site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIDA DIBADA JOOGTA WAX KALE AYAY IS MOODAY.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): SOOMAALIDA DIBADA JOOGTA WAX KALE AYAY IS MOODAY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXMED ABOCAR

Thursday, September 07, 2000 - 04:52 pm
MARKA HORE WAXAAN SALAAMAAYAA DHAMAAN DADWAYNAHA SOOMAALIYEED MEEL KASTA OO AY JOOGAAN.SIDA AAD CINWAANKAYGA AAD KU ARKAYSEEN WAXAAN LA YAABANAHAY DADKA DU DOODAAYA QABIILKA IYO KUWO KU JEES JEESAAYA DADKA DHIBAATAYSAN EE WADANKA JOOGA AYAGOO ULA JEEDA IN AY IYAGA WADANKA JOOGIN DHABAATANA KA HAYSANIN WIXII MARKAAS UU KU SUGANYAY LAAKIIN MA JIRO RUUXAAN MAANTA QOFNA U JOOGIN SOOMAALIYA MARKA WAXAA ANIGA ILA HABOON IN AAN KA TASHANO AAYAHAYNA EE AANAN ISKU JEES JEESIN. MAHADSANIDIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ing_mo

Thursday, September 07, 2000 - 10:29 pm
To ahmed abokor
Waa runtaa. laakiin meesha dood baan kawadnaa ee cidi laguma jess jeesin. Intenetka waa aalad cusub oo qofwalba wuxuu rabo ka sheegan karo. waa la soo dhaafey waqtigii laga baqi jirey in wax la sheego. Qori iyo xabbad wey dhammaadeen. hadda kadib internetka ayaa lagu dagaalamayaa. waana faa iido weyn waayo dhiig ku daadan maayo! sow maaha aalad wax u tartey Somaliya oo aan dagaal la'aan joogi karin. Isagoon wax ceyn, isagoon la ceyn ma noolaan karaan Somalida. Ee iska daa haisku jeesjeesane, hana iscaayaane. Ma cay baa coos kaa soo bixin?!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED ABOCAR

Friday, September 08, 2000 - 05:22 pm
ING MO
WALAAL WAA SALAAMANTAHAY MARKA HORE WAXAAN KA XUMAHAY IN AAN MAGACAAGA AAN GARANAYNIN LAAKIIN MACNA MALAHA WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY SIDA QADARINTA LEH EE AAD IIGU SOO JAWAABTAY WAXAANA AAMINSANAHAY IN HADDII SAAS LAYSKU QANCIYO WAX HALAABI LAHAA MAJIRO MAHAGSANID. AHMAD ABOCAR AHMADEEY@PRIVAT.DK

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.