site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABDI QASIM SALAD HASSAN WAA KABIHII SIYAAD BARE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): CABDI QASIM SALAD HASSAN WAA KABIHII SIYAAD BARE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muqdisho

Thursday, September 07, 2000 - 04:25 am
Cabdi qaasim salaad hassan hadii uu yahay kabihii siyaad bare siduu u xukumaa wadanka? waraaqo cadeen aa lahaayaa inuu ka qeeb qaatay dhicii kufsashidii naagaha iyo gabdhaha yar yar ee aan eheen (hawiyoo). intuu kakeeni aqoonta uu ku xukumaayo soomaaliya oo dhan. reer wakhooyi waa goosteen ama marabaan inee kusoo noqodaan somalia. hadii kuwii oo korka imaadi ay rabaan inee xukumaan soomaaliya, maxaa ku dhaci dadkii uu dhashi xamar iyo magaalooyinka u dhaw. waxaan jeclaan lahaa in soomaaliya oo dhan kasoo hor jeestaan cabdi qaasim salaad hassan. runwaaye experience wuu leeyahay laakiin ma aha in uu ku noqon karo madaxweeyne. xusuusnoow cadi qaasim salaad dameer wuu kaxeen karaa laakiin doowlad makaxeen kar. waa ogahay qaaraa markay akhriyaan waxaan aan qori iska ceeyn doono dadkale oo aan eheen qabiilkeega taasna jaahilnimo waaye. uma maleeynaayi in qabiilkiisa iyo qabiilka caydiid, cali mahdi iyo kuli marka la isu geeyo inay leeyihiin intoo ku filin ay xukumi karaan soomaliya. iyaga ma ahanoo kuwii somaliya dhaqaaleheeda kufsaday. aadaan uga xumahey in ((hawiyoodhan)) ey isku caqli yihiin. hadii rabtiin in soomaaliya fiicnaato qabiilka la dhoho eelaay haloo dhiibo, maxaa yeeli iyagaa ugu badan kuwii ((reehawiyo)) dileen. again ma ihi eelaay waxaan ahay dadka usheegtaane inaan ahay soomaali qabiil wixii dumiyi waaye soomaaliya


jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Thursday, September 07, 2000 - 05:31 am
Salaamu aleikum

Aad iyo aad baan uga xumahay in aad wax yaaba haas oo kale aad ku soo qortid bogaan, sababtoo ah waxa ay muujineysaa in ay aqoon taadu ay aad u hoyseyso.

Cabdi Qasaim Salad Hassan, waa nin educated ah waa na nin si cadaalad ah loogu doortey Magaalada carta ee Jabuti.

Waxaan aamin sanahay qofkuu noqdaba, qofkii yiraahdo wadan ka ayaan dhisayaa in la siiyo intii caawinaad ah oo uu heli karo, sabaabtoo ah nafsa diisii ayuu uhurayaa in uu wadanka hagaajiyo, intaad horba la soo boodeyso waa nin xun, marko hore waqti sii, labo isbuucba meesha muusan heysan, waana dadka adigoo kale ah, waxa rabshada wada, oo ka soo horjeeda in uu wadan ka dhismo.

Waxa kale oo aan kuu sheegayaa, hadii uu hal qof uu xumaado MA ORAN KARTID qabiil kaas oo dhan baa wado xun. Hawiyaha aad leeday aqli malaha waxaa ka dhashey ninkii calan ka keenay, iyo kii Maxamed Siyaad wadanka ka saarey, iyo qaar faro daban oo ayakoo kale ah.

Qofkaad tahay ba waxaan ku leeyahay qabiil waa midkan maanta meesha aan taagan nahay na istaajiyey, umana baahnin in aan ku dhaqano inta danbe oo nolasheena ka hartey.


Sidaas iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said

Thursday, September 07, 2000 - 11:37 am
Wax kasta oo Abdulqaasin aw yahay waxaa doortay umadda Soomaliyeed oo u dooratay in aw dhibka ka saaro ilaah ayaa saari karee. Waa taas mirihii doorashadiisa ka soo baxday markii ugu horeeyay 10 sano ee la soo dhaafay calan kuma laheey UNka. Maantana waa laga taagay. Tan kale baasboorkii Soomaliyeed isna waa la diiday oo 10 sano waa dhamaatay. Adigu haddii aad haysato baasboor wadan kale Soomaali waxay doonayaan baasaboor ay ku safraan. Tan kale nin Soomali ah oo wax qaban kara oo aan dawladii maxamed Siyaad Bare u soo shaqeeyn ma jiro. Tan kale dawlad soomaaliyeed ayey aheeyd ee nin ma laheen.Soomali oo dhan ayaa kaba qaad u aheey Siyaad oo waxa aw ahaa madaxweyne Soomaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samaale

