site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HUSEEN CAYDIID, C/LAHI YUSUF, CUSMAN CAATO, XUSEEN BOOT, IYO QANYARE~~

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): HUSEEN CAYDIID, C/LAHI YUSUF, CUSMAN CAATO, XUSEEN BOOT, IYO QANYARE~~
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYO ARAG

Wednesday, September 06, 2000 - 08:26 am
RAGAAS WAXAY MAANTA AADEEN MASAR WAXAYNA NOKHDEEN SAAXIIBO. WAA NIMANKII ISKU BOOTEEN JIRAY INTAAN SOMALI DHISAN DAWLAD EE DADOOW NIMANKAAS SIDII KINIINIGA MALAARIYADA AH AYAY IIGAGA HORYIMAADEEN OO WAAN TAAGEERI JIRAY HORAAN HADASE INAY TUUGA YIHIIN AYAA II CADAATAY EE IDINKA MAXAA IDIIN CADAADAY????????????????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guilty

Wednesday, September 06, 2000 - 08:43 am
They are war criminal they have to pay for what they did to poor somalians ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Wednesday, September 06, 2000 - 09:00 am
intaas waa inta qasaysa koonfurta xaga waqooyina mid raabiyo khaba ayaa jiRA MAGIISA MA AKHAANEE~~

ISKU DAR DHAMAAN KANA SOO KHAAD WAXMATARAYAAAL DHIIGYACABA AH OO DANAYSTAYAAL AH.

SOMALI HA ISRAACDO ~~

CALANKEEYGA RUUNOW HALAHAYOOW KU NABAD GALIIII

AMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shadiya

Wednesday, September 06, 2000 - 09:23 am
abdi lol hahaahah qosol lee aniga ku jiraa rabiyaa aahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiir

Wednesday, September 06, 2000 - 09:09 pm
Saaxiiboow kuwaas aa sheegtay aniga allergic aan ku ahay oo masawirkoodaan sanboor ka qaadaa, laakiin markaan maqlo Gaani iyo Moorgan ayaa C/Qaasim baarlamaankiisa ku jira ayaan Warlordskaas aad kor ku xustay sidii Jalaatada u jeclaadaa.

Aids aan ka xigaa Gaani iyo Moorgan iyo Cali Samantar iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Thursday, September 07, 2000 - 05:28 am
Abdulahi yusuf waa halyey aan
aan jabuuti laga soo dhoodhoobin
reer Puntland Doonimaayaan qashinka
ka haray kelitaliye Siyaad.wadadani hadaad
tahay maad ogolaateen,Qarnigan 21aad in
haraagii Afweyne Urur isugu ururaan ay-
aga ay dawlad baan nahayku hadaaqaan.
Ogowna Dimuqraadiyada ma aha:Usha lajoojiya
bannaan,lajiifiyaana bannaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED ALI NUUR

Thursday, September 07, 2000 - 06:33 pm
JUG-JUG MEESHAA JOOG.
SAAXIIB JIIR TAASI WAXAA KAAGA DARAN, GUDIGA XAMAR LAGA SAMEEYAY OO BILAABAY QORITAANKA MILATARIGA, KUWII SOMAALIYA NUSKEEDA CUNAY AYAA HADANE MILATARIGA LAGA DHIGOYAA, TAASI WAXAY DALIIL U TAHAY SHACABKA SOOMALIYA MAANTA AWOOD MA LAHA, LAAKIN MAALIN BAA LA GAARI DONAA AY LA XISAABTAMI DONAAN QOFKASTO OO DANBI GALAY.MARKA SAAXIIBOW HA LA YAABIN MOORGA, GANI.
ANIGA AHAAN MARKII HORE WAXAAN LAHAA XAMAR GURIGAAGA KU NOQO LAAKIN MARKAAN MAQLAY KUWII AYAA MILATARIGA LOO QOROYAA, CAN-DHUUFTAYDA AYAAN GADAAL U LAQAY, UMA MALAYNAAYI INAY KUWAAS AMAR QAADAN DOONAAN, ISLA MARKAASNE DHAAFI DOONAAN DHAC IYO DIL. WAXAAN KU TALIN LAHAA IN KUWAAS MILATARIGA LOO QORIN, WAAYO DAD BADAN OO ANIGA KA MID AHAY OO HABEENKII KU SOO QARWO FICIL XUMADA AY SAMEEYEEN AYAA JIRO OO WELIGOODNE ILAAWI KARIN.
WAAAAAAAAA MAHADSANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARGAAR AUSTRALIA

