site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa isku diray Haw iyo daar.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): Maxaa isku diray Haw iyo daar.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuurboos

Wednesday, September 06, 2000 - 11:42 am
Run ahaantii waxeey iigula muuqataa ineeysan jirin wax weeyn oo la sheego oo ka dhaxeeya labadaas dad, hadii aan ka fiirino dhanka wada dhalashada waa labo dad oo isku diin ah, isku af iyo isku dhaqan, marka aniga ilama haboona in maalin walba iyo waqti walba laysku caayo internetka maxaa yeelay taasi xal keeni meeyso.
Ogsoonow in dagaalkii 1991 uu ahaa mid looga soo horjeedo hogaamiyeyaasha wadanka oo uusan dagaalku ku bilaaban magac qabiil ka gudub, sida aan ognahay •••••• iyo ••••••• waa dad wada dhashay isna dhalay marka aniga waxaa ila haboon in la is cafiyo oo raggu waa dagaalaa heshiiyaana ee sidii ilmihii yaanan la caytamin.
Waxaan kusoo gabagabeeynaa hadalkeeyga horumar iyo barwaaqo dadka soomaaliyeed iyo dalkaba, hana ii arkin inaan dan gooni ah wato balse aan la yaabo markaa arko waxa lagu hadlaayo.
Anoo ku hadlaayo magaca dadka ku abtirsada •••••• waxaan jeclaan lahaa inaan u gudbiyo walaalaheeyga kale sxbayaal waa lawada dhashay taas yaan la iloobin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood

Wednesday, September 06, 2000 - 01:03 pm
wasaq yohow haku qaraban magaca darood balatohow dabada madoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khabaardoon

Wednesday, September 06, 2000 - 10:47 pm
To fuurboos,
waa rayi fiican, laakiin fuurboos Somalidu wexey ku maahmaahdaa intey caloosha ku buki laheyd cagta ha ku bukto. marka la is fududeeyo ee calooshu ay faaruqdo waxaa laga yaabaa in la is fahmo qofwaliba wuxuu qofka kale u qabo.

Marunbaa in ay jirto niman suldaankii cali yuusuf u shaqeyn jirey oo la dhihi jirey Godegode iyo Xirsi Guushaa in shirqool lagu diley, kadib markii loo adkeysan waayey sida ay dadka ay u talshaan ula dhaqmi jireen oo aheyd in gabdho loo keeni jirey oo ay la tuntaan habeenkii oo dhan ka dibna aroortii ay dhihi jireen ninkii gabadha dhaley iga soo xaraaruji oo neef dhaylo ah ii soo qal. Nimankiina markii dammbe si xun loo diley oo xitaa gabayo laga tiriyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shido

Wednesday, September 06, 2000 - 11:49 pm
qabaardoon what the hell with that got to do what the man said, can u even read u bastard. it is people like u somalia cant reach its potential. u make me sick. iam out.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade

Thursday, September 07, 2000 - 02:59 am
Salaan marka hore, salaan ka dib waxaan jeclahay inaan bal anna wax ka dhiibto fikradan, here I go:

Run ahaantii soomaali oo aad moodo iney u kala qeybsan yihiin labadaa qolo ee aad kor ku xusteen iyadoo ay xitaa qabiilooyin kale oo waaweyn ay jiraan hadana kuwa sida gaarka ah isku haysta mar walba waa Haw iyo Daar!

Balse waxaa halkaas ka cad ineysan jirin kala fogaansho aad loo tilmaami karo oo bani'aadam baan kolley nahaye caayda iyo kaftanka waa iska jiraa waxaadse dadoow ogaataan hadii aad isku daydaan inaad ninka walaalkaa ah ee Haw/Daar baarbaartid xumaantiisa, caaydiisa, burburkiisa in adigana sidaa si le'eg loo bar-baari doono xumaantaada oo dhan.

Taas waxaan uga go'leeyahay, waxaan nahay dad aan sinnaba ku kala maarmin, waxyaabaha caaydan iyo xaasidnimadan keenayana waxaa saldhig u ah cudurkan ay umada carbeed duugeen kun iyo dhowr boqol oo sano ka hor( waa waagii nabiga scw uu risaalada la yimide). cudurkaas oo uu ku tilmaamay wax aan anfac lahayn uraayana, yirine fogeeya urkiisa, (aw kamaa qaala).

Hadaba walaalayaal Haw iyo Daar-doow wax wada qabsada oo noqda ul iyo diirkeed, wixii aad iska disheen soo laaban maayaan balse waaba la idiin haystaa hadii aydan toobad keenin.

To DAAR: ninka la baxay, is deji saaxiib ninkaan fikradiisa waa mid possitive ahe.

