site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ISAAK WAXABA KU MA HELIN DAGAALKII BALSE HAAWEY WAXAY KU HELEEN MADAXWAYNINIMO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): ISAAK WAXABA KU MA HELIN DAGAALKII BALSE HAAWEY WAXAY KU HELEEN MADAXWAYNINIMO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 09, 2000 - 04:43 pm
isaak waxa uu bilaabay dagaal uu kaga soo horjeedo dawladii daar-ood, laakiin haawey daba-madowe wax uu ka ogaa ma jirin balse waa uu uhurday,Markay kaceense waa ku faa'iideen dagaalkii ay lagaleen d, waxayna u karbaasheen si fiican oo ay xasuustaan haday meel soo wada fadhiistaa. laakiin taas isaak ma gaarin
EVIL PAYS TO HAAWEY!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samantha

Sunday, September 10, 2000 - 02:13 am
waxba runta indhaha haka daahanin, daa-rood futo dhiibte, waa la ogaa dagaalka halka uu ka bilowday hargeysa kahor,teeda kale waxkaa futo madow aduunka majiro. haawiye waa gob waana aarkii africa,afkaagana haku soo taagin qurunka iyo baarada badan leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Sunday, September 10, 2000 - 06:48 pm
samantha;

miyaadan aheyn tii akhwaanta walaashiis? ma shaydaan ku duufsadey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, September 10, 2000 - 08:33 pm
Haweye waa la wasaa iyo cabdiqaasin s. hassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karlstad

Sunday, September 10, 2000 - 11:31 pm
waxaa la yaableh in aanu sheegano in aanu nahay umad muslim ah....isjecel...hal luqad leh...midab qora wadaaga....hadana uu dhib badan hooyooyinkeen
caruurteenii naagaheenii wiilasheenii & gabdhaheenii oo la soo gudboonaaaday 10 sanno oo qabiil magaciis aanu isku dhameenay ..walaalayaan
waxaa aad ii gubay in aan aad u nacbahay qabiilka aad ka hadleesaan.....waxaa aad ii gubay dalkan Sweden oo aan joogo hadana ka ahay arday heer jaamacadeen maraya..hadana eey igu caayaan ...dadkiina madoow waxaa tahiin cawaaan
waxaad isku dishaan sida animalka.....Nigger..oo ah magaca naloogu yeero hadaanu nahay african..oo xumo loola jeedo....hadaba walaalayaan aanu midowno.....qabiilna aanu aasno..ogoow hadii aad ruur somaliyeeed aad faaniso ama aad amaanto in adigana aad amaanan tahay.......

one love all somalian

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, September 11, 2000 - 06:00 am
TO:samantha

huhuuh waan qoslay naa horta yaa tahay yibir yahay darood sow kuma soo lahan jirin naahoy u sujuud darood wax yahay dabada madoow mooryanta ah.ama ku noqo canahaa adi jirtay.anigu ••••• mahi lakiin run baan idin shegi ••••• dhulkoda way dhisteen waan heshiis lakiin wixii xoolo nabiga ahaa ee mooryan xamar dhulkay la simeen dadkodina badh bay dileen markaa kee fiican oo horumar gaadhay soomaliyey. maantan markay heshiin wayen wata somali ay dawlada kumeel gaadhka u maga cowday si ay xasuuqa dhexdoodaka taagan loo dhameeyo.ulana mid noqdaan dadka kalee somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali boy

Monday, September 11, 2000 - 06:33 am
As Somalis today we are homeless but not hopeless, let us forget the past and solve the problems of today nations go forward, never backward. Thus we somalis have to think forward for the benefit of our coumtry. Away from Somalia we all become Somalis struggling to survive, we must not think in terms of clans or subclans,if we think so where we are? Our people are poor and also tired of the endless civil war and have so many needs. We have to keep and save our dignity, national identity, for the sake of our children. Our problem today is not the guns or the tribes, but those who are in control. We need rigid laws and fair justice for all. If you have any contributions for my opionen plz mail me

