Saturday, September 09, 2000 - 11:39 am Golaha Gar-soorka Gudaha oo loo soo gaabiyo GGG, waa koox aqoonyaho ah isku xilsaarey in ay ka shaqeeyaan ku gar niqida iyo qaadida dacwada dhex mara guud ahaan dadka Somaliyeed ee isticmaala Internet-ka, sidaa daraadeed haddii aad wax dacwad ah qabto noo soo gudbi.