site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dadka Qub--Qac---Qurac---Qald...Ku Haayo: Su'aal!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Dadka Qub--Qac---Qurac---Qald...Ku Haayo: Su'aal!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Tuesday, September 05, 2000 - 11:27 am
Salama...

Hadaan ahey Soomaali--Ninac-Luubaani--Isbarmuuto kistoo lee aan rabaa inaa wacdaro kudaro arladaan.

Widaayoow--Inaayaal:

Dadkiina kuhaayo Soomaali"dhul" aa saan noqotey; saan u hormartey; saan u dalacdey; saan ugu ilbaxdey; saan ugu dhaqaale baxdey.

Su'aal aa idiin hayaa:

Hadii aad rabtiiin Soomaali'dhul' iney noqoto dhul goosatey oo Jinsiyad kale leh, oo Soomaalida kale ineey la wadaagto rabin, fadlan bil-axsaan noo Daaya Minankaan.

Waa na-nacdeen, waa ni bariney, balaayo-balaayo aas iska dhigteen; waa idin toog-toogney, qatar-qatar aas iska dhigteen; garkiina idin qabsaney, Kunta-Kunta aas ka hadleysiin. Ee fadlan, Widayaal, Ariiraal, Qac-Qubyaal, ga nagasiiya.

Maxaa yeeley, Toog-toogmo waa dhamaatey, hadaad rabtiin inaad soo noqotaan, Diyaar iyo Nus. Hadii kale, ninbo minankiis nabad Ilaahey haku siiyo. Amiin!!

Ugu danbeen:

Quraciin aad meeshaan ku heesiin oo aad leedihiin, Soomaali'dhul' aa saan ugu hormartey Soomalida kale, fadlan minankaan VISA aad kusoo gishiiin wax idiin qorey maleh--maxaa yeeley, idinkaa na nacdeen; anagana ganfuurka aa taagney toogmo kabacdi.

Marka Mehaan-Arladaan Minankiina ma'aha, ee Reer Jacburis aas iska leh, kasteen.

Faraha naga qaada lee, Bil-axsaan!

Nabadeey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abyan

Tuesday, September 05, 2000 - 12:21 pm
Asalaamu caleykum. waryaa waad iga qoslisay magacaaga xitaa micnaha kufadhiyo hahahaaa idhageyso aan ku,iri adiga markaan diyaar lee noqoo markoo kaleeto aan kusoo noqoneenaa habeer waalid meeshii qodxaha bedneed marka toogadaan diyaar lee siinoqoo alaabtaa juuni kabuuxsoo diyaar aas kuu,ahaatoo sii barkoo markii qeelo maqashid orad isku xaabii macawistaa ha,sii iloobin ani saasaan ku irii dadkaan dagaal madeenaayaan diintooda mabartaan diin laawayaal waayee kursi lee sheegaayaan kursigaasna naar uus xan baarsan yahay iska daa dadkaa warkooda ogowna diintu iney mid kaliya tahay anaguna soomaali kaliya nahay laftigaada hada dagaal maa soo wadiin sidii kuwaaneeti taa ma,iska deesaanoo ani adinkaan ahee hada laga bilaabo ee hana bur sanina yaa xalwada iyo shushumowga idinka gadanaayo waa og tihiin fara dheerta sii uus cunaan lee lama goodleey waad ogtahay sii usaartaan lee cilaankiina marka nasoo dhaweeya anina reer xamar weena lee,ahee waxaa kuu cadeeneyso tanlee...Abyan waxay ku noosha hay...aqalkoodu uuyahay...isku raran agteediyoo agagaarka ceelgaab. marka saas lee waayeee ma,ifahminoo igaarkeey adi habaar waalid haka cabsanin nooh anaa kula socdee libaax iyo dhurwaa maku cunaayo yaah. Asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI GIRL

Thursday, September 07, 2000 - 10:05 am
TO ABYAN AND WARYAA

ISKU XISHOODA RAG WAA WAYN AYAAD TIHIIN WAX LA FAHMI KARA MEESHA SOO DHIGA HADII KALE XAMAR WEYNE KU LAABTA.

THANKS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Saturday, September 09, 2000 - 04:58 pm
Salama...

Soomaali-Gabar:

Walasheey, Maxaas galabsaney?

Af-Soomaali hadiis kaseynin oo Koonfur aheen, ee markaas raali iyo nus--maxaa yeeley, ani saas makuu galin hee, Inaay.

Abwaan:

Xabado Keento...! aas horeey loo dhahey, marka waa sugeynaa lee.

Nabadeey!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.