site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"GUULWADOW SIYAAD, MOORGAN, GAANI, JILICOOW" are back. Soomaaliyey Haddii la dhimanaayana dhareerka waa la iska duwaa.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): "GUULWADOW SIYAAD, MOORGAN, GAANI, JILICOOW" are back. Soomaaliyey Haddii la dhimanaayana dhareerka waa la iska duwaa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamarcade

Tuesday, September 05, 2000 - 11:01 am
Walli dhaawacii ay ragaas igu gaarsiiyeen xamar baan isbitaal la jiifaa.

Jirdilkoodii baa malyuumaad goballada Soomaliyeed oo idil ku baaba'ay.

Bambooyinkii ay ku xasuuqeen wallaalaheen waqooyiga dagan baa wali inoo muuqdo.

Abdiqaasinoow haddaad adiga isleedahay cidna wax uma geysan intaan dowladdii Afweyne ku jiray dadkaad dabadda ka wadataa dhimasho ayeey Soomaalida waxgaradka ah ka xigtaa....

Soomaliyeey haddii la dhimaayo dhareerka waa la iska duwaa ee hurdada ka kaca..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samawade

Wednesday, September 06, 2000 - 12:58 am
URAAYOOW, adigaa XAMAR cunay ee wax baro dadkana amaan geli, dadka dhintayna amaan sii, inaad gacan ku dhiigle tahay maxaa dagaal ku geliyey oo dhaawac ku soo gaarsiiyey!, xamarna hadaad timide umadda hantidooda u soo celi waana lagula xisaabtami doonaa hadaad moodeysid inaad adigu waxba falin.

Hurdada laga kacaayo maxay tahay? hurdo waxaa ku jira ninkii xamar mooday inuu leeyahay diidanna nabadda asagoonan wax ka qaadi karin kuwuu tilmaamayo!...ALLA YAA HADIIK...jaahil muxuu moxog cunay!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, September 06, 2000 - 05:16 am
waxaan u jawaabayaa samawade,samawadoow anigu ku caayi maayo sababtoo ah nin caytamay laga badi.intaas maraka aan ka gudbo "moorgan,gaani,jilicow iyo iwm.ha ku difaacin qolo,qabyaaladina yaanay ku qaadin.waa gacan ku dhiiglayaal.umadda soomaliyeed dembi weyn ka gelay
xaggeebay qabandoonaan,ma madaxweyne cabdiqaasim bay weligood hoosta kaga jiridoonaan.dadkii ay aabayaashood iyo walaalahood ay been beenta ku dileen,wadanka way joogaan oo may dhamaan.hadday ifka wax ku yeeli waayaan.aakhiro iyo ilaahay baa ka dambeeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAKALEE HEEE

Wednesday, September 06, 2000 - 06:25 am
ASALAAMU CALAYKUM?

TO; XAMAR CADE

SAXIIB ••••• AYAAD TAHAY OO WAXAA KUU MUUQDA GANI IYO MOORGAN WAXBA SOMALI KALE HA ISKA DHIGIN DHAAWICII AYKU GAARSIIYEEN ADIGOO ••••• AYAA KUGU YAALA HAAA BEENTAA MA AHAN SAXIIB TAASI DOWLAD AYAY AHAYD OO DOWLAD LAGAMA HORIMAADO,
USA,FRANCE,BRITHISH KUWA YIRAHDA XUQUUQDA BINAA ADANKA AYAAN ILAALINAAAA HAA SAAAS BEEY YIRAHDEEEEEN
MAXAY U WERERAAAN IRAQ,YUHUUDA MAXAY ULAYSAA ISLAMKA KU NOOL CARABTA MARAYKANKU MAXAA ILAAH U DABA DHIGAY MARKAA SAXIIB WALIGAA NIN KAA WAYN LA ISMA HORTAAGO,
USA MAXAY U WERERTAY SUDAN OO SHICIBKA ULEYNAYSAY, USA MAXAY SOMALIYA DADKA UGU LEEYNAAYEEN SHICIBKA CAYDIID CIIDANKIISA KU WAA ISKA DAAAA EE WAXAA DHIMANAY BOQO LAAN QOF MALINTII WAXAY DILEEN 100,000 OO MAATA IYO CARUUR U BADAN,

ADIGA WAXAY KAA TAHAY LABADAA NIN IYO DAROOD NACEYB EE MA ARAGTID SNM NIMANKII HOGAAMINAAYEY OO HADA ISAAQA U MADAXDA AH OO AY KA MID YIHIIN SILAANYO IYO CIGAAL OO WARER KU QAADAY QABAA ILADA DARISKA LA AH SIDA WARSANGALIGA DHULBAHANTAHA, GADABIIRSIGA,TIINLE,
SAXIIB HADANA MA NIRAHNO WAA SIDAA IYO SIDAA AA MUS OO KUWAAGA ARAG,

