Keyse | Monday, September 11, 2000 - 01:19 am Salaan kadib warar aan ka helay ilo xog-ogaal ah ayaa ii sheegay in Madaxweyne C/qaasim uu ku adkaystay inuu jagadaan u magacaabayo Xassaan Abshir Faarax,kadib ayaa waxaa kulan hoose yeeshay rag uu hogaaminaayo Cali Galayr iyo dhinaca kale Max,ed abshir kadib waxay raga dhulbahante soo bandhigteen inay maanta jagadaa xaq uleeyihiin loona daayo, kadib markii xaalku halkaa ka dhacay ayay odayaashii majeerteen isla garteen in loo daayo Xassana u tanaasulo madaama meesha wax laisku qabsado oo aan dhibaato ahayni olayn, sidaasna waxaa ku noqday Cali galayr. Hadaba akhristoow waa waxaan caqli gal ahayn in jagadii muhimka dowlada u ahayd ay halkaa gasho. Hadaba anigu waxaan arkaayay in jagada loo magacaabo shakhsi aad muhiim u ah cayaarina kara boosas badan,sida Xassan abshir oo ah nin fahmi kara beelaha koonfureed khaasatan kuwa dega muqdisho, ahna nin sumcad weyn ku haysta Puntland lagana soo dhawaynaayo ahaana ninkii furay puntland ama la dhihi karo wuxuu cayaaray door weyn. Hadaba Cali galayroow hadaad wixii halkaas gelisay lagaaga tanaasulye bal hala arko meeshaad wax dhigtid warkaan waxaan kasooxigaty qof ah (MP)hadii uu been noqdo dabadey ka banaanka |
Soomaali | Monday, September 11, 2000 - 04:04 am Waryaa hade, warkaa aad sheegeysid war meel ku'ool ah ma uu aha. Majeerteenna Cali Khalif u ogolaanmaayaan inuu Noqdo Ra'iisul waraare, sababtoo ah, Cali waa Prof waa nin maskax faraban leh oo majeerteen warkooda aan qaadaneynin, sida Max cabdi xaashi. Arey beenta jooji wiil mareexaan. Cali Khaliifna raga meesha joogey ninka ugu aqoonta badan ayuu ahaa, dhuluusna waa layaqaanaa taariikhda soomaaliyeed meesha ey kaga jiraan, dowladey taageeraanna waa layaqaanaa meeshey marto, sida sayidkii iyo kaligii taliyihii Maxamed Siyaad barre. Dhulbahante, faraha kaqaad wiil habar gidir ah ayaad tahay oo majeerteen shuqul iyo shaqal midna kuma aad lihid. Wiil soomaliyeed. |
SOOMAALI | Monday, September 11, 2000 - 04:21 am The latest news from close staff of Abdiqasim say, the President is leaning toward Hassan Abshir as his choice of Prime Minister because there is not enough votes for Ali Khalif Galeydh in the Parliament. So far, all the specially Habargadir and majority of Darood and Rahanweyn are supporting Hassan Abshir. Many people are coming to the reality that Ali Khalif can not deliver Puntland at all cost. There is great need to convince the Puntland administration to support the Somali government. With out that support, the recognition of the new government is in jeapordy because Somaliland opposes the government. The game now is wait and see. |
adam | Monday, September 11, 2000 - 04:25 am somali afkaaga caano lagu qabay well done. |
yaasmin | Monday, September 11, 2000 - 04:30 am Meqa somali baa mesha oradaya somali2 waxaa tahay nin jiran oo madax tinimo u oradaya majeerten madax tinimo jecelaa waa waxa kuwiina idin hogaaminaya beerka oga bedalay markay isku dhex waashen. |
caro | Monday, September 11, 2000 - 04:45 am WAXAAN LA YAABAY NINKAN DHABO YACADEE ISKA HANTAATACAYA ALI KHALIF WAA ADIGA YIRI ENOUGH VOTES MAHAYSAN XASAN ABSHIR WAA KII ISA SOO SHARAXAYE ISAGU WAX MEHELAY WA KII ISAGA CARARAY MARKUU ARKAY INAAN WAXBA U SOO SOCON. HASAN ABSHIR WAA GUUL WADOW SIYAAD PRO KHALIFNA WAA MUTACALIN XAGAAD ISKU BARBAR DHIGI WAXADNA OGATAA DAWLADAN INAY TAHAY KUMEEL GAAR HADII AY BA SHQAYSABA MARKAA JOOJI XUKUN JACAYLKA LAX YAHAY DARDARAN. |
RAAGE | Monday, September 11, 2000 - 06:01 am Haddii aad rabtaan inay dowladani hirgasho noqatana mid laga wada ayidsan yahay dhinac walba oo Soomaaliya waa inaan u dooranaa jagada ra'iisul wasaaraha Md Xasan Abshir Farah. Waa nin rag oo ah muwaadin Soomaaliyeed jecelna horumarka dadka Soomaaliyeed. Meel walba uu madax ka noqdana waan aragnay siday durbadiiba u istaagto. Bal arag sida shirka uu u guddoomiyay. Bal arag sida uu dhisay dowlada Puntland oo maanta inta yar uu ka soo maqnaa durbadiiba la dareemay in dhaawac gaaray. Hadaad Xamar ku noolaan jirtayna haddee waad ogtahay sida uu Xamar u kula hagaajiyay oo maanta oo dhan baa leh soo noqo Xasan Abshiro gacmo furan. Bal wadii umada Xamar ku nool sida gacmaha furan oo ay Xasan Abshir u soo dhaweeyeen oo guryo private ah ugu casumeen isagoo aan ka baqeen inay wax gaadhsiyaan. Sidaa darteed waa in Xasan Abshir loo doortaa jagada ra'iisul wasaaraha. |