This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, September 07, 2000 - 06:07 am As dhulbahante half of my people die for sake of name of somali in the late 1800 and the early 1900 so that if I don't support the this new government I would be betray my ancesters. I fully support our government and you can not believe how proud I am to see our somali flag is fly over the UN again. I believe that anybody who is againist this government are againist the will of the somali people. As young Dhulbahante who loves his country I am willing to fight for this government. if I die I know I did not die for clan , but I know I die for sake of my people just like my ancesters. All somalis, we must come togather and think our childrens future, is about time you people stop being selfish and think beyond clan. Look what happening your own people in Kenya, Ethopie and uganda they r being brutally beaten because they just somali. You people is about time you should think beyond clan.You wake up pple this message from LASCANOD"""""""
| |
Thursday, September 07, 2000 - 09:12 am Waan kuu raacsanahay my bro darwiish!! waxaad halkan ka daawadatan LIVE WEBCAST OF MILLENNIUM SUMMIT MADAX WAYNAYASHOO HADLAYA LIVE. http://www.un.org/ga/webcast/indexe.htm kadib markuu furmo page riix meshay ku qoran tahay webcast.waa hadaad ledahay realplay.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 11:50 am To shadiya. thank you so much my sist and we need alot of pple like you sist who understand what I am trying say here. much luv to u sist.
| |
Thursday, September 07, 2000 - 12:15 pm Salaam iyo ixtiraam ka dib dhamaan soomaaliyey. Ogaada Ithoopiyaa soo laba kacleeysayoo waxay dooni inay qulqulado ku rido shacabkii soomaali ee rajad u lahaa in uu is raaco waxay ku bixin in ka badan afar Milyan oo doolar oo waxay leedahay waxaan dhisi waqooyi galbeed anigu ma dhihi karo Somaliland waayo beriyaa wax xun la dhihi markaan dhaho waxaan ahay somalistar. waxaana fiicnaan lahayd maadaama aan isku nahay Hornof Afrika aana u baahneyn Cadawtinimo kale in ay isaga dhaxbaxdo Ithopiya waxyaalaha Qaarkood. Mahadsanidiin isii abaa Fikraddaada.
| |
Friday, September 08, 2000 - 05:38 am War Darwiish Ma quusatid miyaa, meeshii awowyadaa ku dhamaadeen ayaad weli daba taagan tahay. War ma ninkan qaatilka ah ayaad leedahay waxbuu xukumi. Horta ma is weydiisay xagguu deggenyahay? Wuxuu deggenyahay gurigii uu lahaa Cabdalla Faadhil oo uu xoog ku deggenyahay ka dib markii uu dilay isagii. Xataa haddii uu qiran lahaa denbiyadii uu galay oo Somali cafis weydiisan lahaa waaba wax la gartay, laakiin wuxuu la soo indho cadyahay inuu yahay nin nadiif ah. Waagii uu ku jiray xukuumaddii Siad Barre, wuxuu ka mid ahaa dadkii ku dhaartay inuu waddanka daacadnimo ugu shaqayn doono, maantana sidii oo kale ayuu u dhaaranayaa, isagoo aan ka cudurdaaranin khaladaadkii waaweynaa ee uu galay. Marka adeer Darwiish meesha ha ku hodmin, mise waxaad rejo ka qabtaa hebel Galleyr inuu kuu noqdo Vice President.
| |
Friday, September 08, 2000 - 10:03 am To Muriidi. with all my respect let me ask you who are you. I thought you people are no longer somalis. Somalis are 7m and only one of them would have being president so why are you so againist him, if you are really somali. You are talking about one person and I am talking about here a nation bro. One of the most educated somali was murdered in Mogdisho during the civil war by group of gangs and I am not trying to mention him here bacuase I am trying move forward so brother wake up and stop being ignorance aight.
| |
Friday, September 08, 2000 - 11:14 am Waryaa muriidiyoow reerku soomali wuu kuwada cartamay laakiin idinka waydinku yare xoojiyeen oo waa la ogyahay. miyeynanse haboonayn in baaqiga la badbaadiyo. sida keliya oo wax lagu badbaadin karaana waa in fara fiiqfiiqa bal horta in muto ah la joojiyo. ogoow muriidoow wanaagu iskama yimaado . waa in loo dhintaa
| |
Friday, September 08, 2000 - 01:36 pm TO DARWISH IF YOU ARE REAL SOMALI AND YOU CARE ABOUT THE PEACE AND STABILITY OF SOMALI PEOPLE, WHY YOU BRAGGING ABOUT YOUR CLAN. IT SEEMS TO ME YOU ARE ADVERTISING THE DHULBAHANTE TRIBE ON THE INTERNET. DHULBAHANTE SPLITED INTO GROUPS AT TIME OF DARAAWIISH,ONE GROUP WHO SUPPORTED THE MAD MULLAH WHO HAD OTHER THINGS IN MIND, AND THOSE WHO SIDED WITH THE ENEMY OF THAT TIME( THE BRITISH AND THEIR COLLABORATORS), TODAY THE HISTORY REPEATS ITSELF ONCE AGAIN, WE CAN SEE THOSE WHO BELONG TO THE DHULBAHANTE TRIBE(CLAN)WHO ARE ACTIVE MEMBER OF THE SO CALLED SOMALILAND PARLIAMENT , SUPPORTING THE DISINTEGRATION OF SOMALIA, HOW WOULD ANY MEMBER OF NOBLE DHULBAHANTE THE FLAG BURNING BANDITS OF HARGAYSA, ON THE OTHER HAND THERE ARE PATRIOTIC DHULBAHANTE PEOPLE WHO WANT TO SEE THE INTEGRATION OF THE ALL SOMALIS, SO DARWIISH YOU NEED TO DO YOUR HOMEWORK PROPERLY BEFORE YOU SPEAK ON THE BEHAVE OF THE DHULBAHANTE PEOPLE, AS FOR THE NEW GOVERNMENT WE WILL WAIT AND SEE, POLITICIAN ALWAYS PROMISE ONE THING DO THE OTHER , SO BE CAUTIOUS.............
