site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ILA TALIYA SOOMAALIYEEY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): ILA TALIYA SOOMAALIYEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Friday, September 08, 2000 - 11:49 am
Waxaan ahay wiil 25 jir ah waxaanu isku galaas inan soomaaliyeed jaamac kutaal stateka boston. inankan hooyadii ayaa loosoo sheegay inay dhimatay bishii febraury ee sanadkan 2000. inkastoo sanadkani uu yahay sanadkayagii sadexaad ee jaamacadan ku jirno. inanka let me called him, "Cali" Cali ilaa iyo markii aanu isku galaaska noqonay sumarkii 1999 waxaan ku arkay waxaan ku arkin dadkeena taasoo ah, inuu maalin walba la maqan yahay naag jamican ah. oo uu mar walba raaco habeen iyo maalinba. hasayeeshe sidiisa kale Cali waa nin boqor laakiin maalin walba markuu imtixaanku yahay barito oo kale uunbuu baraarugaa
oo ilaa intaan xusuusan karaba imtixaanka wuxuu ka qishayay ama aniga, ama wiil kale oo itoobiyaan ah. intii wuxuu ku darsaday inuu ii sheegay shalay inuu naagtii jamaicanka ahayd uu uureeyay. Cali isaga ayaa reerkiisa ugu wayn oo isna waa 32 jir.
laba bilood lacag umuu dirin reerkooda, sidaa daraad mid kamid ah walaalihii ayay ku dhacday qaaxo. wax ba iska muu badalin. laakiin markii aan ixtiraamay intaan ixtiraami karo ayay xalay go aan ku gaadhay inaan runta u sheego maanto. sababtoo ah isaga aniga iyo wadankiisaba waa uceeb waxan uu kusamaynayo noloshiisa, nolosha reerkooda, iyo halka uu kaga dhacayo saaxiibtinimadayada. soomaaliyay miyaan ku khaldanahay inaan runta usheego oo aan idhaahdo, "laga bilaabo maanta adiga ayaa isku shuqul, "lakum diinukum waliya diin". teeda kale waa ninka kaliya ee wax soomali ah ila dhigta jaamacada, ogowno halay ayuu uu sheegay inuu walaalkii qaaxo ku dhacday.


Maxay idiinla tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rageedii

Friday, September 08, 2000 - 08:07 pm
nin waalan baad tahay ee feel fariiso. Maxaa kaa galay iyo dantiisa?. Adoo kale oo ma wase lagamana wase ayaa meel walba jooga naacna la taagan. Cali maxaa uga jira sommali hadii rabo inuu naag Afro-american Oil-yada isaga bedelo.
Maxaase adiga kaaga jira reerkooda?.

War shaqa yeelo dameer yahay.


Rageedii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Friday, September 08, 2000 - 09:33 pm
walaal waxaad tahay nin aad u naxariis badad walaal waad ku saxsan tahay ee waani waa walaalkaaye oo khaldan ha ku fiirsan,haduu kaa diidana iska daa laakiin ku dadaal.xayawaankaan
kuu soo jawaabayna waa wax dhunsan oo isaga laftigiiya ayaa HELP u baahan oo hadalkiisa ha maqlin waa "QARXAAN" dib jir ah.


Waa your Somali Brother!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Saturday, September 09, 2000 - 03:02 am
a/caleykum.
waa arin yaableh!
waa wiil walalkaa ah ee runta maxaa mar hore uugu sheegi weysay?
waxaan ka xumahay in aad halkan ku soo qortay arinta heysata sxbkaa!
ceebtaa saaxiibkaa waa la'asturaa hadii aad rabto in ilaah kuu ceeb asturo.
waxaan ku leeyahay ilaah ha kula garab galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey

Saturday, September 09, 2000 - 06:31 am
after salaan
I agree with Samia you should not have to tell any one this sad story. all you had do was to advice him repeatly, because that is the best charity.so please help your brother in any way you can it seems to me he is in deep crises. do not forget that Allah the almigthty can change hearts from bad to good and vice-verse
Rageedi i think is either a teenage boy who does not know yet the difference between right or low life guy who lost in west and but i hope he will learn from his mistakes
bye now...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rageedii

Saturday, September 09, 2000 - 08:58 am
Gurey i am neither of what you said but a human being who knows how to behave. At any cost, it is a shame that one writes this title "ila taliya" and then all he talked about is just another dude's affairs. I see no point of sane person would write such title and then told us a classmate of his who they don't relate except being classmate has his afro-american got pregnant And his brother had TP. What a crap!.

Somalis we need to rethink and get a firm grip to the reality. We need to be individual rather being social dictators who impose their idea on others. This imposition brings only intolerance and bigotry. And that is why we don't know friendship. Somalis don't have a clue what friendship is. The reason is you see two dudes telling you that they are frineds today and tommorow you will see them at war or talking each other's back.


Again think twice and leave others in peace. If you want to advice. Give free advice-not conditioned one like this idiot gave :"laga bilaabo maanta adiga ayaa isku shuqul, "lakum diinukum waliya diin".


No need of all this bulshit!

Rageedii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Saturday, September 09, 2000 - 09:30 am
Rageedii, i feel sorry for you brother; even though this time you spoke kind of respectfull way. Frist of all, i want say that you have been brain washed. Your thinking is the thinking of Kufar. They do every possible sin and then you try to tell them that what they have done was wrong, they tell you what? Right."who are you to judge?" "That's is my business and no one else's" That's the opposite of what qur'aan teaches us. I don't know if you still believe that or not. But the qur'aan says that you're the best nation. You forbid what's evil and enjoy what's right...... I myself have been in this country for long time but Alhamdulilaahi i don't imatate other people; and i never have an opinion that is contrary to the qur'aan. Waxaanse leeyahay walaalkay Soomaali marka hore taludu way fiican tahay waxaana kaa muuqata xanuun aad ka xanuunsatay walaalkaa diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba. Wax dhib ahna kuma jiro inaad arintaan aad fagaaraha ku soo qortid hadaad ogtahay inaan beri lagaran doonin ninka aad ka hadlaysid. Talo hadaba: Hagoynin walaalkaa hana ka quusan wax u sheegiisa waxaa la arkaa in mar qalbiguusu furan yahay ilaah kula kulan siiyo oo aad ajar iyo abaal gud illaah ku siiyo. Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalishrink

Saturday, September 09, 2000 - 11:49 pm
Somali

what you did was right, except you had to conceal the identity of your homeboy since he never asked his affairs to be in puplic. like someone said above, people can change only with allahs wishes. He is 32 years old, i dont think he needs any growing up, I am sure he knows his situation and pains him more than anybody else, otherwise he wouldnt have told you his brother's situation, the fact that he is telling you his family affairs gives you the right to tell your oppinion. we all hit the bottom sometimes (I dont know if that is the case with your friend) but we as individuals cant survive alone in any situation without the help of those who care about us. help your friend if you think he needs you, so he can help you out when u need him. and quit using that lakum dinukum wali diini, he is afterall your only countryman in a compus of what 25 thousand or more.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEREY

Sunday, September 10, 2000 - 03:50 am
A/CALEYKUM TO ALL OF You
first of all I have to apologize to my brother Raggedi for defaming him (Allah mentioned in the Quran that some of the thoughts are sin). so once again brother iam asking for your forgiveness.

to all other bro /sis
I am really delighted to read all your good comments and suggestions towards 'ila tali' I hope brother Somali has benefited all these comments...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.