site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMALIDU MA FAHMEEN IN CIGAAL/ CABDULHAAHI/IYO XUSEEN CAYDIID AY SAN RABIN NABAD KA DHACDA SOOMALIYA MAXAA YEELAY MALINBA LACAGTAY RABAAN BAY SAMAYSTAAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOOMALIDU MA FAHMEEN IN CIGAAL/ CABDULHAAHI/IYO XUSEEN CAYDIID AY SAN RABIN NABAD KA DHACDA SOOMALIYA MAXAA YEELAY MALINBA LACAGTAY RABAAN BAY SAMAYSTAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rushbbc

Tuesday, September 05, 2000 - 03:31 pm
walaalayaal waxaa noo cadaatay nimankii cadawga isu ahaa ii shirwalba isku gacan sayri jiray in ay maanta markii soomaali isu tagtay ay badaleen wajigii hore oo ay muujiyeen inay isku xulifo yihiin iyagoo ayka been tahay balse rabaan inay ku
bur buriyaan dhulkana gacata u galiyaaqn gaalo iyo yahuud hada waxii ka danbeeya.
walaala yaal ma noo danbaa in soomaliya ay sadaxdaa u taliyaan.waad ogaydeen in xataa ay shirkii diideen iyadoo laga macsumay maxaa soomalida iyo dadka ayka dhasheen ay u toogan la yahiin waa su aale see wax lagu wadaa yaasa
wata oo aya u shaqeeyaan qab qabla yaasha dagaalda soomaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABEEL

Tuesday, September 05, 2000 - 03:42 pm
wedsday,september 06,2000-11:40am
Shabeel from Australia.
Hi,brothers and sisters, waa sida aad sheegtay
walaal waa ehlu-naar kuligood,marka waxay sugaayaan in nin walba xabadii dili lahayd ee jahanamo geyn lahayd .xusuusta,kuligood xabad
baa u qoran. INSHA-ALLAH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaawo

Tuesday, September 05, 2000 - 03:50 pm
soomaliyay hala soo qabto dhamaantood afta qab qable ee ubadkii soomaliyeed iyo masaakiintii dolarkood ku badalanaay lacagaha faalsada ah
waxaan leeyahay hadii aan ahay xaawo
madaxa halaga wada gooya oo qabiil walba hasoo qabteen mid kooda xun.
wasalaamu caleyakum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 05, 2000 - 06:18 pm
Goormaad somalinimada amah muslininimada garateen?
Xagee baad kulligiin jirteen marka umaddii somaliyeed iyo qarankiiba aad laqdeen. Ma maanta baad sharkale inoo soo gashan?
Ummadda oo dhan way jaceshahay nabad iyo iney dhallato dawlad Somaliyeed, laakiin qofkasta oo aan doqon aheyn amah la gadan karin waa uu u jeedaa wajiga ay leedahay dawlada laga sameeyay Djibouti!
Somali maa dooneyso xukuumad tiiso kale ah aynah haraagiisa ay horboodaayaan.
Idiinkuu kale xag uma lahidiin inaad ka hadashaan Somaliland amah Puntland. Maxaa wacay ayagoo dadnah baryin ayey waddankooda ka dhigeen mid isu filan nabadnah ka jirto. Dad ay ku duuleenah ma jirto. Mawaxaa leedihiin dadki 21 kii sano oo M. Siyad Barre u ahaa eyaaha amah umadda baabiiyey 10 sano oo dagaalkii sokeeye socdeey ha idiin xukumaan, Xamarnah ha lagu cuno lacaga la soo baryaayo mar labad inta kelenah ciidan ha la idiinku dhiso si la idiinku xasuuqo???
Ninkaan aad la bood boodeesaan M. S. Barre baa macallin u ahaa, oo horray waxuu la soo baxay saan saantii lagu yaqaaneey keli taliyaasha. Waxuu meelkasta ordaaya asagoo dawlad sameesan!
Taasi waxey cadeyneysaa ulajeeda loo shiray oo aheyd in la sameeyo dawlad aan wax ka jirin asaga lagu doorto madaxtinimada. Waxaana meeshaas ka muqata intii kale oo somali meesha u tagtay waddinimo amah somalinimo in la qayaamay.
Ha la isweydiiyo, ma waddan dagaal sokeeya toban sano ku jirey baa ciidan military uu baahan haatan? Oo yaa xukumin (taasi waad iska ogtihiin ninkuu u diyaariyay General Galaal). Waxaa taas xigta yaa noqon cidanka? (taasi waad iska ogtihiin, markuu yiri "waan shaqaaleenaaya militias" waxuu ula jeedeey "waxaan ka dhigin mooryaanteeda heesata Afgoye, Merca, Brava iyo Kisimayo cidanka militariga oo cusub "
Qorshooyinka kale uu wato idiinkaa dib u arkin!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.