site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey qabiilka iyo qaranimadu waa laba........!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Soomaaliyeey qabiilka iyo qaranimadu waa laba........!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 03:23 am
waxaan soo xasuustaa ereyadii heestii wadaniga ee ahayd "somaaliyeey qabiilka iyo qaranimada waa laba aan is qaadi karinoo ayagaa is qarxinayee!
waa yaab war maxay idinla tahay parliament inta nin istaago dhahaya anigoo ku hadlaya magaca reer hebel, ama anagoo reer hebel ah waxaan soo jeedinaynaa inaanan ku raacsanayn bill ay reer hebel doraato soo gudbiyeen.
kolay la arki doonee waxa uu inoo qaban doono parliament qabiil ku dhisan, iyo horumarka ay ina gaarsiiyaan shaqsiyaad qabiil ku yimid.
bal ila eega intana.

http://www.teleport.com/~mohassan/dugsi.htm

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.