Thursday, September 07, 2000 - 07:09 pm
Dadka rayiga dhiibanaayow waa idinlayaabanaya. waxaan khaasatan aad ulasii yaabanaya kuwa ku hadaaqaaya "HEBEL HEBEL DOWLADII AFWAYNE AYUU KATIRSANAA" . Maqiimaysay dadka soomaaliyeed ee aan wax hub ah ooy iskudifacaan qabin. Qofkastoo hub watona uu ku xadgubya. WARHADII AAD KU NABDOONTAHAY DALKA QAXOOTIGA KUU OGOLAADAY WAXAAD MOOGTAHAY DADKA SOOMAALIYA KUNOOL INAY KUBADASHAAN XOOGAAGA LACAGTA EE DIBADA LOOGASOO DIRO XAANSHI AY SOO DAABACDEEN KUWA QORIGA CAARADII KU XUKUMA MASAAKIINTA JEEBKANA KURITA DOOLARKAA. MAXAY DOWLAD KA DOONAAYAAN DOLARBAY WARAAQO KUBADALANAAYAAN.

WAXAAD KA DHUG LA'DIHIIN IN DADKU MAANT AAY ILAAH KABVARYAYAAN IN AFWAYNE QABRIGA KASOO BIXIYO SI MAAMUL UUN LOO HELO. WAA KII SHALAY LA ERYAY MARKUU NADARYEELI WAAYA.

BAL AAN WAQTI SIINO DOWLADA LAGUDHISAY QABIILKA HADAY DARYEELKEENTO WAA LAQAADAN HADII KALESE WAA LAGATAQALUSI.

DADKA LAGUDARAY BAARLAMAANKA EE DAMBI AADAMINIMO GALAY WAA IN LASOO TAAGAA MAXKAMAD. HANA KU QUUS QAATAAN GENERAAL PINOCIA GII CHILI OO MAANTA SIDEETAN JIR ASAGOO AH MAXKAMADI AY USOCOTO. GENERAL SUHARTIHII INDONISIA.

ALLOW TOWFIIQDA NA WAAFAJI.
WASALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

James

Thursday, September 07, 2000 - 07:47 pm
To those of you who are mistakenly thinking that A/Qasim and his group, who are all former members of the dictatorship, will bring peace to Somalia, I remind you a saying from a wise man: No change of circumstances can repair a defect character.

I am frankly disgusted with Somalis and Africans in general who cursed to repeat failed history. I though Somalis would learn from past mistakes, but no, they are back at Gullwade Siyaad singing.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Friday, September 08, 2000 - 09:12 pm
10kii Sanadood ee ugu danbeeyey,Shacabkeena
Soomaaliyeed dhiigga ayaa ka daadanyey,dhibna
uma yareen,Qaxna u sii dheeraa.Dhacdadaasna wa-
xa ay isugu noqoneysaa,hadalkiisi ahaa:Dhul
waa kategayaa laakiin dad ka tegi maayo,waana ay
dhacday taasi,Waayo markii Somaliyi iska
ceerisay Macalinka, ayeysan raacin ardeydiisi
midkastana ku gabaday Qabiilkiisa,Maantana
waa kuwan nagu soo noqday,Laakiin waxaan
Ummadda u cdeenayaa in aynu Qaladkeena saxno
ma labaadna aynaan ka yeelin in ay na liqaan.
haraaga Siaad ee ka midyihiin:Guulwadayaashii
si eehadda nagu soo kordhiyey keliya Boogti
oynaga damqiyeen.aynu halcod keliya ku dhahno
labawajiilayaashaas:Maya,Maya,Maya....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

a_housien

Saturday, September 09, 2000 - 06:51 am
ALLA WALAAHI WAA RUNTAA EE WAA TUUGO BUDHCAD AH EE SE WAXAAN KU FARAXSANAHEY SIDA UMMADDA SOOMAALIYEED UGA TASHATEY DHAGARQABAYAASHII CABAYEYY DHIIGA DADKA.
WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHEY DOWLADDA NOO DHALATEY
ILLAAHEYNA WAXAAN KA BARYAYAA INUU UU NOOGA DHIGO
MID AAN KU WADDA NASANO KUNA ILOWNO WIXII NA SOO MAREY.
GUUL GUUL GUUL GUUL GUUUUUUUUUUUUUUUUULLLLLLLLLL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sami