| |
Saturday, September 09, 2000 - 06:32 am Assalaamu caleykum. Kadib waxaan aad u layaabay sida Ilaah u madiisa qofka fikrad iyo aqli u siiyey.Anoon rabin in aan hadal badan halkan ka dhoho baan waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa waliilkay darweesh, walaalow waxaa tahay nin aan u xigmad badan waanan la dhacay ficradaada iyi sida aad danaha umada soomaaliyeed uga fakartay, dhinaca kale waxaan waxyar dhihi lahaa muriidi,walaalow ilaah u soo noqo soomaaliya wixii dhacay way dhaceen qofsoocelinkartaana majiro umana maleynayo fikradahaaga oo kale wax danahi ku jirdoh, marka walaalow sidii wax garad u hadal oo hadalkaagu ha ahaado mid macno sameynaayo.
| |
Monday, September 11, 2000 - 01:10 pm To Abdulahi. I guess you just like to be negative,but I don't think you get the point that I am trying to make it cross. I did not bragg about my tribe, I only mention their history and I guess you happend to be jealous to hear that. whatever you said bro I am supporting the New government.
| |
Monday, September 11, 2000 - 01:11 pm To haboon Thank you so much for your Undersatnding sist.
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 01:08 pm Haboon/Darwiish When you ask me who am I, what do you expect? to blurt out my clan as you did. With that shallow mentality, you can not preach anybody, so I 'd suggest you be who you were for centuries the "TAIL". On the other hand let me tell you that it's not only Mr. Salat who is the cuprit. Your uncle "GALLAYR" has embezzeled millions of dollars from the Jubba Sugar Factory in Mareerey, and it's written in bold letters, and he will be accounted for every penny when the right time comes. Therefore, my dear Darwiish, I am not amused by your idea of hoodwinking the wide awake population of Somalia. The times of "Miskiin baa misko la fuulo leh" is over. c ya
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 04:55 pm miriidi ma masar baa kaa haya dawlada ka naxoow nafta waa somalidiidow dabdhiig u dhimo amiin galy afkaga haku taagn adaa bahaa tuug ahaye qofkii somali ka dhex baxan magac ma u helayaan bone- head
| |
Wednesday, September 13, 2000 - 04:58 pm mariidi yahuud idoor adi meelkasta ka ooy no
| |
Friday, September 15, 2000 - 06:04 am Ciid Adi horta af Somaliga baro oo waxaad gashaa dugsi haddii uu agtaada ku yaalo. Adiga iyo Madaxey waxaan u maleynayaa inaad tihiin Dhulbahante ama Duul Baahan sida dadka qaarkiis u yaqaanaan waxaadna caado u leedihiin in la idin hoggaamiyo waligiin iyo wax jaajuustaan wax kale oo caaqibo ah oo aad Somali u haysaanna ma jiro, Ilaa Sayidkiina dabodhilif ayaad ahaan jirteen, haddana waxaad u kala baxdeen qaar dabo dhilif u ah Iidoorka iyo qaar dabodhilif u ah Majerten, group cusub ayaa haddana idinka soo baxay oo dabadhilif u ah Habartaa Gidir. Sinji suulashaa laga dayaa, sinjigiina wasee naga aamusa.