To Fuurboos: saaxiib aad baan kaaga mahad celinayaa sida wacan ee aad u hadashay

To qabiiladaan ka dhashay ee DAAR: walaalayaal waxa madoow ee aad sheegtaan ka kaaftooma dadku waa wada meel madoow yahaye...wabillahi towfiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haw&dar

Thursday, September 07, 2000 - 04:11 am
Run ahaantii aad baan uga riyaaqay dadka qaarkii oo gartay in aan maanta wax wayn oo dhaxyaala inaynan jirin dadka daar iyo haw,laakiin dadka qaarbaa waxaad moodaa in aynan garanin in marna dadku dagaali karaan kaddibna la heshiin karo.
anigu waxay ila tahay in dad badan oo labada qabiilba ka dhashay ama ka qaba ayaa jira ee dad yahow waxaan anigu idinkula talin lahaa in la iscafiyo oo ilaahay laga cabsado,
ma aabahay baan caayaa mese hooyaday baan caayaa,war soomaaliyey hala is cafiyo oo dadku waa is wada dhalaye hala is jeclaado ilaahay dartiis. midda kale miyaadan ku quus qaadanina in aan inteenna soo qaxday inaad markaad la kulanto qurbaha qof soomaaliyeed adigoon cabaar arkin qof soomaali ah aad aad u farxayso.Aniga waxaan aaminsanahay qof soomaali ah meel uu joogo inuusan meel cidla ah iiga tagaynin,anigana sidaa oo kale .


hala is cafiyo walaalayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Thursday, September 07, 2000 - 04:55 am
Salaam My people,
Waxay tusaysaa sida raggu u kala garaad dheer yahay, horaa waxaa loo yiri wax khayr leh ku hadal ama pleaaase iska aamus. Dunidu Globazation ayay ka hadlaysaa, qaar naga mid ahna sheekooyinkii Buur-Karoole ayay raga la soo dhex galaayaan. I feel ashamed when I hear such a disgusting words. War Soomaaliyeey KORA OO KA KORA DULIGAAN. SALAAM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood

Thursday, September 07, 2000 - 05:08 am
•••••• iyo darood maxaad naga waydinaysaan waa taqanan waxa ka dhex dhacaye mise in wixii dhacay aan qarinaa rabtaan, •••••• inuu darood xasuuqay waa la og yahay ayna mutacalin wadaad dumar iyo caruurba •••••• ay dileen markaa waxaan idin shegi ninka page furay waa •••••• dabo madoow wax macno lehna halkan kumuu soo bandhigin markaa meshan halagu kala tago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Barbaar

Thursday, September 07, 2000 - 05:55 am
Salaan dhamaan inta wax garadka ah.
Wallaalayaal haddii aad aragtaan Hawiiye iyo Daarrood is caynaya ama dagaalamaya maantadan la joogo waa reer baadiyaashii, jeegodheerayaashii, juhaaladii haraaga ahaa ee labadaas qabiil ka dhashay.
Dadka wax garadkaa ee Beysaaniyaasha ah waaa iska kiin jecel yihiin, waxaasoo kalana lama caytamaan.

Marka jeegadheerayaashaa yaan la isku daalin ilaah baa cilmi aduun iyo mid aaqiraba ka madoobeeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Thursday, September 07, 2000 - 07:48 am
•••••• waa madoow yahay
daaroodna waa cadyahay
intaas aa la is ku heestaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood2

Saturday, September 09, 2000 - 07:26 am
no difference between Haw/Daar in any way you look at it. They are same race, they are the two largest and oldest tribes in somalia. they worked side by side with other somalians for their strugle to get rid of western colonizers.I beleive this mutual respect were lost during the Siyad Barre's regime, like his previous white masters, divide and rule was his motto.. this is legacy from that regime..
HAW fought among themselves, isxaaq like wise,darood also killed each other in many places.
we are all somalis HaW is not superior than Darood and Darood is not superior than •••••• and in my opinion no more annymost between them..
i hope the new president will bring back that mutual respect...BYGONES BYGONE
GUREY STOP BEING SILLY SAY SOMETHING WORTHWHILE OR
SHUT YOUR GAP..LET THE INTELLECTUALS TALK, stop the stereotyping every has black in somalia...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiir

Saturday, September 09, 2000 - 05:00 pm
Runtaa aan isku sheegno Hawiiye iyo darrood waxaa isku diray waa Majeerteenn iyo Habberghidir, labadoodana waxeey u maleeyaan in mid walba ay leaderka ciday ka dhalatay tahay, dadka intooda kalena ay minorities ay yihiin,

Ilaah waxaan ka baryeynaa in labadaas cidood uu Soomaali ka qabto,

Soomaaliyeey Aamiin dhaha...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.