site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHIHII SOOMAALIYEED MAXAA WADA QAAWIYEY(NOT ALL)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): GABDHIHII SOOMAALIYEED MAXAA WADA QAAWIYEY(NOT ALL)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farxaan

Friday, September 08, 2000 - 10:00 am
walaalahay soomaaliyeedow waxaa is waydiin leh maxay nimanka soomaaliyeed ula dhisan la'yihiin nolol iyo mustaqbal gabdhaha soomaaliyeed. Waxaa is waydiin ley in aan eed lasaari karin habla soomaaliyeed, maxaa yeelay waxyaalo badan baa laga
qoray xumaanta gabdhaha soomaaliyeed. Anigu waxaan ahay nin soomaaliyeed oo ku farxa mar ala markuu arko gabadh soomaaliyeed. Tusaale ahaan, hablaha soomaaliyeed waa hooyooyinkeen, walaaleheen, xaasaskeenii, gabdhaha aan dhali doono, IWM(iyo wixii lamid ah). Inta gabadh soomaaliyeed horumar gaadhay ciidaa kabadan. mar labaad tusaale ahaan, gabdho badan oo aan kasoo wada baxnay jaamacada Ottawa, waxay ahaayeen gabdho karti iyo awoodba leh. Markaa anigu waxaan idiin odhan lahaan hadii aan ahay nin soomaaliyeed
inaad sii saan niyad dhis, maxaa yeelay ogoow aduunkan oo dhan wuxuu dhisan yahay is gacan qabasho, hadii aynaan tuseynin siday gabdhaha soomaaliyeed mihiim ugu yihiin nafteen iyo umada soomaaliyeed guud ahaan, anigay waxay ila tahay inaad dib isugu noqotaan oo aad is waydiisaan maxaa faa iido iigu(ama inoogu)jirta marka aynaan eegin the "PIG PICTURE" ee aynu u fiirsano afar naagood oo xumaaday. North Ameerica marka loo eego gabdhaha soomaaliyeed horumar way bay gaadheen horumarkaasoo aan halkan kusoo koobin, mar hadii aan mid idiin sheeko. hablaha soomaaliyeed iyagoo soo dhex maray wixii aynu ogeen ee dhib ahaa ayaa soo maray, markaasay hadana wali reerihii ujoogay soomaaliya intay wax taraan ayay hadan noloshoodii wax taraan oo aanay cid wax tarin. Markaa dumar waa cawree ceebta ka ilaaliye oo wanaagooda usheega. soomaaliya cida maanta dhisa kartid waa dumarka soomaaliyeed, maxaa yeelay iyaga ayay ku xuran tahay ubad keena dambe siday ku dambeyn doonaan. Gabdhaha ha eryinee soo dhaweeya. Anigu waxaan ahay nin soomaaliyeed waxana igu walaahi ah oo aan rumaysanay in ay aad iyo aad u yartahay gabadh soomaaliyeed oo xun marka loo eego ethiopian, Jabuutiyaanka, carabta, iyo afrikada kaleba.


Sidaa iyo nabad gelyo.


bluechoice@netzero.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

afaf

Friday, September 08, 2000 - 10:54 am
Asalama alaykum walaalaykey.
Jazaakalaahu Khayra walaalkey u sheeg yaaqay kuwa afarta halowday daba socda dadka soomalida xumaantooda meelaha puplicga ah ku soo qorayaa Anigu waxaan dhihi lahaa ha lays gacan qabto rag iyo dumarba.
Asalama calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gedi Hared

Friday, September 08, 2000 - 03:57 pm
Nabad,
First, i'm all right with the idea to leave our fellow somali sisters alone and even take care of them. But the brother Farxaan should know his stateman is full of contradictions. One of them is to assert Jibutian girls are not somalis. Another is to insult our fellow djib sisters while he's preventing to do so. Another contradiction is that you, Farxaan, are full of prejudices & stereotypes. Your statement is fake. I don't know what you were doing in Ottawa university but you're far from being a university graduate.
But let me tell you something about somali sisters: they don't want guys like you to defend them & you don't even deserve them.

Ciao

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMRAN

Friday, September 08, 2000 - 05:54 pm
ASLAMU-ALEYKUM
WALAALAYAAL WAA SALAAMAN TIHIIN SALAAN KA DIB WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY IN AAN MAANTA KA QEYB-QAATO DOODAHA SOMALIYEED EE HALKAN KA SOCDA. HORTA WAXAAN LA HADLAYAA WALALKEN FARXAAN, WALAAL HORTA MARKA HORE AAD AYAAD UGU MAHAD-SANTAHAY IN TIXGELIN INTAA LE,EG AAD U HAYSO GABDHAHA SOMALIYEED ILAAHAY QEYR HA KUGU ABAAL-MARIYO. WALAAL WAXAAN DHALIILSANAHAY KALA SAARIDA AAD KALA SAARTAY GABDHAHA SOMALIDA AH IYO KUWA JABUUTIYAANKA. HORTA WAA LABA WADAN LAAKIINSE WAXAAN KU XUSIISINAYAA IN AY YIHIIN DAD WALAALO AH ISKU DIIN, AF IYO DHAQANBA AQLAAQDUNA WAA SHEY UU ALLE QOFKA KU MANEYSTO.
TO: GEDDI HARED.
WALAAL WAAD SALAAMAN TAHAY SALAAN KA DIB WAA SAX ARINTA AAD KA HADASHAY LAAKIINSE WAXAA KAAGA WANAAGSANAAN LAHAYD ADIGOONAN HADAL XUN ORAN IN AAD HADALKAAGA KUSOO KOOBTO IN GABDHAHA SOOMAALIYEED AYNAN KA AQLAAQ IYO SHARAF-BADNAYN KUWA JABUTIYAANKA. ARINTAAN OO AH WAX QOF WALIBA LOO BAAHAN YAHAY INUU OGAADO. MARKAA WALAALAYAAL LABADIINUBA WAAD QALDAN TIHIIN.
HADDII AAN WAX QALAD AH AAN QORAY ILAAHAY HA,II DENBI DHAAFO ADINKANA CAFIS AYAAN IDINKA CODSANAYAA.
MACA-SALAAMA
AMRAN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.