| |
Monday, September 18, 2000 - 09:19 am MURIIDOOW KU GARANAY WAA MASAYRKII HOOYAADAA DILAY ANAGU NINA DABA DHILIF UMA IHIN EE CALANKA, CIIDA IYO DIINTA AYAANU DABA DHILIF U NAHAY. ADIGUSE BAL KUWA AAD KA DHALATAY TARIIKHDOODA DAY. WAA RUNTAA OO SINJI SUULASHAA LAGA DAYAA
| |
Wednesday, September 20, 2000 - 07:44 am Muriidi, magacaa idiley, Back in Somalia you would not dare to talk to me in the manner you just did, it shows who the west is liberating you anf giving more .....! do you deserve that, that is purely debatable, i would say you do, since you were locked up in Somwehere in Somalia. I myself is Dabodhilif "insaxa Tacbiir" for the new government, if you called habar gidir, then i would say fine, let us have it, as we have demostrated in many places we care the unity of Somalis more than anyone, and it is wquite sad you guys are translating that care to dabo dhilf and some other names you have called us, i would say is fine and we can take it. You will see what will happen to the idddddooooor daba cayuun " as Qamaan bulhan said when he was responding to the great poet". I am sure what will happen to them is going to be historic. Jaaw people
| |
Thursday, September 21, 2000 - 03:26 am SAlaan Dhalinyaro....... ilaahow dalka noo hagaaji ilaahow madaxweynaha iyo maamulayaasha gacantooda qabo oo wadad cad tus ilaahow umada noo midee ilaahow niyadayada nadiifi ilaahow qashinka naga saar. ilaahow dibu socodka naga ilaali ilaahow dawlad SOOMAALIWEYNA NOO DHIS. AAMIIN AAMIIN AAMIIIN inoo soo duceeya
| |
Thursday, September 21, 2000 - 05:03 am Somaliweyn Your first mistake is you are a prejudist, since when have I said that Iam an Iidoor. Yes I was locked in somewhere in Somalia, cause I was living with inhuman wolves and beasts who envy my success and superior lifestyle. What kept me alive was the handouts that I was extending to the likes of you who doesn't know respect for fellow human. I was scared that you might do your job, which was to report any successful person. Where is your self esteem, why can't you be (or rather try to be a leader for once)you are not outnumbered by other Somali clans, but alas, you are a Dulbahante.
| |
Thursday, September 21, 2000 - 05:42 am Hey muriidi. all you doing here is cursing,but brother whoever you are we all are muslims and I guess we are from the same country so why don't we get a long brother.
| |
Thursday, September 21, 2000 - 05:44 am To Muriidi I don't really Understand what you are trying to convey here.
| |
Wednesday, September 27, 2000 - 02:03 am Darwiiish brother ilaaheey qay haku siiyo,, hadii aan kuligeen soomali oo dhan sidaas oo kale u fakiri laheeyn dhib ma jireey,,, horta waxaan dhahay dad silaam ah,, muranka iyo is tilmaamida ma fiicno,, , ninkaa la magac baxay muriiidi ilaaheey ha ku soo hanuuniyo. waxaad ka hadashay hebel ayaa guri iisan laheyn degan, midbaa lacag warshadii sonorta ka xaday.. marka hore brother 11 sano ee ugu danbeeysay meeqaa soomali caruur naago ciroole dhinta mid ay disho xabad gaajo,, meeqaa gabar soomaliyeed lagu kufsaday xirooyinka qaxootiga ee kenya uganda ithooopiya,, meeqa dhimatay ooo xaqdaro isku dilay soomali dhexdeeda,, dhinaca kale inteena ilaaheey uu soo badbaadiyey ee soo galay wadamadan west ee yurub north america,austalia carabaha iwm, ka sakoow qayraadka aan ka helnay wadamdan, waa og tahay dhibka na heysta, baasaboor ma qabno safaarad ma haysano,, waxaan nahay dadka ugu liito aduunka, marka muriidi hadii ilaaheey na siiyey dawlad, safaaradaheenana , la inoo furaayo,, waxaa rabtaa,, waad og tahay qabqablayaasha dagaal sidey inoo kale inkaar qabayaasha ceydiid, caato cabdulaahi yusuf cigaal suuudi qanyare,, naarta alaha geliyee weli dhibkii way wadaan.. marka waxaa wanaagsan madaxweyne cabdulkqaasim oo ah runtii nin xalaal ah inaan u duceeyno in ilaaheeyt garabkiisa galo... darwiiish thanks brother waxaad tahay soomali xalaal ah
| |
Saturday, April 07, 2001 - 12:17 pm brother muriidi, i guess u r afraid to to mention your clan cause the people will know ur sickness, whether u r majerten naagood /isaaq gay u better guys keep in mind that we ,proud dhulbahante are supporting the new somali goverment what ever it takes,so r u gone support the Ethiopian goverment or what and i wouldn't surprised cause u guys did that b4 when we ,dhulbahante,proudly and honorly fighting for our religion,land and the dignity of all somalian against the colonies and u guys were standing behind the enemy lines and feeding them with food and water not to mention the ladies.
| |
Saturday, April 07, 2001 - 12:17 pm brother muriidi, i guess u r afraid to to mention your clan cause the people will know ur sickness, whether u r majerten naagood /isaaq gay u better guys keep in mind that we ,proud dhulbahante are supporting the new somali goverment what ever it takes,so r u gone support the Ethiopian goverment or what and i wouldn't surprised cause u guys did that b4 when we ,dhulbahante,proudly and honorly fighting for our religion,land and the dignity of all somalian against the colonies and u guys were standing behind the enemy lines and feeding them with food and water not to mention the ladies.
|