dayib@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Monday, September 11, 2000 - 08:08 am
To ayaan:
naayaa •••••• iyo mooryaanta aad sheegayso waakuwii abahaa iyo walaalkaa iyo fulayga ku qaba
kugu hor wasi jiray oo ku tusay raganimadooda waxay tahay oo ka sifeeyey xamar ilaa libooyo kenya kuna baday otaango uu dhuudhiga afka iyo dabada idinka wada galay adoontuna free idinku wasi jirtay ood wacalo ku wada dhasheen ileen awalba wacal baad ahaydeen marka 10 sano gumaysi
iyo gaajo baad ku jirteen anagana waan raaxaysanay
maantana waxaan diyaar u nahay inaan madax idiin
noqono oon idin tusno •••••• wuxuu galo iyo wuxuu
gudo ee barasho wanaagsan DHILO-DAAROODAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Monday, September 11, 2000 - 09:23 am
TO:ubax qarmuun wayne

cariish xaarle ku kortooy kilkiladii caarad lahayd ee uraysay ee bilaa keenshaliga sow ma sidatid ala waxu qadhmuun badanaa buska markaad la raacaysid naasuhu way lalmadaan laman qarinayo shurufkuna qadhmuna war qubaysta •••••• dab madoobow hadaad xitaa guryahaygii qurxonaa degteen ma qubasataan miyaa iyo afkii digirtu ka buuxday ee biijada lahaa nayaa anigu wardiye kuma noqon lakiin adigu abahagii DUQ CIRO WAKII waar diyaha noo ahaa waxuuna ahaa HABARDIGIR WALAALHAY ANOON BEEN SHEGAYN KA WARAN SOW KUMANU SOO LAHAYN.ma anaad isla kay simaysaa hoogto kuwii xamar adoo leh kugu lahaa sida adoon camal miyaa 10 sano ku ilowsiiyay silicii iyo saxariirkad ku nolaan jirtay21 iyo wax ka badan ,darood waa dawlad saa adoo duurka ku noolbay intay ku soo qaqabteen school ku geyeen oo dad kaa dhigeen oo luqadaa af somaligaa qoraysid ku soo qoreene waxaase aan la yaabnahay 21 markaad cambuulo waxaan ahayn aad cunaysay ee daroodna kulahaa maxaad wax isaga celin wayday ood u baraarugtay 10 ka hor taas waxaa cadaynaysa in lagu soo bahdilay slave ahayd .darood haduu xamar ka tagay •••••• dabo madoobe maxay sameyeen nayaa qadhmuunley miyadaan sida xoolaha idinku weerar aan kal go,a lahayn isku qaadin .Anaga dhulkayag waa nabad waan dhisany lakiin adiga abahaa wali xamr buu dawarsadaa xitaa iyadoo mooryan ku xaaraytay xamar.COmputar baad ka soo hadliye maad i ag joogti walee sidii tii bulding ila daeganyd baan kuu garaaci lahaa markaad dhulka jiidayna wacatay police mesha halkan ma waxaad umalysay meshad dadka ku gooban jirteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAKIYA

Monday, September 11, 2000 - 09:37 am
TO AYAAN
HADAAD TIHIIN BOONTII DAROOD SIDAAS UWADA OOYA.BOON YAHAY BOONTA DHASHAY.ADIGA IYO HELKAGA.CIIL KU WAARA WELIGIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xayat

Monday, September 11, 2000 - 09:53 am
TO:ayaan so funy

Reer beer madoobe ama xukun kumeel gaar ah hala idin siiyo ama hanili diido dhulka daroodka walee cag ma dhigtaan,Waxay tiri kenya darood u qaxay kuwa foosha xunxun leh ee kenya iyo yamen jooga sow idinka maha walee waa gob dawlada yamen watii markabkaa isku gurteen dib idinku soo celisay xamar aad bada isku wada gurteen anaga hadaan qaxnay maxaa noga dabo qaxdeen sida somaliland maad maamul samysataan •••••• hal qof oo caqli leh kuma jiro waa wada donkey ,dameerkad raran jirteen baad kuwada indho dilacsateen oo maskaxdisii yelateen.Naagta isku magcowday ubax nayaa cajiin saad ugadaysay baad gacmihii baras kaa galay aqas waad uraysaaye oo gurigii xaarka LODa laga dhisaa wali kaa urayee soo qubayso.Dadka kaliyee africa guri xaar leh dhista waa HAWIYAHA iyo masayga dadka la yiraahdo markaa waa isku hido labadaasi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

