This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, September 06, 2000 - 03:03 am Somali Gilr. Surprise what stupefaction that is. Somali girls are far better than what you really are that I can assuredly tell you. It is rather admonition to witness colossal amount of people whose have the privilege of education and they are failing to utilise it in most appropriate way, What shame to you all. I will say once more, I do not matriculate any of your defiled and stupefied ideas, I chose not to partake this futile discussion. Ladies and Gentlemen let us grow up and act upon our senses. DrWho London
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 03:15 am War datoiorka hala daayo. Yaa kaqeylasiiyey ninkaan odeyga ah?. War dhibta kadaaya dakaatirada dameeraha!1 Datoooore ingiriiska waa weyn jooji nooh, dameer lamahadleysid dad aa lahadloysaa. lol
| |
Wednesday, September 06, 2000 - 09:36 am lol datoor kan maha waa mid cay meel kasta la taagan oo rufiyaan u ah so colled idoorland.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 10:56 am salaam people waryaa hoy magaca sool,sanaag iska badal ayaan ku iri hadaad meeshas ka timitne magaca meeshan madan o qoorteene
| |
Thursday, September 07, 2000 - 11:04 am salaam people waryaa hoy magaca sool,sanaag iska badal ayaan ku iri hadaad meeshas ka timitne magaca meeshan madan o qoorteene
| |
Friday, September 08, 2000 - 10:41 am It caught me surprise that so called Somaliland Republic detained Garad Abshir earlier this week, this shows that how they are senseless and desperateness to behave such a way. They accused that Garad abshir had violated so called Somaliland laws as he took part Djibouti Somali conference. Garad Abshir is well respected Somali man both North/south of Somalia. If the So called Somaliland Gangs are really serious about arresting law brokers, let them arrested blood thirsty Egal who last month murdered his head of personal security and yet no one was arrested for his murder and finally Thousands innocent civilians he killed Hargeys and Burao. May I conclude Garad Abshir must be released without conditional or Somalilanders face the consequences. Eng.Hawd London
| |
Monday, September 11, 2000 - 10:51 pm Ifraah IIDOORLAND waa maxay xaal yaanu ku qabanin,S/land is not 4 iidoor only its 4 u too sool is part of british somaliland and thats what they call s/land now. HAWD, the garaad will be released soon, personally i am against that action but same time i belief s/land has nothing to do with Djibuti or Arta business.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 02:55 am Burcaawi, Somaliland is for idoors Only. And yo lady ahlan i am not idoor, come on i am from jiidali, okey get eh aigh. Alright, so what is hapening here. Idoorland go to hell.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 04:25 am Burcaawi qabiil bay isaaqu ku shaqaystaan hadaydaan qabiil aqoon dhulos reer koonfur oo tuuga ma raacen markaa inaabti dayn maayo qabyaalad .
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 04:58 am Ifaarh gabar idoor oo uuwasey Wiil Darwiisheed igadheh, maxaa wacey gabar darwiishad ah meehaan ma imaato oo gurigeedey fadhidaa.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 05:00 am Neg Hwad Where in london are you at?
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 05:12 am TO:idoor Saqajaan baad tahay waa maxay cayda aad cayaysid nacas yohow gabdhaha ma waxaad ka xanaaqday tuug baad tihiin Mafia ah kuli reer Koonfur oo idil isaaqa iyo dhulbahte waa dad walaalo ah daris is dhalay abtiyaalna isku ahe adigu walawayn baad tahay.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 07:04 am Ali. Adeer goormaa idoor walaale aanu noqoney, anagu idoor waxaan u argnaa subordinate, you know what that mean, you can find it out from your English teacher. Idoor waa wagaash, marka hadhihin walaalo eyey yihiin Dhulbahante weyne.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 07:13 am Woow, dhulooska, waraada maad pagejajkeena soo gashaan, imaada nooh halkaas.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 07:25 am sincere: runtaa waaye aboowihiis maxaan bal meelahaas u booqan weyney, mise dad qabiiilku dhab kayahay manihin sida idoor futo madoobaha?
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 07:33 am HAL II SHEGO PAGE ANAA SOO GALIYE.
| |
Tuesday, September 12, 2000 - 11:22 pm dhulloos maxay tahay dhulbahanta weyne adinka isaqq ma gaartaan garaadkiin aaway waa xirteen adinka waxaa idinka adag laf quraata oo habarjecelo ah ayaga ayaa idinka adag iska shib dhaha iidoor mataqaaniine waxaa iska dhicinkari weyseen jilib kamida habarjecelo. dhulbahante waa afar xabo.iska xishooda doqmayow.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 01:02 am Wiilka isagu yeerey Xasan abshir, Adeer, Habarjecladaan aad sheegeyso Hayaag ayaa kufilan aa lagaa dhahey. Hal nin ayey xirteen, lakiin buuhoodle waxaa kuxiran 12 nin oo idoooor futomadoobe ah. Shidiya: i am new to the net, but i know this page: www.taleh.com
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 02:47 am Buhodle rageedi baad tahay.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 04:43 am ninka isticmalaya xasan abshir waa burcaawi ninkii ku soo gali jiray net ee wach out guys marna dhulbahte hoos orda marna meelaha ka caytama sidii habr goblan ah. habarjeclo 10000 kun burco iyo nawaaxigeda kaga dilany yaa idin kala reebay dhulos.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 04:59 am Maba gaaran 10 kun abaayadiis.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 08:44 am buuhoodle,iska hadle ayaad tahay dadka aan xirtaan maxaa idaacadaha u sheegi layihiin h/jeclo iska dhaaf waraa waxa idika filan waad garanaysiin waa garweyn xagga bari waa kuwaasi calankii s/land ka lulay ceerigaabo miyaad wax ka dhihi kartaan.xagga kaleeto waxaa idinka filan oo aan laydiinku imaaneyn reerdaahir kaliyaata. garaadka maxkamad aa la saari maxaad suubin khaliifna sidoo kale haddii uu yimaado s/land. dhulloos waa laydin yaqaan isaqq ha ka hadlin anaga garxajis ama awal idiin imaan mayno, qoladaasi ayaa idinku filaan
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 12:11 pm somali oo dhan qabiil ayaa dardaray. Inta aan sidaas u fakaraynana qayrkeen ma gaadhayno. Salaam kulligiin.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 01:18 pm shaadiyo,burcaawi,somali,fardojaan,buhoodle,xasan abshir,walaalfilshirs,sincere dhuloos,dhuloos. waxaad ka dhamaan la'dihiin anigaa fighter ah oo killer ah iyo anigaa badan iyo anigaa wax xukuma iyo waxbaan xiray iyo qasaayaa.KULIGIIN WAXAAD TIHIIN JUHALAA MURAKAB AH ee sida isu dhaama oo qabkaan iyo isu been sheegaan badan iska daaya oo dhanka fiican wax ka fiiriya. bal ma iisheegi kartaan ninka ama gabadha masruuf iyo mushaharo ka qaato dhuloos iyo isaq? mise ilbaxnimo aad moodeen sidaaneey.bulshit
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 02:35 pm lOL@bakayle
|