site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BBC-da wexey daba dhilif u tahay qaldamiinta iyo darood!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before Sept. 16, 2000): BBC-da wexey daba dhilif u tahay qaldamiinta iyo darood!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigale

Monday, September 11, 2000 - 05:58 am
Whoever thinks that impartial must be living in cloud cuckoo land.

Hargeyso barwaaqo, Bosaaso barwaqo. La soco lIBRARYGA ugu weyn Africa waxey ku taalaa Dugsiga Sare Camud. Dadka keenay Idajaa IWM oo qabiil ka shekeynaayo qeyr kama soo socdo. Marka Director-ka cusub ee la wareegay BBC Somali Service waxaan ku taagersan nahay ololaha aw ku qaadey odoyaashan qabiiliistayaasha ku lac-lacey qurbaha in aw ka saaro BBS-da. Qabiiliisteyaasha ha loo tarxiilo barwaaqada ay ka sheegan Waqooyi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigale-2000

Monday, September 11, 2000 - 06:10 am
Camud, Cawke waxaw yiri waa Librariga ugu weyn Africa. Hadana runta haddii la sheego afar jaamac aa jaad ku cunto. THERE'S NO UNIVERSITY THERE. WHAT A SHAME. Beenta BEEn BEEN C-da iska ilooba.

Hargeyso waa boor. Jaamacow, Jaamac jeego dheere adiga iyo macaa buut-kaaga calwasaadka ka-kac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Inan waqooyi

Monday, September 11, 2000 - 07:08 am
Waxaan anigu la yaabnahay dadkan walawayntee majeertenka iyo habargirta isku dilaysa BBC hebel baa laga qaday iyo hebel baa exanay waryaadha hadaad koonfur ku heshin waydeen maku heshin waydeen BBC dhexdeeda walee waa aayo xumo.

BBC sidaad la wada socotaanba waxaa samynteeda iyo ka shaqaynteedaba gacan wayn ku lahaa nimanka reer somaliland ee engrisku gumaysan jiray shaqaalahan iyagaa u badanaa waxay ahayeen isaaqa ,dhulbahante iyo godobiirsay.maantan waxaa meshii isku soo guray reer walawaayn oo xitaa ku heshiin la,a markaa waxaan us hegi dadka reer waqooyiga waa in BBC sideedii hore lagu soo ceshaa oo walawaynta tlyaanigu u furaa mid ay isku baacbaacsadan intay noo dayaan taayadayada engriska.Anigu shaqsi ahaan reer walawayn afkooda ma fahmo waa qaar sida dumarka u hadla iyo qaar mesha ku dhex daacaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryaa

Monday, September 11, 2000 - 07:13 am
waraa siigaale isku xishoo nin-yahoo, biibiisida cid ey u daneyneyso waxaa ka jirta reer galbeedka oo kaliya aa ka jira iyagaa aas aastay iygayna u shaqeeysaa, darod iyo isaq labadaba waa walaalahaa hadii taad sheegsid ey run ahaan laheyd waxba nooma dhibi laheyn.

tusaale in eysan bbcda soomali udaneyneeyn waxaa kuu ah in ey ku dhameyso barnaamijkeeda ingiriis siduu usoo badbaadiyey dadkiisa lagu heysto west africa labaatan daqiiqo gudahood (iney runtahay taas ilaah, westafrica iyo ingriis dabadhilifkiisa ayaa og) iyo barnaamij ku saabsam dalalka saliida dhoofiya, labaadaas arimood oo soomaali waxba ka gelin.

dadka rabo in ey soomaaali isku diraan aan idin weeydiiyee (1) yaad u shaqeeysiin niman yahay, soomaali isku imaashaheeda maxay idiin dhimeysaa oo aan xasilooni ahayn. (2) somaliya dhibta soo gaartay wax ma idinka soo gaaray oo xanuunka ma dareenteen mise.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalidiid

Monday, September 11, 2000 - 10:54 am
Waryaa kufeedhow maqas ku feedhow. Waxaad soco taanba maantaa latimaadeen. Waqooyi jaamacado iyo mutacalimiin maleh. Cajaaaaaa ib. Waryaa yaa idiin hogaaminayay? ilaahay ugu xamdiya, hadii aan Gadabuursi, Dhulbahant, Isaq jirin waad amban lahaydee. Bewaxaad ii sheegtaan maraadiya muqdisha laga odhan jidhay, aray xaaw yiri, mise majidho, ninkii waligii haystay wasaarda hidaha iyo tacliinta sare waligii ma ahayn Majeerteen, Hawiyo-dameerleh. Labadii nin ee isu badal waxay ahaa yeen Isaaaaq iyo dhulbahanteeee. Kakaca meesha daba rogoto(majeerteeniya, iyo dibjiriinta Hawiyooba. Waryaa siigaaloow somaliga soo baro waxaa hala soo shir tegine.


YOu will always bee playing catch-up pussy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigale

Tuesday, September 12, 2000 - 05:47 am
Marka hore reer waqooyi waa in la idiin soo celiyo Gaani iyo Morgan. Ayaga aa sharaftiina yaqaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kamiloon

Tuesday, September 12, 2000 - 06:07 am
KU:inan reer waqooyi,

Adeer anagu hadaanu nahay Dhulbahante weyne, idooor kama anaanu wada sheqeyn jirin kobtaas been been siida loo yaqaano.

Maandhoow, ciyaarka iga cadaa idooor cabsahaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalidiid

Tuesday, September 12, 2000 - 06:16 am
waryaa siigaale, waxa layidhi habar walba ceesaankeed ceelka keentay. Intuu ilaahay badiyay meel waxaad isugu magac dartay "SIIGAALE"
halkii ugu qadhmuunayd xamar. Anigu waxaan ku dhashay kuna soo koray xamar, khaas ahaan Baar Jabuuti oo la odhan jidhan Baar Bismilaahi. Markaa intaad shalay kasoo degtay dameerkaagii dhuusada waynaa ayaad sheeganaysaa SIIGAALE, yaa ogaada alahayoow shalaad ka timi afgooye iyo meel aan loo joogin. khaas ahaan hadaan garanayo waxaad tahay ABGAAAAAAAAAAAAL" dibad yimi maanta
oo wareersan. waar ninkaagan shalay yimidoow ha soo ag istaagin raga tagay. Idinka la idinka soo gaadhay jaahilnimo eh. Bal aan ku xasuusiyo heesihiinii aad qaadi jirteen. MINAY FAATUURAA FIIQTIRAA NINKII FAADHAA MAA WAA FAAYEE, MINUU TAKHTAR WAA DAAWEEN YAQAAN DAMEERKEEGAY DALQA KU TAAL. waa nigaa heesihiinii qadhmuunaana idiin qaaday maanta. Markaa siigaaloow ha sheegan xamar dameeradiinii sheego.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA WAQOOYI

Tuesday, September 12, 2000 - 06:21 am
KAMILOON SACSAC BAAD U HADAL EG TAHAY EE MIYAANAY WAX KAA DHICIN INTAAD ISKA DAYSID KALA GURIDA REER WAQOOYIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, September 12, 2000 - 06:22 am
Kamiloon;

Nimankii habarjeclo ee ku eryanjiray yaanay ku maqline afka qabso oo aamu;

DHULBAHANTE DHAREERE woqooyi iyo koonfur midna wax uguma filid kii kolba hooyadaa guursada ayaa adeerkaa noqonaaya!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

futo idoor

Tuesday, September 12, 2000 - 08:00 am
t' anon

habrjeclo waxaan soo karbaashanab manta 12 nin baa xoog kaga haysanaa ee kawan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.