site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Farxad iyo Guul somaali weyn

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Farxad iyo Guul somaali weyn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubah

Wednesday, September 06, 2000 - 06:31 am
Waa maalintii ugu farxad badneyd markii hadii ilaah naga sareey ee soomalya maanta ay tahey dawlad aduunka ka mida ah mar labaad

waxaan inoo rajanayaa dadka soomaliyeed ee ku neel dalak iyo dibada ineynu tageerno dowladeena qaybna ka qaadano dhismaha waayo somaalidu waxey ku maahmaahdaa " Far keliyii ma fool ma dhaqdo"
Waan iney iska hilmaanaa qabiilisi iyo inan mar kale taageerno warlord iyo wax la mida

Somalidii is raacdoo saxarkii naxyoo midowdo nin lagu seexdoo ha seexan, Gaar ahaan waxaa la hadleyaa dadkeena quraba ku nool EC iyo America,


waan sameyno ururo rayid oo ah charity si aan wax ugu qabano wax bardha iyo caafimaadka iyo waxa la midka ah
waayo dawladu ma laha dhaqaale aan aheyn tan ay ka sugeyso aduunka

Waxaan ka u rajanayaa undawlada cusub ay ka tusaale qaadato qaldaadkii dhacey ee si fiican u maamusho kaalmooyinka la siin doone oo esan u isticmaalin si qalada!
insha alah guul all somalian ppl>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.