Saturday, September 09, 2000 - 08:17 am
macalinka waxa kaa guuxaya beentii ismail omar geele, soomaaliya waxay ahayd walina tahay dawlad xor ah, waxaa gudboon inaad kala ogaatid dawlad iyo qaran,waa hubaal in soomaaliya aysan lahayn dawlad ilaa 10--kii sano ee la soo dhaafay, laakiin waxaadan fahamsanayn in soomaaliya ay tahay qaran madex banaan, oo calanka waligiisa aanan la dajinin, sideedaba calanka looma saaro dawlad ee wuxuu matalaa qaranka.waxaan u maleenayaa in goal lagaa dhashay oo lagu marsiiyay durbadiiba, ee inta soo socota inta aad laboratory-ga u qaadatid iska eeg oo daris inta aadan dhihin.
soomaaliya waxay xor tahay in ka badan ilaa afartan sanadood, marna lagama dajin lagamana dejin doona calanka un-ta ilaa ay tahay member state oo calankeena cawaale wuu babanayaa.
la yaabi maayo fikradaada sababtoo ah soomaali waxa maanta intaa dhigay waa kala garasho waxa la kala yiraahdo dawlad iyo qaran, dawlad waa timaadaa waana tagtaa, qaranse waligii wuu jirayaa
waana tan aanu wadankeenii u baa bi'inay oo wax kasta u qaadanay inuu leeyahay maxamed siyaad barre.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, September 09, 2000 - 09:03 am
war iska daaya waa iidoor xanaaqsane.

Ciil u dhimo ! ama sakiin topaz ah liq!


Ali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini

Saturday, September 09, 2000 - 10:23 am
Ilaahay amarkii maantay waxaan dhagaysanayay Khudbad nin Waa Soomaali la igu yiri uu ka akhrinayay garoon ku yiil Beydhabo...


Ma waxaan amankaag la ii keeninbaa kadib kolkii ay waxoogaa Sacab, mashxarad iyo alalaas ay hablihii ay ninka khudbadeynhayay ay ku soo dhaweeyeen buu isna isagoon labadaa goonyood eegin ku Bilaabay " Bulsho " .." Bile" bulsho bile bulsho bile,,,,,,,Jaallayaal Waxa een een maanteyto Sharaf iyo bogaadin inoo ahi,,,,een Maxaa wacay,,,,,,,inkastoo ay iska jiraan Canaasiir yar yar ee Dibusocod ah,,,,Bulsho,,Bile

tii tirirr tii tii,,Cabdikhaasir
tii tirii tii tii Nooloow

Golahii Sabciska oo dhowr iyo sagaashanoo kolkaa gadaashiisaa taagnaa baa mar qudha si cod halaasiyoo sare Jaanta isula qabsaday oo hugun meesha ka kiciyay,,


Hugunku waa
Hugunku waa
Hayaankii
Bulshada cusub
Xoogsatada is beegsatee
Horumar tiigsaneesee
Hantiwadaagga soomaaliyeed
na hogaammi Cabdi khaasir
na hogaammi cabdi khaasir


Alla cod macaanaa Kuwan Golaha Sacbiska qaar baanba garani magacyadooda kaa Shishe sow maahan horta Jilicoow waa kan gadaal taagan Cirdaye iyo Maxamad Jabriil,,,Kanaan si fiican u aqaanaa ee afka labadii is jeexay sidii Wadaad Salaaddii Subaxeed khashuuc u addimayo soow kii ina waraaba ahaa maahan,,Gaani iyo Galaal iyagu maxaa helay horta wajiyadooduba ma muuqdaane,,,,Meeshaba Marxuumkii allah u naxariisaygii Afweyne ahaa iyo Cabdalla G*US weyneh Uunbaa ku arkin!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALOOL

Sunday, September 10, 2000 - 09:34 am
i am not interested who Abdulkassim was and what he did in Siyad Barre's Government, as far as i know eveyone in his Government used called him the father of the nation, his wife was also the mother of the nation. IF MR Abdulkassim took part any of those atrocities dirctly or indirectly its between himself and Allah. Allah is the best judge of all,
but after all those cival wars, after deaths and distruction and misery that we witnessed to our own eyes. the somalian people united to forget the past and move forward, and they have elected abdulkasim as the president of somalia today is for reconcillition not for recrimation.
there are many hypocrites, warmongers who do not like to see peace and stability in somalia.
do not be so negative about guy, give him chance ,he has already many obstactles in road ahead.
to Muqdisho forget and forgive, almost every tribe had something do with the Somalia cival wars although some did worse than the others.
one the point Eelay will not be left behind in terms of leadership ABDULLAH DEEROW ••••• is the is new speaker of the parliament.. GOOD POST
I AM NOT Eelay myself(good people) although I did my primary education in BUR HAKABA AND BAYDHABO in early 70s.
all the best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, September 10, 2000 - 06:21 pm
Neefoowkaniini, lol....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir

Monday, September 11, 2000 - 11:23 am
Dear Mogadisho,
Sadly it was a big mistake to read your opinion at the first place. I think you do no deserve a reply.

Bye,

Bashir, London UK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kayse

Monday, September 11, 2000 - 11:58 am
To Idil
You said give A/Qasim Salad some time to see whether he is good leader or not. he had 20 years to prove that, and what is the result? destruction and demise for somalia. when you are chossing someone, you look at his or her record then you make judgement. A/qasim`s record is clear to everyone, he is a person directly responsible for what happened in Somalia as he was a loyal minister to the dictator starting from 1975 until the last days of Barre in 1991. so what do you say about that Idil and those saying he is a good leader. Your mentality is what caused Somalia and Africa to be in that place. look at the western countries you live in. when a politician wants to be elected he or she runs on his or her record. A/Qasim Salaad`s record is abysmal. Some wise person said: No change of circumstances will repair a defecr character. so little Idil, think before you type you bloody idiot. I am sure you are supporting him because he from your tribe, what a classic african mentality. That is why you people will never get anywhere. i beg you to stay in these western countries and collect your welfare and please do not go back to somalia with that kind of stupidity, there are already enough idiots over there.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.