SAXIIB WAXBA RAGAA HA KU HOOS LABAN CIGAAL WUXUU SHAQAYNAYAY SIYAAD KALIGIINA MA AHAN EEE SOMALI OO DHAN BAAA U SHAQAYNAYSAY DOWLADII HORE YOU KNOW THAT,

CAYDIID SIYAAD AYUU LA SHAQAYNAYAY MARKUU DAGAALKA DHACAY •••••• AYUU XORAYAY OO LABO BOQOL OO SANO LA GUMAYSAYAY TAANA •••••• AYAA YIRI WAA NALA GUAMYSAN JIRAN ISAGAA ISBARTIIBADA KUBADA QUD BAD UGU AQRIYAY I DON'T CARE WHAT SO EVER,
ADIGA SIDOO KALE KA XAAB XAAB HEE HADAAD WAGII DOWLADA ISKA OGALAAN LAHAYD MAANTA CIDNA KAAMA DHIMATEEN SIYAAD NA WUU ISKA DHIMAN LAHAA SIDUU U DHINTAY ILAAH HA UNA XARIISTEE AMIIIN WELL HA XANAAQIN HE WAS MY PRESIDENT CIGAAL IS YOURS SIYAAD WAS MIND,

SAXIIB TAKE CARE DON'T WORRY GANI AND MOORGAN THEY ARE DAROOD THEY WILL BE DAROOD I DON;T LIKE THEM I DON'T KNOW THEM I HAVE NOTHING TO DO WITH THEM WHEN PEOPLE LIKE YOU TALK LIKE IT MAKES LOVE THEM,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Wednesday, September 06, 2000 - 10:03 am
Maxaa horta marka wax la isweeydiiyo aad u caytantaan sidii dumarkii warka ninka ragga ahi ma yiraahdo anaa fiican iyo saan ah taasi waa calaamadaha dumarka anoon dumarka u gafeeyn. midda kale hadii aad wanaagsantihiinoow daaroood idinka ayeey idiin fiicantahay marka sxbayaal wanaagiina heeysta joogana bari, mida kale soomaalidu waxay tiraahdaa : maahan sidaad isku aragtid ee waa sida laguu arko.
Ku: Samowade sxb adigu caqligaagu waa caqli dooro maxaa yeelay ninkaas yiri gaani iyo morgan iyo Jilicoow waa gacanku dhiiglayaal maxaad ula yaabeeysaa oo aad qabiil dhan afkaaga uraaya ugu taageysaa mida kale jilicoow soo nin Haw. ah maahan. Xamarna sxb hadaad tahay daaroood qaxooti baa ku timid 70kii baa ina siyaad kusoo dal dalay, marka hadaad ooyi laheey iyo hadii kaleba xamar hawi. ayaa iska leh ayaga ku dagaalamaya kuna baashaalaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SNM

Wednesday, September 06, 2000 - 10:11 am
Ma ogtahay in Asbuucii horee uu Gaani la socday c/qaasim markii uu xamar yimid, Runtii anigu taageere ayaan u ahaa c/qaasim balse marka uu kaas camal noo keeno ayaan ka xanaaqaa maxaa yeelay waa dambiile no 1 (Public enemy no 1)marka ni ninkaagaan u doodayoo sxb mar dhow maxkamad ayaa la keenayaa dhamaan wixii dambi ka galay shacbiga som. qabiilkuu doono ha noqdee, morgan iyo gaani adigu orodoo gurigaaga ku qari ileen xamar ayeey doowladu ka talineeysaa anigane tigid ayaan hada goosanaa oo gaani iyo moorgan ayaan sugayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayat

Wednesday, September 06, 2000 - 10:43 am
ala idoorku faan badanaa war sowtii gaaniyo moorganba ay jabuuti oo wax yar hargaysa ujirta joogen ala idoor fulaysanaa cabdiraxman tuurna waa saxiibkisa kowaad gaani talbaadan markii c/salaad uu imanayey waftigii la socday saa og tahayba waxaa ku jiray ••••• hal nin markaa ka isaaqa ah maxuu u soo racay wafti uu ku jiro gaani?


Ina caydiidkii darood sidii la ekaa u nabcaa lastweek waa kii ka degay garoowe taas dadow ku cimro qaado waa ninkii abihii nacaybkii la ogaa darood u qabay ee darood ma tadodii dhameeyay anigu waxaan is idhi nabsi weeyan tani.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.