site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War yaa arkay Maxamuud Jaamac Xirsi iyo cabdulqaadir jaamac Xirsi

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): War yaa arkay Maxamuud Jaamac Xirsi iyo cabdulqaadir jaamac Xirsi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamud hassan

Saturday, September 09, 2000 - 01:48 am
To: Cidda taqaana wiilashaan.

Walaalayaa dhamaan inta taqaan wiilshaan oo kala ah Maxamud Jaamac Xirsi iyo Cabdulqaadir jaamac Xirsi oo igu war dambaysay dalka Mareekanka Gobolkiisa (BOSTON).
Waxaan si naxariis ay ku dheehantahay idin kaga codsanayaa ciddii taqaano meesha ay hadda ku sugan yihiin amaba haysa addreskooda fadlan igala soo xiriira E-Mailkan
abdirahman55@hotmail.com

Sidaa iyo Jawaab wacan.

09-September-2000.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.