site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOF BLESS IN SOMALILAND

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): GOF BLESS IN SOMALILAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILANDER

Wednesday, September 06, 2000 - 06:53 am
Marka ugu horeysay somaliland waytagtay kanax oo nafta waa. Time Magazine, LA TIMES, NY TIMES all agree that Somaliland is doing very fine, thank you very much. Waar somaliland waa dad ka duwan somaliya, haday noqoto daacadnimo, dadnimo, iyo diinimoba. Maraykanka waxaan joogay shan iyo toban sanadood waligayna ma arag nin ama dumar reer soomaliland oo lunsan, dadka ku kharaabay qurbaha haday noqoto Canada, Sweden, Norway, U.S. iyo kuwa badanba waa reer koonfureed khaas ahaan qabiilka layidhaahdo Majeerteenka. Somaliland waa dad waligood business people ah, hadii aad moodeen inay somali dib isugu soo noqonayso, hurdaayoow waagiibaa baryay. Somalia waxa looqaatay iyagoo iska ilaaba Somaliland. Sababtoo ah Somaliland waa dad meel walbay joogaan dhiigooda u huraya wadankooda. Hasayeeshee kuwa dagan waqooyi ee mooda inay soomaliland somali kudari karayaan waxa loo qaatay iyagoon cuntadooda iska dhooqayn. Majeerteeni waakee iska dhaadhiciyay Reer waqooyi is xukumi kari maayaan. Laakiin waatii hore loo yidhi been lugbay leedahay hadii laqabtose way dhacdaa. Waar soomaali waynee hadii aad doonaysaan Somaliland inay wax idin tarto, diyaarbaan unahay, Laakinse anigu midbaan idiin leeyah, "MEEL DIGAAGADI KAKACDAY, ATOOR FADHIISAY"
Somaliland ilaahay mooyee ciday ubaahantahay majirto. Somaliland aduunkiibaa hitaa layaabay siday isugu duba rideen dhaqaalahooda iyo dadkoodaba. Markaa inagoon waxba is dhaga tidhin isna caayin. soomaaliyeey guntiga dhiisha isaga dhiga, somaliland tagtaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Die hard Somalilander

Thursday, September 07, 2000 - 08:25 pm
Afkaaga caano lagu qabay. Somaliland fartooda cideedana ma gaadhi kartaan ee calaalka Baar calaacal la taga. Good bye Jaw walaayal.


Die hard Somalilander

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.