D

Monday, September 11, 2000 - 01:23 pm
ALL WAA IN AAN IS AASO HADAAN AHAY DAROOD ILEEN DAD AYAA NAGU ILBAXAY OO NALA TARTAMAYEE.

DAROOD HAWEEYE ISAGAA TAC LIIMIYEY ISAAQNA EDEB AYUU BARAY MARKAASEY NAGU ILBAXEEN.

ANIGOO KA DHASHAY BOQORTOOYADII DAROOD. WAXAAN IDINKU WAANINAYAA DAROOD LA AANTII DAD MATIHIINE ISKA KAAYA SASABTA. HADII AAD WAX TIHIIN 10 SANO DAGAAL KUMA AYDAAN JIRTEEN EE DAROOD MARKUU FARAHA IDINKA QAADAY AYAAD SIDII YAAN YUURIHII ISKU CUNTEEN. BOOWE YAAL AAN IDINLA TALIYEE LA AANTEEN DAD MATIHIINE ISKA KAAYA SASABTA.
MA ISAQ. WALIGIIN MOORGAN IYO GAANI IYO SIYAAD AYAA EDAB IDIN BARI JIRAY. HAA SIYAAD DHIMAY LAKIIN MOORGAN IYO GAANI WAA JOOGAANI EDEB YEESHA.
MA HAWIIYE LEE IDINKA WAX AAD TIHIIN AYAABA ISKAYAR OO AGTEENA MABA AAD KA HADLI KARTAAN
DAROOD WALIGIIN WAA IDIN XUKUMI JIRAY HADANA MASKAXDA AYUU IDINKA XUKUMAYAA SIDA MADOWGA MAREYKANKA MASKAXDA LOOGA WASO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run yaqaan

Thursday, October 05, 2000 - 07:24 am
Walee been baad shegtay. Anigoo ka dhashay
nimankii ahaa gobta •••••.Ayaa runta ku
sheegaya. Horta somalida sideedaba Angaa
ugu wax garad badan oo ugu reer magaalsan,
waad xasusataan 1988 marki cidama Issaaq
ay soo galeen magaalda Burco.wax alalay wixii
dorood jogay futada ayaa laga wasay. oo waa
kuwwi iska celin kariwayay.markasay doonteen
Hawiya,dir, raxanween. waad ogtihiin haday
darood iyo ••••• dagalamaan, inuu ••••• waligii
Atore yahay.

Issaaq waa Atoorihhi somalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD DHABE

Thursday, January 11, 2001 - 04:40 am
Waxaan dhihi lahaa ninka yiri hawiye ayaa duurka laga soo bixiyay oo wax la baray?????????
waraada daarood dabacade waxaan idn waydiiyay...
yuu ahaa CABDULAAHI CIISE ?
waa raiisalwasaarihii 10 kii sano ee xornimo gaarsiinta waana ninkii ugu horeeyay ee -
Unated nationska MAGACA SOOMAALI KU HADLA.
Yuu ahaa AADAN CABDULE CISMAAN (CADE)madaxwaynihii
8dii horeeysay ee soomaaliya .
yuu ahaa ganankii ugu horeeyay ee somaaliya?
ma taqaanid ee aan ku baro waa -
GENERAAL DAA'UUD CABDULE XERSI ALAHA u naxariistee
rashiid ayaad 8 sano kadib doorasho helay wuxuuna ahaa majeerteen waana disheen asagoo haya dhowr bilood siyaad afgambi ayuu ku qabsaday laakiin
meesha cilmi kuma hayn oo waa la soconaa in uu hoteeladii newyork ku xaaray....
shalay cali iyo caydiid maantana c/qaasim rules
saxiib daarood waa kan soomaaliya burburka u keenay? markaad tiri xamar ma dagana oo waa burburiseen kuuma taalo xamar is ours-
eeg gobalada kale ama magaalooyinka hawiye dago sida warsheekh cadale jaziira marka baladweyn buleburde jowhar dhusomareeb cadaado ceelbuur-
masagaway ceeldheer xarardheere oo ah meel ku dayasho mudan oo aan ku daaweeyn dhamaa somaalida indhaha beeshay waana meesha kaliya ee soomaaliya.
gaalkacyo koofurteeda kismaayo barave qoryooleey shalanbood balcad afgooye iwm .
marka daarood qaraar baa ku haya taariikhda baro waa wiil hawiye daarood markale dowlad madax kama noqotid dhul daaroodna hada sidaad la socotaan waxaan boosaaso ka qoraynaa ciidamo dowladeed -
anagaa dowladnimadii dhalinay 1960 anagaa duminay-
1991 kadib markaan aragnay inay duurjoogtu ilbaxday 10 sano kadib anagaa dib u dhisayna ______________________________________________________

