site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma Issaq kaliya baa ku nool the so called Somali land

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Ma Issaq kaliya baa ku nool the so called Somali land
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 02:08 am
Walaalayaal Somaliland waxaa deggen dad farabadan kala qabiil ah Issaaqu wuxuu deggenyahey oo kaliya Hargeysa, Barbara iyo nawaxigooda.
Qabiil ahaan waxaa laga yaabaa in uu Isaaqu u badanyahey degaankaas, laakiin marka qabiilada kale leysku daro iyo ••••• waxaa hubaal ah in ••••• laga badan yahey.
Waxaa deggen Ciise, waxaa deggen Gadabiirsi, waxaa deggen Dhulbahante, waxaa deggen warsangali.
Waxaan ka codsaneynaa in qabiilka la dhaho Isaaqa ay ixtiraamaan qabbaíllada kale oo la deggen waddanka ay sheeganayaan in ay iyagu gooni u leeyihiin. Somalida kale ee tirada badan ee reer koofurka loogu yeero iyaguna waxaan dhihi lahaa ogaada in Ina Ibraahim Cigaal oo kawakiil ah qaar kamid ah qabiilka Isaaqa uusan noqon karin degaankan aan ku noolnahey mid aad u nacdaan madaxiisa. Waayoo waa arrin la ogyahay in uusan Somali jecleyn, oo uu qabiileyste weyn yahey. Hadduu wadani Somaliyeed yahey NFD mauusan iibsadeen, dano yar oo uu lahaa awgeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jam

Tuesday, September 05, 2000 - 03:50 am
You have got it all wrong, Somaliland is for somalilanders, not for exclusive tribe you called isaq, I am gadabursi and we have made lot of progress under somaliland rateher than somalia. how you think is the way southerners think, clan against clan and i against the family.
sorry you have a long way to come to level yourself with somaliland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwish

Tuesday, September 05, 2000 - 04:07 am
Soomaaliland wax layiraahdaa ma ey jirto.

Dhulbahante iyo warsangeli waxaa ay kamid yihiin maamulka Puntland.

Reer Awdalna xoog ayaa lagu heystaaye waxaan idoorku wataan raali kama ay aha.

Darwiish

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 06:06 am
Darwish,
ma ii faahfaahinkartaa gadabiirsigu sida qassabka loogu haysto?
ing_mo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 03:04 pm
TO Ing mo

Waan ka xumahay in Darwiish kuu faah-faahin waayay sida Gadabuursi qasabka loogu haysto. Anigu sida an qabo, haa waa lahaystaa Gadabuursi, sida runta ahna iyagaa is is haysta ee Iidoor mahaysto. Waayo qaar badan oo doqmo ah oo danaystayaal ah ayaa ku hoos jira taliska Cigaal oo dadka kala jabiyay. Cuna qabatayn ayaa Awdal lagu sameeyay, oo keentay in dhaqaale ahaan lagaga xoog roonaado. Taasna waa sobobta labaad ee lannagu haysto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ing_mo

Tuesday, September 05, 2000 - 11:40 pm
Kaakey dad badan oo shraf leh ayaa deggen awdal. Waamaxey sababta ay u uggolaadeen systemka cigaal oo kaligii taliska ah? waa maxey sababta uu isugu dhafey barasaabyada?! haddii uu dimocradiyad uu ku shaqeynayo ma uusan keeneen Boorama Barasaab aan aheyn Gadabuursi. waayoo ninka yaqaan ee u dhashey gobolkiisa ayaa wax uqabankara ama ay dadweynaha weydiisan karaan wexey rabaan oo u sheegan karaan raýigooda siyaasadeed. waayoo waa wiilkooda, odeygooda. Lakiin haddii nin Isaaaq ah laga dhigo barasaabka Boorama inuu xag dhaqaale ka cadaadiyo mooyee ma horumar buu u sameyn? waayoo ma isagaa ku dhashey? mase isagaa u jiirnaxaya?
Kaqarran Sanaag? Waxey ka codsadeen in waddoonin laami ah loo sameeyo! wali wey sugayaan. Haddii ay ka dhabtahey in uu Somaliland dhab ah yahey dhul Issaq kaliya ma dhiseen.
Waryaada ninka waa nin khattar ah oo bahal ah wuu idin gadan NFD ba isgaa gatey. waa caado uu u bartey, ee iska jira. Yuusan Ithiopia idinka gadan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 02:28 am
Wallaal Darwiish waa sidaad sheegtey Gadabuursina waa la heystaa. Anigu Gadabuursi baan ahey waanan ogahey runta, xataa waxaa la gaadhey her laga xidhoJabuuti iyo Itoobiya si ayna dhaqaale u helin oo ay Barbara u faylaan. ••••• wuxuu ku sameeyey Gadabuursi sidii iyaga lagu sameeyey. Waxaan se oran lahaa; Isaaqow Gadabuursi wuu idinka cilmi badan yahey e xilka u dhiiba hana iloobina in ay yihiin dad aad u nabad jecel. As long as you are like this forget Somaliland! it will never habben!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Wednesday, September 06, 2000 - 07:07 am
Dear JAMA: I couldn't say better myself. Somaliland is not for ••••• only, unlike Majeerteeniya, Somaliland is for all the habbitants, and not for •••••. ••••• is part of large group who are the make up of somaliland. Jama is very true Somaliland is not only for isaaqs. I am a ••••• i wouldn't say Somaliland is for isaaqs only. Somaliland came this far with the help of all its habbitants.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoorwase

Wednesday, September 06, 2000 - 07:47 am
isaaaaaaq hadhoco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 08:17 am
TO: ING MO:

SI AD DARAASAAD BADAN UGA HESHID XAALLADDA GADABUURSIGU MARAYO, WAXAN JECLAHAY INAAN KUGU MARTI QAADO DOODDA HALKAN KA SOCOTA EE 'TITLE' KEEDU YAHAY "CIISE" XIL UMA DIB JIRO. HALKAA WAAYO ARAGNIMO BADAN AYAAD KA KORODHSAN DOONTAA OO KU SAABSAN, HUQDA, HAGARDAAMOOYINKA, HIMILADA, HORUMARKA, HIWAAYADDA, IYO HAWLAHA BEESHA AWDAL. WAA DOOD SI CILMIYAYSAN LOO QABAN QAABIYAY, AADNA U QIIMA BADAN EE KU SOO BIIRA ADIGA IYO ASXAABTAADUBA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Wednesday, September 06, 2000 - 11:11 pm
waad mahadsantahey anonymous

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.