Saturday, September 09, 2000 - 07:38 am
kolay guulwadoo salaad waa lama huraan waana qaadi doonaa,ee sidee loo qaadi jiray haddii gulwade ama hooyooyinkii, ama dhalintii kacaanka, ama agoontii kacaanka daryeeli jiray, wax ka mid ah nagu jiraan hanoo soo min guuriyeen si aan ugu soo dhaweeyayno madexweynaha gulwadoo salaad ....
oo aan filayno inuu noogu iman doona minnesota kol dhaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Saturday, September 09, 2000 - 08:03 am
Asalaama caleykum walaalaheygiyoow maraba inaan idiin war badan, waxaan idiin sheegayaa arin aad muhiim u ah oo ah "in ilaahey laga baqo".ruux walibana inuu ogaado inuu la meel noqon doono ruuxa uu jacelyahay ama ruuxa uu taageerayo maalinta yoomul qiyaamha.hadaba qofkoostoo inaga mid ah waa inuu ka fikiraa imtixaanka maalinta yoomulqiyaamaha . Mahadad ilaah ayaa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cilmi

Saturday, September 09, 2000 - 08:09 am
Asalaama caleykum walaalaheygiyoow maraba inaan idiin sheego war badan, waxaan idiin sheegayaa arin aad muhiim u ah oo ah "in ilaahey laga baqo".ruux walibana inuu ogaado inuu la meel noqon doono ruuxa uu jacelyahay ama ruuxa uu taageerayo maalinta yoomul qiyaamha.hadaba qofkoostoo inaga mid ah waa inuu ka fikiraa imtixaanka maalinta yoomul qiyaamaha . Mahadad ilaah ayaa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 09:49 am
dulmi qofkii fala asaga ayuu u yaalaa wanaag qofkii falana asaga ayuu u yalaa dadka soomaaliyeedna jecayl kuma yara intay jeceyihiina waxaa u badan dadka xumaanta fala tobankii sano oo la soo dhaafay iyo wax badan oo ka horeeyay dadka soomaaliyeed waxay jeclayen inta xumaanta fala taasna waxaa cadayn u ah in dulmi fala yaasho ay gabaad ka dhigteen qabiil qabiilna uusan ninkiis xun kama maarmo inta maanta meesha ku magacaaban iyo in kalaba waxaa gabaad u ah qabiil kuwii ka horeeyayna waxaa gabaad u ahaa qabiil inta soomaalidu jeceshay qabiil dulmi kama dhamaanayo soomaaliya qabiilkan waxaa lugu sharciyeeya sharikii jabuuti ee carta lugu qabtay marka soomalida runtu waa taabanaysaa toban sano oo soo socda qabiilkun waxuu noqon mid goobaha waxbarashad looga sheekeeyo dhibatada uu soomaalida u gaystay waxaana dhab ah inay soomaalida inteeda badan aan qabiil wax u tarin wax dhimaal aan la koobi karina uu ugaysto dadka dhiilada qabiilka jecaylna sahlan luguma hilmaamo ilaaha wayne ayaa mahad leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Saturday, September 09, 2000 - 10:15 am
WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA KU ANDACOONAYA DAWLADDA CUSUB WAA DADKII SIYAAD BARRE OO SOO NOQDAY. WAXAAD TIHIIN KUWO TAAGEERSAn shakhsiyaadka diidan wixii soomaali wayn ku heshiisay.siyaad barre wuxuu ahaa shakhsi,wuxuuna ka mid ahaa kaligi taliyaashii soo maray africa,laakiin wixii asaga mucaaradka ku ahaa oo ahaa shaqaalihiisii mucaaradka ku noqday markii jagada laga qaaday,maxaya sameeyeen? dawlad dhacda ama si khaldan wax u maamusha waa la arki jiray,laakiin wax wax badala maxaa loo waayay?
