site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ilaah baa mahad leh $guul baan rajeeyneynaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Ilaah baa mahad leh $guul baan rajeeyneynaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safari

Wednesday, September 06, 2000 - 08:36 am
salaan mu caleykum ?
waxaan ahay nin ka mid dhlinyarada soomaaliyeed oo kunool wadanka usa waxaan ku farax sanahay dawlada naloo dhisay waxaaan rajeeynaaya saanada soo socda haddii ay hirgasho doowladaan ina aan ku laabaan doono wadan kii hooyo


waxaan umaleynayaa inaan ka daalney qabiil iyo quran inkastoo dabadan iyo wali abada ka wadan lakiin dakaa meel ay gaarayaan ma laha! ana waxaan kula talin lahaa in dowlada cusub la taageero

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.