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD DHABE

Thursday, January 11, 2001 - 04:45 am
Waxaan dhihi lahaa ninka yiri hawiye ayaa duurka laga soo bixiyay oo wax la baray?????????
waraada daarood dabacade waxaan idn waydiiyay...
yuu ahaa CABDULAAHI CIISE ?
waa raiisalwasaarihii 10 kii sano ee xornimo gaarsiinta waana ninkii ugu horeeyay ee -
Unated nationska MAGACA SOOMAALI KU HADLA.
Yuu ahaa AADAN CABDULE CISMAAN (CADE)madaxwaynihii
8dii sano ee ugu horeeysay ee soomaaliya dowladnimada hanatay.
yuu ahaa janankii ugu horeeyay ee somaaliya?
ma taqaanid ee aan ku baro waa -
GENERAAL DAA'UUD CABDULE XERSI ALAHA u naxariistee
rashiid ayaad 8 sano kadib doorasho helay wuxuuna ahaa majeerteen waana disheen asagoo haya dhowr bilood siyaad afgambi ayuu ku qabsaday laakiin
meesha cilmi kuma hayn oo waa la soconaa in uu hoteeladii newyork ku xaaray....
shalay cali iyo caydiid maantana c/qaasim rules
saxiib daarood waa kan soomaaliya burburka u keenay? markaad tiri xamar ma dagana oo waa burburiseen kuuma taalo xamar is ours-
eeg gobalada kale ama magaalooyinka hawiye dago sida warsheekh cadale jaziira marka baladweyn buleburde jowhar dhusomareeb cadaado ceelbuur-
masagaway ceeldheer xarardheere oo ah meel ku dayasho mudan oo aan ku daaweeyn dhamaa somaalida indhaha beeshay waana meesha kaliya ee soomaaliya.
gaalkacyo koofurteeda kismaayo barave qoryooleey shalanbood balcad afgooye iwm .
marka daarood qaraar baa ku haya taariikhda baro waa wiil hawiye daarood markale dowlad madax kama noqotid dhul daaroodna hada sidaad la socotaan waxaan boosaaso ka qoraynaa ciidamo dowladeed -
anagaa dowladnimadii dhalinay 1960 anagaa duminay-
1991 kadib markaan aragnay inay duurjoogtu ilbaxday 10 sano kadib anagaa dib u dhisayna ______________________________________________________

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAMUS daarood !!!!!

Thursday, January 11, 2001 - 04:50 am
DAAROOD YUUSAN HADLIN RUGCADAAGII SOO ROGAALCELI SAXIIBKEEY DAAROOD DHABE WAA RUNTIIS DAAROOD WAA CAWAAN OO HAWIYUHU DABADOODA CAD AYAY DUMAR UMALEEYEEN OO DHABEEN SORRY .
INTA RAG MAJEERTEEN IYO HALABASH NAAGAA LEH..........HAWIYE 4 EVER

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.