site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

THANK YOU SOMALINET

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): THANK YOU SOMALINET
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shamso

Thursday, September 07, 2000 - 10:28 am
Thank you very much for serving us!

Walaahi si aan idinkugu abaal gudo ma garanaayo. Joornaal maanta Xamar ka soo baxay ayaan hada ka akhristay somalinet anigoo aan lacag iyo waxba la i weydiin.

Waxaan kaloo idiin sheegayaa in meel walba oo soomali leedahay ama isugu imaato lagu hayo magaca somalinet. Waxaa ku kasbateen sharafta intaa le'eg waa idinkoo u adeega umadiina.

Maamaah ayaa tiri sharaf lama soo gadan karo ee waa la kasbadaa waxaadna kasbateen sharaf aan la qiyaasi karin.

Kaftan1 Dowladan hadday hirgasho lacag ku dalaca maadaama aad dadka barteen isla markaana caan ka dhigteen. Ogaada sida dowladani caanka u noqotay inaa qayb weyn ku leedihiin.

kaftan2 CEO-ga somalinet xaasle miyaa:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Thursday, September 07, 2000 - 03:23 pm
Thanx from me too. This place is the only positive Somali entity I ever came across since the destruction of our country.

kaftan - adi available ma tahay shamso?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.