo kala danbayntu soo noqoto iskumana xidhna waa muwaadiniin xaqbay u leeyahiin in ay wadankooda xil ka qabtaan isla markaas danbigii lagu helana waa lagu qaadi sidaas weeye cadaaladu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaran

Tuesday, September 12, 2000 - 07:10 pm
Waryaa WARANDHAAB mawaxaad iisheegeysaa majeerten baa dhib soogaarey,war hadaad runta iyo rabi taqaan,inyar oo ilaah kabaqeysa mooyee majeerteen waa wasakh,oo riyadii gumeystihii ingiriska runmodey,qaar idika mid ah ayaana sabab u ahaa burbuka somaliweyn,taana cidwalba wey ogtahay hadaba waxaan kaloo ognahay in ayaga keliya naftoda wax ladoonayaan cidkale maya.oo weliba uurkooda buko,alla maxaa odayaal majeerteen jahanama loo jiididoona,wayo? RASULKA scw wuxuu yiri jano mageleysaan ilaa aadan lajeclaan walaal kiina waxa naftiinu jeceshahay.hadaba morgan iyo gani waxay naga ilaalin jireen burcadka majerten
ee doonayey inuu wadanka xoog ku qabsado,wax walbana rabi baa qora,waxaan rabi kularabina xoog
kuma noqonkartid,siyaad bare rabi baa madaxweyne
kadhigay ee waa lagu imtaxaamayey,rabi baana og
oo qadarey saacaduu kadegi lahaa, hadaba haduu jiro iimaan iyo yiqii,sowmiyeynaan aheyn in rabi laga warsugo oo loosamro,imisa jeerbaadna isku daydeen in aad siyaad kursiga katuurtaan,laakiin
way idin suuroobi weydey ileyn saacadiisaa dhineyd
sidaa-awgeed rabi baad ladagaalameyseen,hadaad wax
garaneysaan ee siyaad bare lama dagaalameyn.hadaba
majeerteen,ilaahey kacabsada oo calooshiina sifeeya oo burcadka idinku soo dhuumanayana iska soosaara.anagu majeerteen ilaah yaqaan xukun uma diidanin.teeda kale morgan iyo gaani dowlad iyo Qarar jirey ayey ushaqeynayeen wuxuu doona ha ahaadee laakiin mooryaanteenii •••••• yey ushaqeeyaan oo yaa ku amrey in ay dadka dilaan oo ay naagaha kufsadaan, waa cidna hadaba ayaagaa makamad ubaahan in lasootaago.margan iyo ganina markey qabtu bilaabatey ninba gobolkiisuu aadey oo xagaasey nabada somaliweyn kasugayeen,hadaba ragii tobanka sano wadanka burburiyey,naagaha kufsan jirey dadkaa mag halagaqaado oo raadsada.

QARAN:

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.