site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Madaxwaynaha ma sidii wax waalan ayaa 1000 askar ilaalin doonan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Madaxwaynaha ma sidii wax waalan ayaa 1000 askar ilaalin doonan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boobsiiye

Monday, September 04, 2000 - 11:21 pm
wax badan oo aan sheego ma garanayo ee waad fahanteen ayaan u malaynayaa waxaan u jeedo ee ma sidii qaar aynu naqaan ama hada ka hor aanu aragnay miyaa sidii wax waalan loo ilaalin doona asna mise sida madaxwaynayaasha aduunka kale ayuu wadankiisa ka dhigi doonaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.