runta maRKA LA SHEEGAYO SIYAASIYIINTA SOOMAALIDA WAXAA KU YAR WADANINIMADA,MIOD KASTANA DANTIISA GAARKA AH AYUU EEGANAYAA.DAKA RAACSANA QABIIL AYAY KU RAACSANYIHIIN EE WAX KALE MEESHA MA YAALAAN.
TUSAALE AHAAN DADKA HADA KA SOO HOR JEEDA DAWLADDA CUSUB WAA DADKA TAAGEERSAN c/AAHI YUUSUF,A/DIID,CIGAAL IWM. HADABA SU'AASHU WAXAY TAHAY NIMANKAN IYO NINKA LA DOORTAY YAA SOOMAALINIMO U DHOW AMA WAX LAGU AAMINI KARAA?
WAXAY ILA TAHAY IN AANA U BAAHANAYN IN NIMANKAAS TAARIIKHDOODA HALKAAAN KU QORO MAADAAMA SOOMAALI OO DHAN WADA TAQAAN NIMANKAAS IYO SIDA AY XUKUN U RAADIYAAN IYO MID WALBA WUXUU GAYSTAY.
XAQIIQDU WAXAY TAHAY IN AAN SIYAAD BARRE LAGU MARMARSIINYOON,EE NINKII WAX DIIDAN UU SHEEGAA WAX DAN AH.
WAXAA LA YAAB AH HADDII LA YIRAAHDO NINKII MAALIN KA QAYB GALAY MAAMULKII DAWLADDII HORE WAA DAMBIILE YAA NADIIF AH? MA MOORYAANTII DALAK GUBTAY,MISE DABA DHILIFYADII ITOOBIYA U ADEEGI JIRAY,MISE WAXAA LA RABAA JIILKII XUKUNKA SIYAASADDA KU JIRAY 60KII.
SOOMAALI WAA IS TAQAAN YAAN LA ISU GABAN EE NINKII QABIIL WAX KU DIIDANOW CADAYSO,NINKII SOOMALINMO WAX KU DIIDANOWNA FIKRAD KALE KEEN.
WAAD MAHADSANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Sunday, September 10, 2000 - 07:45 am
Anigu waxaan layaabaa,sida aynu ukala saa
ri lanahay:Wadanimo iyo daacad u ahaansho
dadqaas ah,waxay rabaan ha noqdeen.Sida runta
ahna qofkasta oodalkaa udhashay waxaa ku
waajib in daacad u noqdo dalkiisa iyo dad
kiisa,markii taa laga waayo waa qaa,ino W
adan.Tan labaad daacad u ahaanshaha Koox
ama Qabiil waa go,aan shaqsiyeed xorna uu
uyahay,Hadaba Soomaali qasabkuma aha in ayKooxda
Jabuuti isku soo sharaxday ee Baarlamaanka
Qabiilka ku dhisan ee mucaaradka lahayn sh-
eegtay,in ay wada raacaan.Caalamkan casri-
iga ahna go,aanka ugu danbeeya shacabka
dalkaas ayaa leh.Hadaba dib Soomaaliyey
aynu isu weydiino Baarlamaan aan dhinaca
kale Mucaarid fadhiyin oo daba gala ileyskana
usoo saari kareyn,qaladaadka kuwa markaa wax
xukumaya soo kelitalisnimo ma aha?
Waxaana idinleeyahay yeynaan marnaba ku
degdegin Farxad iyo sacab nooga danbeyn
doonto murugo,Oohin iyo Dagaalsokeeye oo
labaad.Da,deena dhika soo gaaray aan ka il-
aalino in aan u gudbino kuwa nagu xiga,
Waxaan u baahanahay:Midnimo,Sinnaani iyo
Cadaalad ka wada sareysa ummadda oo idil.
Sida hadda arimuhu ku socdaana waa raadk-
aaga dib ugu noqo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Sunday, September 10, 2000 - 07:51 am

ADAADA

Wednesday, September 13, 2000 - 06:31 pm
WAA MAXAY QABIIL ?
SOOMALIYEEY SU'AASHAAN AYAAN JAWAAB U WAAYAY EE SHARAXAAD IGA SIIYA.
SU'AASHA LABAAD: HADII RA'IISAL WASAARE LAGA DHIGO DARROD MICNAHEEDU MIYAA INNU GARB IYO TAAGEERO SIIN DOONO DAROOD ? SIDOO KALE MADAXWEYNAHA WAA ••••••, MICNAHEEDU MIYAA INUU U EEXAN DOONO HAWEYE ????????????????????????????
MAXAA YEELAY QABIIL KASTO DOODOODA WAXAY KU SALEYSAN TAHAY ANAGA BADN EE JAGOOYINKA WAA WEYN HA NALA SIIYO.
WAA MAHADSANTIHIIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.