site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MALA AQOONSAN DOONAA QUDBADA MADAXWAYNAHA EE NEW YORK?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): MALA AQOONSAN DOONAA QUDBADA MADAXWAYNAHA EE NEW YORK?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tooxow

Wednesday, September 06, 2000 - 06:39 am
Asalaamu calaykum waraxmatulah.
Intaas kadib waxaa xusid mudan arinta soomaaliya oo markale aduunku soo xasuustay, xalay waxaa calankii soomaaliya lagataaga guriga wayn ee the United Nation, waa markii ugu horaysay mudo gaaraysa ilaa iyo 10 sano.. President A/Qaasim wuxuu lahadli doonaa madaxda aduunka gaar ahaan ku carabta iyo kuwa westernka. Waxaa lays waydiin karaa mala aqoonsan doonaa dawladaan cusub ee xitaa aan lahayn goli wasiireed.. Inkastoo dawlada cusub taageero fiican ka haysato shacabka soomaaliya, hadana waxaa jira rag diidan sida [Warlords] war talo saynoqon? Ilaahay hawanaajiyo wadankayna rabina ha inoo sahlo dawlad caadil ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boosaaso

Wednesday, September 06, 2000 - 06:50 am
Tooxow , marka hore waad salaamantehy saxiib


tooxow somaliya waad dawlad aduunka ka jira gearaphy ahaan magac ahaanba marka in la aqoonsado aduunka ugama baahna ee waxey u baahantahey tageero aduunka iyo dadkeeda iney ka hesho somali wey ka maqandeyd aduunka amaba golaha ay ka tahey memberka mudo toban sano. Hada wey ku soo labatey iney arinteeda ay ka dhiibato waana tan aad araagto oo calenkeenii buulagaa ahaa laga tagey daarta qaramada midoobey

marka aqoonsiga taas ayaa kuu cadeynasa waxaa ku cadeyna waxuu ka haystaa casuumaad madaxwene qaramada midobey hadii kale mabab ka qayb geeleen ee siada warlord ayuu ku meereysan lahaa isku dirka umada walalaha ah
marka tooxey dawlada barlamaanka iyo madaxweynaha ayey u taala si u maamilihaayeen dib u dhiska dalkeena burburey
inagana waxaa laynoka baahan yahey inan taageerno dawladeena iyo madaxweynaheenaba dhismaha dalkeenan qayb weyn ka qaadano.

boosaaso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Weheliye

Wednesday, September 06, 2000 - 06:59 am
I just wanna thank Somalinet for their bold move toward embracing our new government and giving us up-to-the-minute news about our beloved country.

Keep up the good work and thanx for this unbelievable information about Somalia's flag being raised @ the united nations. Life is back my ppl. Somalia is backkkkkkkkkkkk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tooxow

Wednesday, September 06, 2000 - 09:51 am
Salaan kadib.
Boosaaso, aad baan kuu fahmay saaxib, laakin aqoonsiga waxaan ula jeeday sideebay madaxwaynayaasha aduunku uga jawaabi doonaan cabashada dawlada cusub, waa runtaa oo soomaaliya waa dawlad xur ah, hadana maanta si ayaan aduunka uga maqanahay. Tankale soomaaliya waxay u baahantahay dhaqaale aad iyo aad u badan oo xitaa aan hal ama labo wadan aysan bixin karin..Ilaah ha toosiyo wadankayna.
Horta marba hadii calankii soo laabtay waa guul, war soomaaliyay isa saacida kana fogaada wax aan aduunka kaba jirin ee ah qabiilka iyo qurunka, soomaaliya kule waa dad isla wada dhashay..
soomaaliya hanoolaato..

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.